Sign in to follow this  
Som@li

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar “Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in Ra’isul Wasaaraha Turkiga ..

Recommended Posts

Som@li   

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar “Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in Ra’isul Wasaaraha Turkiga ku soo Dhaweeyo Garoonka Muqdisho”

Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Thursday, August 25, 2011 // u Jawaab

Qoraallo La Xiriira

 

Somali militants use many tactics to woo Americans

Somali-American professors angered over repeated searches

QM oo Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) ka dhigay Waxba kama Jiraan....

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah siyaasi inta badan wax laga weydiiyo arrimaha Soomaliya ayaa mar uu u waramayey idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa waxaa la weydiiyey dhowr su’aalood oo ku aadan xaaladdii ugu dambeeysey ee dalka Soomaaliya, isagoo mar ka waramayay Safarkii Ra’isul Wasaaraha Turkiga Racap Urdogan uu ku yimid Magaalada Muqisho si uu u soo eego xaalada dadka ay abaarta ku hayso Soomaaliya ayaa wuxuu yiri “Madaxweyne Sheekh Shariif xaq uma laheyn in Ra’isul Wasaaraha Turkiga uu ku soo dhaweeyo garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, waxaa xaq u lahaa Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas.

 

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar waxa uu sheegay in marka la fiiriyo nidaamka iyo Pratakoolka waxay ahayd in Ra’isul Wasaare uu soo dhaweeyo Ra’isul Wasaare, sidaasi darted waxay ahayd in Madaxweyne Sheekh Shariif uu xarunta Madaxtoonyada ku sugo lana kulmo marka ay soo gebagabowdo kormeerkiisa, basle wuxuu sheegay in middaan tahay aqoon daro haysata madaxda Dowladda Soomaaliya.

 

Cabdi Islaaciil Samatar wuxuu sheegay in booqashooyinkii ay ku yimaadeen Ra’isul Wasaaraha Turkiga iyo Madaxweynaha Jabuuti in ay khilaaf ka dhex abuurtay madaxda sare ee Dowladda isagoo sheegay in khilaafkaasi uu ka yimid qaabkii loo soo dhaweyn lahaa wufuudaas kala duwan ee timid Magaalada Muqdisho, kuwaas oo doonayey in ay eegaan xaaladda dadka ay saameysay abaarta.

Mar wax laga weydiiyey dhaca ay ciidmada Dowladda u gaystaan raashinka loogu talagalay dadka abaartu saameysay wuxuu yiri “Aad baan uga xumahay in dadka masaakiinta ah gargaarkii loogu talagalay in ay dhacaan ciidam huwan magac dowladeed, taasina waxaa ugu wacan sida ay dowladdu xil isaga saarin in ay ilaaliso gargaarka soo gaaraya dadka tabaaleysan”, Cabdi Ismaaciil wuxuu sheegay in arrintaan looga hortagi karo iyadoo la helo ciidamo nidaamsan.

 

Sidoo kale mar wax laga weydiiyey burburka soo gaaray Magaalada Muqdisho wuxuu yiri “arrintaas mar ay ahaataba ciddii ka dambeysay waa lala xisaabtami doonnaa, waxaana shacabka Muqdisho looga fadhiyaa in ay muujiyaan isku duubnaan si ay uga baxaan dhibaatooyinka dhinacyada badan leh ee kow iyo labaatan jirsaday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Does it really matter at this point??!!! Imagine the world hears this silly squabbling when millions r starving!

It seems things neva change....they have to realize their feet is under fire......it's the so called leaders,stuupid!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

The only thing I heard or read from Samatars is criticism. I don't really know why do they boardcasting BBC and not picking a phone call and share with the TFG group what they see a right thing. Samataradu wax walba waa ku mucaarad, wax kastana kaligood ayaa yaqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mar uu u waramayey idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan

i doubt it.. raadiyahaa waxaa leh Alshabab, Prof. kana waxayba u yaqaanaan Murtad, marka uma malaynayo in uu wareesigaasi jiro...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gaacuur;742871 wrote:
i doubt it.. raadiyahaa waxaa leh Alshabab, Prof. kana waxayba u yaqaanaan Murtad, marka uma malaynayo in uu wareesigaasi jiro...

lol@Abdi Samatar

 

He should probably read what the Transitional Charter says in regards to the responsibilities of the president before opening his mouth.

I refer him to Article 44 if he happens to be reading this. :D

 

RESPONSIBILITIES OF THE PRESIDENT

g. The President shall receive foreign Diplomatic or Consular representatives in the country;

 

http://www.unhcr.org/refworld/country,,,LEGISLATION,SOM,456d621e2,4795c2d22,0.html

 

Come to Mogadisho Abdi if you have what it takes to lead this country and actually accomplish half of what Sharifachieved thus far.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

That's what I said at a previous comment in Duke's thread.

 

 

Somalina, Please read the national charter. President Abdullah Gul is in the same power rank as President Sharif - the head of state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Somalina, PM Erdogan is neither diplomat nor consular representative for his government. Actually his government appoints both officials.

So you don't agree with the professor on President Shariif's dictatotial tendency to combine both the functions of the heads of state & government?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Nassir c'mon now! dictatorial? lol.

 

Read the Charter again and look up the responsibilities of the PM and compare them to the responsibilities of the President, then read Professor Abdi's comment, markaasna isku noqo adigana, kadibna aan ka hadalno waxaad go'aansatey. Ok!

 

Meeshan muran ma yaalo, warku wuu cad yahay sida Charter-ka Federaalka ku qoran.

Have a good one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Since, Arta, there has been very big confusion on the roles of the Somali leaders,and if this is not addressed, soon we will have Shariff Vs GAAS fight.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Gaas is a well educated fella, the other dude just doesn't have a clue. And you are right there isn't clear line between the two responsibilities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this