Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2011

Recommended Posts

Aaliyyah   

Che, oh ok then. As for not recognizing ppl it is been good 20 years. It is very much possible that many ppl have passed away and now their kids/their relatives own the houses or perhaps others sold their houses...dadka qaarna dhulkoodi meelay u racan ma yaqaniin especially if they misplaced or lost the ownerships documents..so yeah anything is possible.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;742879 wrote:
You are welcome awoowe DR.
:)

 

Burahadeer, what you wrote up there was just beautiful. Thank you.

 

Ducada badiya in wadankeena nabad iyo more nabad uu helo, dadkeenana caafimaad wanaagsan helaan.

thank you too abaayo for updating us.I just want people to remember wat happened in xamar is the unthinkable & people survived.Life should go on & must remind us it neva happen again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

burahadeer;742857 wrote:
The tenacity & resilience of Mogadishu surpassed those of Stalingrad in WW2.No city in modern history has endured so much destruction in continous fighting, upheaval for more than 20yrs; and there you see life goes on!!! testament to human spirit & the will to live.

Mogadishu will be remembered as a symbol of freedom, hope by somalis & mankind in general.I'm sure there will be a lot movies commemorating the defeat of the dark forces & a triumphant city & its heroes.

LONG LIVE MOGADISHU & SOMALI PEOPLE.

I agree with Aaliyah, this post is beautiful! I can't believe I missed it earlier!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The people of Mogadishu have been going to Xamar Weyne for many years for shopping even when the civil war was at its worst. Why is this even a news? These shops didn't open today because Alshabab left Mogadishu.

 

Did I miss something?

Share this post


Link to post
Share on other sites

These shops didn't open today because Alshabab left Mogadishu...

who said they opened because Alshabab left?!! just Xamar oo nabad noqotay for the first time since 2006 kuna soo beegantay Ciidul fidriga.. that's why all these Xamarian are happy!;).

 

... glad i'm one of them!;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Gaacuur;743247 wrote:
who said they opened because Alshabab left?!! just Xamar oo nabad noqotay for the first time since 2006 kuna soo beegantay Ciidul fidriga.. that's why all these Xamarian are happy!
;)
.

 

... glad i'm one of them!
;)

We are not all xamarian,but happy for its people and somalis in general.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

EDIT: looks like I mixed the names of two users in my post earlier! Oops! It's hard to keep track of all these posts/posters.

Gaacuur;743247 wrote:
that's why all these Xamarian are happy!
;)
.

I'm not from Xamar as well; I'm from the region that's now known as Somaliland. But I'm VERY happy about this situation!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka oo maanta si weyn looga ciiday

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadka ay Salaada ku oogeen meelo kala duwan sida Masaajidada iyo goobo fagaare ah.

 

Sida caadada u aheyd sanadihii dambe dadka reer Muqdisho ayaa saaka Salaada Ciida ku dukaday Masaajidada, ma jirin goobo fagaare la isugu yimid ama barxad weyn oo lagu dukaday, hase ahaatee Masaajid Isbaheysiga Islaamka oo berri samaadkii caan ku ahaa dukashada Salaada Ciida, dadkana ay isugu imaan jireen ayaa boqolaal qof ay maanta ku dukadeen.

 

Aniga oo aan ka mid ahaa dadkii saaka halkaas Salaada Ciida ku dukaday ayaa Masaajidka Isbaheysiga waxaa ka muuqday bilicsami iyo dayactir lagu sameeyay qeybihii uu ka koobnaa, inkastoo horay Sacuudiga ay u dhistay, hadana qeybaha dambe ayaa ahaa mid waxooga bur bur ka muuqday.

 

Masaajida ayaa mar qura waxaa isugu yimid dadweyne fara badan oo Muslimiin ah, oo isugu jiray Mas'uuliyiin, dad shacab ah iyo Muslimiin ka mid kuwa dalalka Carabta ee ka mid ahaa Wafuudii maalmahan ku soo qul qulayay Caasimada ee u soo gurmanayay dadka soomaaliyed ee abaaraha ku dhifteen.

 

Durbadiiba waxay indhaheyga qabanayeen Muslimiin u dhashay dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Qadar Turkiga iyo Malaysian Salaada Ciida ku dukanayay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka.

 

Mid ka mid ah Wafuuda Malaysian-ka ahaa oo ahaa Sheyk ayaa Takbiirta ka qaadayay, iyadoo xubnaha Malaysian-ka ay maanta ahaayeen kuwo ka badnaa muslimiintii ka socotay dalalka kale, waxay isugu jiraan Ragg iyo haween, qaarkood ayaa ahaa suxufiyiin.

 

Intaas kadib ayaa markii Takbiirta ay dhamaatay waxaa loo kacay salaadii Ciida, waxaana boqolaalka qof ee Masaajidada isugu yimid oo ragg iyo haween ka mid ahaa ay dukadeen Salaadii Ciid oo uu ka bixiyay mid ka mid ah Qadiibyada Masaajidka.

 

Salaada kadib ayaa sida caadada aheyd Khudbadii Ciida ayaa waxaa jeediyay Qadiibka masaajidka, isagoo si weyn ugu dheeraaday maalintan qiimaha ay leedahay oo ah maalin ku weyn Islaamka oo ah Ciidul Fidriga.

 

Banaanka hore ee Masaajidka ayaa waxaa dhoobnaa dad dan yar ah oo u badnaa haween caruur agooman ah sitay, kuwaasoo dadka soo dukaday Salaada ay ku sadaqeysanayeen lacago.

 

Marka loo eego jawiga ciida ayaa ahaa mid aad u xamaasad badnaa, dadka ayaa isugu hambalyeynayay munaasabada Ciida, caruur yar yar ayaa ku ciyaarayay Bastooladaha kale iyo alaabaha kale.

 

Wadooyinka magaalada ayaa ahaa mid furnaa, is bedelka maanta magaalada ay dareemeyso ayaa ah iyadoo labo sano kadib dadka ay isugu kala gooshayaan Koofurta iyo Waqooyiga Muqdisho.

 

Dad fara badan oo ku laabtay deegaanada Waqooyiga Muqdisho ayaa qeyb ka ahaa Ciida, halka kuwa kalena ay u ciid tagayeen oo ay soo eegayeen xaafadahooda ay martiyeen dagaalada ka dhacayay mudada labada sano magaalada Muqdisho.

 

Shacabka reer Muqdisho ayaa si weyn u hadal haya is bedelka ka jira Muqdisho iyo in Ciidan ay aad uga duwan tahay ciidihii kale.

 

Dhinaca kale Gobolada ay maamulaan Al-Shabaab ayaa si weyn looga ciiday, gaar ahaan Magaalooyinka Jowhar, Kismaayo, Baydhabo, Beledweyn, Marka, Afgooye, Buurhakaba, Xudur, Bu'aale iyo deegaano kale oo dadka ay fagaare ku dukadeen markii xalay loo sheegay inay isugu yimaadaan.

 

By C/casiis Golf

Chief Editor

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this