Sign in to follow this  
NASSIR

Somalia: Puntland court sentences Somaliland officials to 10 years

Recommended Posts

NASSIR   

Som@li;742902 wrote:
Nassir, Don't be surprised if you hear these guys holding posts in PL,
:D

:D:D

 

 

 

Zack, Six months would have been a reasonable sentence with parole. 10 years reduced to 2 months probably :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

^^Lol, JB, haday attention yar iyo hadal dadka amaan ku siinayaan dee iskala hadla, maxay intaasi idin yeelaysaa idinka? Siilaanyo every two weeks intuu waco good morning Puntland ha yidhaahdo si aysan cid dambeba u xidhin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This shows SL is a clan enclave, not even a protest from SL officials and even secessionst in SOL are not protesting. These officials are not true SL officials. :). Still I do believe they will be released and the 10 year sentenace is just ridiculus. I am calling on PL authorities to release these officials immediately with a warning not to cross the borders again. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peace Action;743201 wrote:
This shows SL is a clan enclave, not even a protest from SL officials and even secessionst in SOL are not protesting. These officials are not true SL officials.
:)
. Still I do believe they will be released and the 10 year sentenace is just ridiculus. I am calling on PL authorities to release these officials immediately with a warning not to cross the borders again.
:)

 

 

Dawladda Somaliland oo Shir Xaasaasi ah Maanta ka Yeelanaysa Mowqifkeeda la Xidhiidha Go’aankii Puntland ku Xukuntay Masuuliyiinta Gobolka Sool

Last Modified: Sun 28th Aug,2011

Aamusnaanta xukuumadda muddada dheer qaadatay iyo shacbiga oo ka dhursugaya tallaabada laga qaadi doono farogelinta Puntland

 

Hargeysa (Jam)- Dawladda Somaliland ayaa la filayaa inay Axadda maanta shir xaasaasi ah ka yeelato mowqifka ay qaadan doonaan tallaabo Arbacadii toddobaadkan ee taariikhdu ahayd 24 August 2011 uu Maamul-goboleedka Puntland xukunno culus oo xadhig ah ugu riday masuulyiin ka tirsan maamulka Gobolka Sool ee Somaliland oo ku xidhan xabsi ku yaal magaalada Garoowe.

 

 

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa Jamhuuriya u xaqiijiyey shalay in dawladdiisu maanta shir ka yeelan doonto aragtidooda ku wajahan xukunnada kala duwan ee maamulka Puntland ku riday masuuliyiin iyo askar reer Somaliland ah oo 10kii bishan August 2011 laga qafaashay degaanka Taleex ee Gobolka Sool, kadibna loo dhaadhiciyey dhinaca magaalada Garoowe ee xarunta Maamul-goboleedka Puntland, halkaas oo ilaa hadda ku xidhan yihiin.

 

 

Md. Axmed Cabdi Xaabsade oo Jamhuuriya khadka telefoonka kula xidhiidhay si wax looga weydiiyo sababta xukuumaddu afka uga xidhatay qafaalashada madaxda iyo askarta reer Somaliland ee lagu haysto Garoowe, waxa uu sheegay inay arrintaas shir ka yeelan doonaan, “Berrito (maanta) ayaannu ka shiraynaa waxaannu ka yeelayno [masuuliyiinta reer Somaliland ee Puntland xukuntay],” ayuu si kooban u yidhi Md. Xaabsade.

 

 

Hase ahaatee, Wasiirka Warfaafinta, ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ma uu caddayn, wax faahfaahin ah oo intaa dheerna kamuu bixin nooca shirkaas iyo sababaha ay muddada dheer xukuumaddu ugu aamusnayd arrintaas, balse sida ilo-wareedyo kale tibaaxeen shirkan la filayo inuu maanta qabsoomo ayaa noqonaya mid aad uga dib dhacay xilligii loo baahnaa, maadaama masuuliyiin iyo askar reer Somaliland sifo sharci-darro ah ugu xidhan yihiin xabsi ku yaal magaalada Garoowe.

 

 

Maxkamadda Derajada 1-aad ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa Arbacadii xadhig toban sannadood ah ku xukuntay afar nin oo ka mid ah madaxda Gobolka Sool ee qafaalashada loo haysto, halka afar askari oo weftigaas la socdayna midkiiba lagu xukuumay shan sanno, arrintaasi u muuqata mid wejigabax ku ah xukuumadda Somaliland, iyada oo dadweynuhuna ilaa hadda ka dhursugayaan tallaabada dawladdu ka qaadi doonto farogalinta qaawan ee maamulka Puntland ku soo qaaday ciidda Somaliland, isla markaana ku qafaashay madax ka tirsan maamulka dawladda, halka masuuliyiin kale oo oo ka tirsan Gobolka Sool-naa lagu laayey hawlgalka lagu qafaashay masuuliyiinta hadda la xukumay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this