Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Carafaat   

Xaaji Xunjuf;769287 wrote:
Where is xaglatooisye and Cali sabaray ,, i see garaad abdilahi garaad soofe the garaad from Buhoodle but where are the ssc leadership.

Xaglatoosiye found out about the secret plans of the G6. Many of his SSC crew from Buuhodle joined Somaliland and others are supporting the G6 in their plan to start a political platform and negoitiate with Somaliland. Xaglotoosiye seems to be out of options. He can go now to Somaliland and claim his chair or later with G6 and risk to become a back bencher.

 

Khaatuma is so exciting. Someone should make a documentary or a thriller Movie out of it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xildhibaan sheegay in xukumada Siilaanyo mushahar siiso askarta ilaalinaysa shirka Taleex ka socda

 

 

Written by Qaran news **

Jan 04, 2012 at 10:57 AM

Hargysa,(Qaran news)-Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland*Cabdiqaadiro Indho-indho ayaa sheegay*in magaalada Taleex oo ay joogaan 400 oo Askari oo*xukumada Siilaanyo bil walba mushahar siiso uu haddana ka socdo shir lagu buburinaayo laguna mijaxaabinaayo qaranimada iyo wadajirka bulshoweynta reer Somlailand.

*

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho wuxuu sheegay in magaaladaTaleex*xukumada Siilaanyo mushahar iyo gunnoba ku siiso 400 oo askari oo ka tirsan ciidanka qaranka,wuxuu intaas ku daray in ciidanka ilaalinaya madasha shirka Taleex ka socdo ee difaacaya kooxdaas minjaxaabinaysa qaranimada Somaliland inay ka tirsan yihiin ciidanka qaranka Somaliland ee hore loo qarameeyay.

*

Xildhibaan Indho-indho wuxuu ka dalbaday xukumada Somaliland inay cadayso sababtay ciidan qaran oo ay mushahar iyo gunno siisaa u ilaalinaayo,una difaacaayo shirkan ay wadaan kooxo Somaliland ka soo horjeeda oo qarandumisa oo ay hogaaminayaan Dagaale oogayaal.

*

Xildhibaan Indho -indho wuxuu ku eedayay xukumada Siilaanyo in mudadii ay talada dalka haysey masuuliyiintii lagu laayey magaalada Laascaanood oo tiradoodu sodomeeyo kor u dhaafayso aanay ilaa hadda jirin cid loo qabtay ama loo hayo dilalkooda iyo cid qadiyadaas maxakamad lagu saaray toona!.

*

Qaran news

*

Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where do we stand 10 years later. What has changed where is khatumo who runs it  the airport party makers where are they.  Ali khalif signed a peace powers haring deal with late Somaliland president Siilaanyo. He died last year. Garaad jamac garaad ismail joined Somaliland. Karaash former president of khatumo joined puntland. Somaliland has moved into tukaraq area. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
54 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

Where do we stand 10 years later. What has changed where is khatumo who runs it  the airport party makers where are they.  Ali khalif signed a peace powers haring deal with late Somaliland president Siilaanyo. He died last year. Garaad jamac garaad ismail joined Somaliland. Karaash former president of khatumo joined puntland. Somaliland has moved into tukaraq area. 

I think you meant to say late professor Galaydh Alle ha u naxariisto not Siilaanyo. The former president is still alive alxamdu Lillah. 

Reer khaatumo are now an integral part of Somaliland and its progress. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.