Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Somalia;758168 wrote:
Khalif Galaydh the
Honorary Post-USC Member/Crook hybrid
is the face of your movement?
:D
, new names, same old ideas.

Cali Khalif iyo SSC waxaba kama galin. They're not your people, they don't want anything to do with you. I suggest you mind your own business.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Knight of Wisdom;758171 wrote:
Cali Khalif iyo SSC waxaba kama galin. They're not your people, they don't want anything to do with you. I suggest you mind your own business.

Well said

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;758176 wrote:
It is my business.. Is he gonna give back the millions he stole from the Somali Sugar project in the 1980s?

The sugar Project wasn't yours neither was it owned by your father. The Somali people you care so much about, is the same Somali people that was slaughtered by your hero Abdullahi Yusuf, using Ethiopian mercenaries since the 1970s, 1980s, and recently in 2006-2008.

 

This isn't a Hypocrite Zone. Again, mind your own business.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;758183 wrote:
Blame it on A-A-A-A-A-A-Abdullahi Yusuf.
It was the money of the Somali people
.

 

Your THIEF of a leader stole it.

Again, mind your own business. I know it sucks that your hero Abdullahi Yusuf will leave behind a nasty legacy. He slaughtered Somalis using Ethiopia.

 

SSC aren't your people, they don't want you or your people. It's time you went home and leave this to those that it matters to.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

There is no such thing as SSC State, it doesn't exist, power hungry people excluded from deals, finding whatever possible way they can to make money of the back of the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Somalia;758176 wrote:
It is my business.. Is he gonna give back the millions he stole from the Somali Sugar project in the 1980s?

Since you are only 19,how do you know what happened in the 1980s??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;758201 wrote:
There is no
such thing as SSC State, it doesn't exist
, power hungry people excluded from deals, finding whatever possible way they can to make money of the back of the people.

Xaaji Xunjuf (=Somalia),

Why do you worry so much about SSC ??????? If there is no such thing as SSC State, it doesn't exist, as you claim. You don't believe your own lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abdul;758204 wrote:
Since you are only 19,how do you know what happened in the 1980s??

Can you elaborate on that?

 

'Liibaan';758211 wrote:

Xaaji Xunjuf (=Somalia),

Why do you worry so much about SSC ??????? If there is no such thing as SSC State, it doesn't exist, as you claim. You don't believe your own lies.

It's a fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Guys back to the topic. Its about the Khaatuma Conference.

 

Ina Cali Shire oo Garoowe Kaga Faanay Inuu Kala Tuurey Shirkii Taleex ee *********** u Balansanaaa

 

Ilaahey bay mahad oo dhami u sugnaatey nabadgelyo iyo naxariisina nabigeenii SCW korkiisa ha ahaato.

Intaa ka dib akhbaaraha kasoo baxaya Xarunta maamul beeleedka Puntland ee Faroole horboodo ayaa sheegaya xaley kulan inuu ku qabtey ninka Faroole gacan yaraha u ah (Cabdisamed Cali Shire). Kulankan ayaa waxaa lagu casumey rag ka mida dadka u adeega maamulka SSDF-ta ayna siyaasad hoosaad wadaagaan Gacanyare Cabdi samed Cali shire, shirkan oo xalay ilaa goordambe ay wada fadhiyeen ayaa saaka waxaa laga soo xigtey qaar ka mida ragii ka qeybgaley kulankaa inuu ahaa xaflad hoosaad loogu dabaaldegeyey wax ay ku sheegeen guusha laga soo hooyey magaalada taleex oo laga horistaagey sida uu cabdi samed sheegey ”dad cadaw ku ah maamulkeena Puntland oo doonayey in ay shir u qabtaan beesha ***********, isla markaana doonayey iney beesha ula galaan maamulka somaliland” sida uu ku andacoodey.

Dadbadan oo indha-indheeya siyaasada deegaanada SSC ayaa waxey qabaan iney u qalmaan iney maanta u dabaal degaan guusha ay sheeganayaan oo u muuqata mid dhaba ooyku kala tuureen shirkii waxgaradka iyo shacabka *********** ee xalaasha ihi kasoo shaqeeynayeen mudada sanada iyo badhka ku dhow.

dadkan dabaaldegaya oo ka soo jeeda gobolada SSC una adeega maamul beeleedka Puntland ayaa isugu jira Garaado sanado badan Garoowe fadhiyey iyo niman budhley ah oo labada beelood ee hareeha marba tii iska ceydhisa maahee ta kala u gala sida ay beelahaasu doonaana ugu adeega.

Shirkan ayey iska cadeeyd in guruubka garoowe SSDF-tu fashiliyeen markey qaar ka mida garaadadii garoowe loo soo direy madashii shirka wadatashiga ah beeshu ku qabsan laheyd ee taleex isla markaana ay ku habsadeen meeshaana ka bilaabeen anagaa shirka wadana waxaanan ka raali ahayna (Puntlandimo aheyn) kama soconayaan magaalada taleex, ee wixii *********** ah ee xalaala (Puntland) ah shirkan haka soo qeybgalaan wixii kalana uma baahnin. Dadkaasu wax la hadla oo yidhaaha war beesha ka fadhiista oo gardarada iyo duleyntaad ku wadaan ka joojiya ma helin. sidaa waxaa ku odhankarey uun dadka la jifida hoose ah ee ay xigaalka yihiin, mana ay sameyn sida muuqata ooy wey ka gaabiyeen sidey rabtaba haku dhacdee.

Rasuulkunu SCW- wuxuu xadiis ku yidhi ” Ugargaar walaalkaa hadii laga gardaranyahay iyo haduu gardaranyahayba” markaasey qaar saxaabadii ka mida yidhaaheen rasuul alloow garanay hadii laga gardaranyahaye ma hiilinaa xitaa haduu gardaranyahay. Markaasuu rasuulku SCW ugu jawaabey HAA ”haduu gardaranyahay gacmaha qabta oo ka qabta dadkuu garadarada kula kacayo”

Laakiin arintu wax kaqabasho maleh hadey tahay sidaan tuhmayo oo ah inaan odayadaa macawisaha leh cidina *********** aysan ka qaban karin ooy la mid yihiin raga magaca dhulbahnte duleeya eey ka midka yihiin Ina Xaabsade, Fu’aad aadancade, Cali Sandule (adeegayaasha SNM) iyo Ina Cali shire iyo inta uu horjoogaha ugu yahay u adeegida SSDF-ta.

nimankaa aan soo magacaabey waaba niman budhalaya oo shacabiyadba aan heysane waxaa u daran nimanka magacyada Garaadada reerka xambaarsan ee garoowe inta la fadhiistey dadntii reerka SSC oo dhan raba iney u adoomiyaan danaha beesha deriska nala ah ee SSDF, dadbadana weli difaacayaan iyagoo ismoogeysiinaya sida dadkeenii loogu qixiyey ilaa xagardheer, intii hadheyna macaluusha, biyo la’aanta, iskuul iyo dhakhtarla’aanta ku heyso dhulkeenii.

Maantana waxaa cadaatey markale in dadkaas yar ee diidanaa danta guud ee *********** ee eeganayey mushahrka faroole ee 200 dolara ay ku guuleeystaan in ay hor istaagaan in shacabkii *********** ka shiro danihiisan murgey siduu u furdaansan lahaa.

Horena waxaa loo ogaa sidii ay ula dagaalameen isagana kaashadeen guruubkaa yare garoowe fadhiga u yahay (Garaadada garoowe iyo waxa taagteera), maamulka Faoole iyo Maamulka SNM- isaga kaashadeen bur-burintii maamulka SSC iyo sidii uusan maraba cagaha u dhigan uusana dhulkiisa u xoreysan.

 

Alaa mahadleh

 

Mansuur Cali

mansuurcali@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

A person has to have lost a few brain cells to quote such an article, at least do it with style, one that doesn't scream of bull.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Adigu dhinacee u ridaysaa? Marka xigana waa kusalaamay

Degel, sorry for the late reply just saw your comment. Anigu waxaan ahay gabadh laascaanod u dhalatay..taasi wa mid marka hadaan arimahan ka hadlayo waxa dadkayga u wacan uun ayaan tageersanahay..dadkaygana somalinimo iyo midnimo wax uga wacan ma jirto iyo inay maamul gaara sameestaan oo arimahooda dabartaan...ninki goáyana ha go' oo sadexdiisa magalood ha deeqdo. yaan la is dulmin.

 

salaantana waan ka qaaday..

 

Annagu Hergaysa dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud baa naga dhexeeya

 

Annagu Garoowe dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud ba naga dhexeeya

knight, in all your posts..si bad u yara fududahay lol..laakin tan waan kugu raacay mashallah. Garoowe iyo hargaisa wa somali wanaag uun baan la rabnaa laakin arimaheena anaga uun baa u maqan wa saas.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha Degmada Taleex Oo Ka Hadlay Dib-u-dhaca shirka KHaatumo 2 iyo Arrimo Kale

 

November 14th, 2011 Comments Off

 

Taleex (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha degmada Taleex Md. Saleebaan Axmed Xaaji Diiriye, ayaa ka xog waramay sababaha keenay dib u dhaca ku yimi shirkii khaatumo 2, oo lagu waday in uu beelaha sool iyo buhoodle uga furmo degmada Taleex horaantii bishan.

 

Guddoomiye Saleebaan Axmed Xaaji Diiriye oo maanta u waramayay shabakada wararka ee Somaliland, waxa kale oo uu ka waramay guud ahaan xaalada nabadgelyada degmada iyo masuuliyiintii Somaliland ee gobolka Sool ee ay afduubka ku qafaasheen maamul goboleedka Puntland, kuwaasi oo weli xidhan magaalada Garoowe waxaanu yidhi “Xaalada degmada Talleex, nabadgelyo ahaan aad ayay u fiican tahay, marka laga reebo dhacdooyinkii hore ee maamul goboleedka Puntland ku afduubteen masuuliyiinta gobolka Sool, ilaa haddana aanu cid ka soo daynin.Xaaladu aad ayay u wacan tahay roobab badanina way ka da’een deegaanka.” Ayuu yidhi.

 

Guddoomiyaha degmada Talleex Saleebaan Axmed Xaaji Diiriye, waxaanu intaa raaciyay “Dhinaca kale degmada Taleex waxaa ka socda shirkii Khaatumo 2, shirkaas oo uu aad uga soo hor jeestay aadna uu ula dagaalamayo maamulka Puntland, iyada oo u aragta in shirkaas aanay wax dan ahi ugu jirin Puntland, hadana waxaa halkaasi ku sii qulqulaya ergooyinka iyo wargaradka beelaha sool iyo buhoodle ee ka qayb galaya shirka, waxaana hadda ku dhamaaday guddiyada maxammuud garaad oo beeshee igu dambaysay ay xalay ku hoyatay oo ahayd beeshii Jaamac Siyaad galbeed.”

 

Guddoomiyaha degmada Taleex waxa kale oo uu intaa raaciyay “Iyada oo shirkii weynaa ee khaatumo 2 uu dib uga dhacay xiligiisii, lana filayo in uu furmo bisha 12aad ee sannadkan, waxaan ku tlo bixin lahaa wefti culus loo diro shirkaas, weftigaas oo ka kooban siyaasiyiin iyo wax garad aaminsan siyaasada Somaliland, si door fiican loogu yeesho, loogana faa’iidaysto fursadaha inooga baanaan shirkaas.”

 

Saleebaan Axmed Xaaji Diiriye oo aanu way diinay bal in uu faahfaahin ka bixiyo ujeedada shirkan iyo baahada keentay in wakhtigan la qabto, waxa uu ku jawaabay “Iyada oo 20-kan sannadood ee ugu dambeeyay ay beesha sool iyo buhoodle khilaafyo awgeed ay sababtay in ay qaybsamaan oo qolo tidhaahdo waxaanu nahay Puntland qolona tidhaahdo waxaanu nahay Somaliland , muranadaas badan oo oo beesha ku keenay dib u dhac ballaadhan oo ay kaga hadhay ummadihii kale ee deriska la ahaa, taas markii la arkay ayaa la isla qaatay in aan wax dan ahi ku jirin. Muhiimada ugu waynina markii caqliyan loo fekeray waxa ay noqotay in wada hadal la sameeyo oo ciddii dani ku jirto iyo nidaam ahaan la wax la iska waydiiyo, waxyaabo badan oo hadda in aan ka hor dhaco aanay ahaynina way jiraan.”

 

“ujeedada ugu wayni waxa weeye in dadku aayahooda ka tashadaan, natiijada ugu weyn ee ka soo baxaysaana waxa weeye sidii maamulka Somaliland wadaag loola samayn lahaa waxna loola qabsan lahaa, wixii tabasho ah ee jirana laga wada hadlo. Aniga oo filaya in ay sababtayba aaraahdii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee ahayd beesha sool iyo buhoodle waxa ay tabanayso waxaan u hayaa gogol nabadeed,”ayuu Yidhi Guddoomiyaha Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.