Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Degel   

Xaaji Xunjuf;754501 wrote:
Do you guys know Maxammad Khaawi opposed the union of Somaliland and Somalia in 1960 he is said you guys are all making the biggest Mistake of your life.

That is bs; since when did he have say in that union? The guy is an old fart who has historically known to be a Soomaalidiid hog-wash supporter.

 

In this incident, where he blew the cover of the Soomaalidiid-in-disguise (aka Khaatumo-La'aan group), he just told us that they are old farts like him.

 

Too good for Mr Degel's case, and too bad for Xaaji Xanjuf's case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

13 pages about the khaatumo 2 lol..dadyahow reer SSC yaga og waxay qabsanayaan ee ma amaan la siiyo wa suaale..mise qofkasta faidadiisa ba u muuqata oo walaalkiis wanaag lama rabo!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Degel   

Aaliyyah;754618 wrote:
13 pages about the khaatumo 2 lol..dadyahow reer SSC yaga og waxay qabsanayaan ee ma amaan la siiyo wa suaale..mise qofkasta faidadiisa ba u muuqata oo walaalkiis wanaag lama rabo!

 

salaam

Adigu dhinacee u ridaysaa? Marka xigana waa kusalaamay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ina Cali Shire oo Garoowe Kaga Faanay Inuu Kala Tuurey Shirkii Taleex ee *********** u Balansanaaa

 

Ilaahey bay mahad oo dhami u sugnaatey nabadgelyo iyo naxariisina nabigeenii SCW korkiisa ha ahaato.

Intaa ka dib akhbaaraha kasoo baxaya Xarunta maamul beeleedka Puntland ee Faroole horboodo ayaa sheegaya xaley kulan inuu ku qabtey ninka Faroole gacan yaraha u ah (Cabdisamed Cali Shire). Kulankan ayaa waxaa lagu casumey rag ka mida dadka u adeega maamulka SSDF-ta ayna siyaasad hoosaad wadaagaan Gacanyare Cabdi samed Cali shire, shirkan oo xalay ilaa goordambe ay wada fadhiyeen ayaa saaka waxaa laga soo xigtey qaar ka mida ragii ka qeybgaley kulankaa inuu ahaa xaflad hoosaad loogu dabaaldegeyey wax ay ku sheegeen guusha laga soo hooyey magaalada taleex oo laga horistaagey sida uu cabdi samed sheegey ”dad cadaw ku ah maamulkeena Puntland oo doonayey in ay shir u qabtaan beesha ***********, isla markaana doonayey iney beesha ula galaan maamulka somaliland” sida uu ku andacoodey.

 

Dadbadan oo indha-indheeya siyaasada deegaanada SSC ayaa waxey qabaan iney u qalmaan iney maanta u dabaal degaan guusha ay sheeganayaan oo u muuqata mid dhaba ooyku kala tuureen shirkii waxgaradka iyo shacabka *********** ee xalaasha ihi kasoo shaqeeynayeen mudada sanada iyo badhka ku dhow. dadkan dabaaldegaya oo ka soo jeeda gobolada SSC una adeega maamul beeleedka Puntland ayaa isugu jira Garaado sanado badan Garoowe fadhiyey iyo niman budhley ah oo labada beelood ee hareeha marba tii iska ceydhisa maahee ta kala u gala sida ay beelahaasu doonaana ugu adeega.

 

Shirkan ayey iska cadeeyd in guruubka garoowe SSDF-tu fashiliyeen markey qaar ka mida garaadadii garoowe loo soo direy madashii shirka wadatashiga ah beeshu ku qabsan laheyd ee taleex isla markaana ay ku habsadeen meeshaana ka bilaabeen anagaa shirka wadana waxaanan ka raali ahayna (Puntlandimo aheyn) kama soconayaan magaalada taleex, ee wixii *********** ah ee xalaala (Puntland) ah shirkan haka soo qeybgalaan wixii kalana uma baahnin. Dadkaasu wax la hadla oo yidhaaha war beesha ka fadhiista oo gardarada iyo duleyntaad ku wadaan ka joojiya ma helin. sidaa waxaa ku odhankarey uun dadka la jifida hoose ah ee ay xigaalka yihiin, mana ay sameyn sida muuqata ooy wey ka gaabiyeen sidey rabtaba haku dhacdee.

 

Rasuulkunu SCW- wuxuu xadiis ku yidhi ” Ugargaar walaalkaa hadii laga gardaranyahay iyo haduu gardaranyahayba” markaasey qaar saxaabadii ka mida yidhaaheen rasuul alloow garanay hadii laga gardaranyahaye ma hiilinaa xitaa haduu gardaranyahay. Markaasuu rasuulku SCW ugu jawaabey HAA ”haduu gardaranyahay gacmaha qabta oo ka qabta dadkuu garadarada kula kacayo”

Laakiin arintu wax kaqabasho maleh hadey tahay sidaan tuhmayo oo ah inaan odayadaa macawisaha leh cidina *********** aysan ka qaban karin ooy la mid yihiin raga magaca dhulbahnte duleeya eey ka midka yihiin Ina Xaabsade, Fu’aad aadancade, Cali Sandule (adeegayaasha SNM) iyo Ina Cali shire iyo inta uu horjoogaha ugu yahay u adeegida SSDF-ta.

nimankaa aan soo magacaabey waaba niman budhalaya oo shacabiyadba aan heysane waxaa u daran nimanka magacyada Garaadada reerka xambaarsan ee garoowe inta la fadhiistey dadntii reerka SSC oo dhan raba iney u adoomiyaan danaha beesha deriska nala ah ee SSDF, dadbadana weli difaacayaan iyagoo ismoogeysiinaya sida dadkeenii loogu qixiyey ilaa xagardheer, intii hadheyna macaluusha, biyo la’aanta, iskuul iyo dhakhtarla’aanta ku heyso dhulkeenii.

 

Maantana waxaa cadaatey markale in dadkaas yar ee diidanaa danta guud ee *********** ee eeganayey mushahrka faroole ee 200 dolara ay ku guuleeystaan in ay hor istaagaan in shacabkii *********** ka shiro danihiisan murgey siduu u furdaansan lahaa.

Horena waxaa loo ogaa sidii ay ula dagaalameen isagana kaashadeen guruubkaa yare garoowe fadhiga u yahay (Garaadada garoowe iyo waxa taagteera), maamulka Faoole iyo Maamulka SNM- isaga kaashadeen bur-burintii maamulka SSC iyo sidii uusan maraba cagaha u dhigan uusana dhulkiisa u xoreysan.

 

Alaa mahadleh

 

Mansuur Cali

mansuurcali@gmail.com

London

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;754618 wrote:
13 pages about the khaatumo 2 lol..dadyahow reer SSC yaga og waxay qabsanayaan ee ma amaan la siiyo wa suaale..mise qofkasta faidadiisa ba u muuqata oo walaalkiis wanaag lama rabo!

 

salaam

Lol 13 or 14 pages about Shirka Khaatumo-2 iyo SSC. Some people are suffering from Insomnia, due to SSC. lol

 

Annagu Hergaysa dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud baa naga dhexeeya

 

Annagu Garoowe dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud ba naga dhexeeya

 

SSC STATE OF SOMALIA 4 LIFE !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol YUP, thanks to Xarshin-boy aka Xaji_Xunjuf it hit 14 pages. Some people are suffering from Insomnia, due to SSC. lol

Annagu Hergaysa dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud baa naga dhexeeya

 

Annagu Garoowe dooni mayno, xumaana ugeysan mayno

Xeerkii laba Mamuuloodiyo xuduud ba naga dhexeeya

 

SSC STATE OF SOMALIA 4 LIFE !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Possibly might extended little longer than planned but the plans and preparations are in a full gear.. Skirmishes here are there may result bombs on the road like the one in Cerigabo now, but such these will not detour the destiny of Khatumo and its people insha'alah..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;756696 wrote:
Possibly might extended little longer than planned but the plans and preparations are in a full gear.. Skirmishes here are there may result bombs on the road like the one in Cerigabo now, but such these will not detour the destiny of Khatumo and its people insha'alah..

Khadar, I wonder why such members like Xarshin-Dulcad-Boy and his SNM crew are so focused in Shirka Khaatumo-2?

 

Those skrimishes will be resolved. Ceerigaabo (SSC section) will be reestablished with an administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

KoW, why are you so suprised that some people are interested in Khaatuma conference? Arent you interested in Awdal issue's as well?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.