Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Carafaat   

Allow Khaatumo2 Khayr ka dhig

 

waaydan danbe waxa bulshadda SSC isha ku haysaa qabsoominta shirweynaha Khaatumo 2 kaas oo la filayo in uu ka dhaco dalka gudihiisa shirweynahaasi waxa la filaya in ay ka soo qayb galeen inta badan Waxgaradka Bulshadda SSC Isimadda, Aqoonyahanadda, Siyaasiyiinta Ururadda Haweenka iyo dhalinyaradda waxana uu daba socdaa shirweynahi kii London ee Khaatumo

 

inkasta ooaan la qoondayn xiliga iyo goobta uu ka dhacayo Khaatumo2 hadana waxa isi soo taraysa taageeradda iyo niyad samaanta ay shacabka SSC ku qaban in shirkaasi dhaco guulna ku dhamaado, Khaatumo waxa horkacaya aqoonyahano iyo Siyaasiyiin caanka ah Afrika kuwaas horay inooga seexday hase-yeeshee kolkan guntiga u xidhay sidii ay inoo gaadhsiin lahaayeen gobaladda kale ee dariska aynu nahay

 

Odayaashan hormuudka ah Khaatumo2 waa shakhsiyaadkii ugu sharaf iyo magaca weynee SSC waana ragg miisaan Siyaasadeed ku leh Geeska Afrika kuwaas oo cadkeenii inooga so dhicin kara dunidda hadii aynu inagu la nimaano talo meel mar ah iyo isku duubnaan, G6 waa markii ugu horaysay ee arimaha *********** ay soo fara gashadadan, waxana ay u jibaysan yihiin sidii ay uga miro dhalin lahaayeen hadafkooda oo ah in ay Khaatumo ku dhameeyaan arimaha SSC ee murugsan, G6 waxa ay la socdaan Siyaasadda Geeska Afrika si joogta ah waana ragg wax badan og hadii aysan suurta gal ahayn in *********** yeesho Maamul-na ma aysan soo fara galiyeen Siyaasadda ***********

 

Khaatumo 2 waxa uu ku soo beegmay xili kala guur ah oo uu dhamaanayo wakhtiga Hogaanka SSC isla markaasna aysan muuqan u diyaar garow sidii looga bixi lahaa wakhtigaas oo aan ka ahayn Shirweynaha Khaatumo, waxana Guul ah in Hogaamiyaha SSC uu diyaar u yahay cidkasta oo Taladda loo dhiibo shirweynaha Khaatumo ka dib in uu ku wareejinayo si tolnimo leh

 

Isimadda *********** ayaa dhamaantood taageeray shirweynaha Khaatumo 2 kuwaas oo bayaan cad ku sheegay in ay ku niyad san yihiin shirweynahaas iyo go’aamadda ka soo baxa waxana la filayaa in dhamaan Isimadda SSC ay shirweynahaas ka wada qayb galayaan inkasta oo hadeer ay isku maandhaafsan yihiin Aayo ka talinta ***********

 

shacabweynaha SSC gudo iyo dibadd-ba waxa looga baahan in ay ka qayb qaataan sidii shirweynahaasi u dhici lahaa isla markaasna go’aamadda ka soo baxa looga miro dhalin lahaa, waxana uu u egyahay shirkii ugu danbeeyey ee SSC kala daadsan ay ku midoobi lahaayeen isla markaasna looga bixi lahaa hoos jooga iyo gumaysiga Maamuladda Hargaysa iyo Garoowe, Allow Khaatumo2 Khayr ka dhig Amin Amin

 

allssc@hotmail.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=13505

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Gudigii Qaban Qaabada Shirka Khaatumo 2 Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Buuhoodle(Daawo).

 

Buuhoodle(Allssc): Habeenimadkii Xalay Abaaro 2:00am Habeenimo ayaa waxaa magaalada

buuhoodle soogarey wafti balaaran oo ka koobnayd 10 xubnood

waxayna waftidaasi ahayd gudida qabanqaabada shirka khaatumo2,

hadaba waftidan ayaa waxaa xalay si diiran u soo dhaweeyay qaarkamida

odayaasha deeganka ururada dhalinyarada bahada sportska

waxaana ay kaga hortageen tuulada kuusey oo 10km u jirta magaalada buuhoodle

kunataala gudaha ethopia,

waxaana loo soo galbiyay dhinaca magaalada buuhoodle waxaana lakeenay

hotel abdigurey palaza waxaana goobtaasi soo buux dhaafiyay dhamaan

dadwayne badan oo isugu jira kuwo sugayay iyo kuwo hurdo ka soo kacay,

 

soo dhaweyn iyo salaan ka dib xubinkasta oo ka mida gudida waxaa uu dadka

u sheegayay magaciisa oo sedexan ee meesha uu ka yimi,

intaasi ka dib waxaa dadweynaha goobtaasi ku soo xaadirey ee soo dhaweynay gudida qabanqaabada

shirka khaatumo2 lahadlay gudoomiyaha gudida qabanqaabada shirka kh2 xasan cali yuusuf waxaana

uu u mahad celiyay dhamaan dadwaynaha halkaasi ku soo dhaweeyay,

waxaana sidoo kale isaguna uu ku wareejiyay hadalka afhayeenka gudida qabanqaabada cabdale maxamed haybe

 

waxaana uu afhayeenku uu uga mahad celiyay dhamaan dadwaynaha soo dhaweeyay,

sikastaba ha.ahaatee soo dhawaynta gudida qabaqabada shirka khaatumo2 ayaa waxaa ay ku soo beegan tay

xili ay dhamaan dadwaynaha ka hurdeen magaalada hadana aad loo soo dhaweeyay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

April 24, 2011

 

Go’aamadii Shirka Khaatumo: Declaration of the Consultative Conference of Beesha *********** Diaspora Guiding Principles

 

The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.

1. The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of :

 

2. Unity and territorial integrity of Somalia

 

3. Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression

 

4. Peaceful political dialogue in managing conflicts

 

5. Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development

 

6. Good practices in self governance such as accountability and transparency

 

7. Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification.

 

Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people.

 

The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to:

 

* To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora.

 

* To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference

 

* To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season

 

* To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference

 

* To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.

 

* To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory.

 

* To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security.

 

* To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources

 

* To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc.

 

* To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities

 

* To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO’s, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies

 

* To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment

 

* To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises

 

* To promote awareness through social networking and media outlets

 

Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Hope this community puts their differences at rest and produces sustainable solutions to their intractable predicaments.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat i think Khaatumo shir will bring the garaad clan closer to each-other and there will be some sort of political understanding there.

I agree with professor Cali khalif galaydh and the Khaatumo conference should be held in Laascanood,

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Carafaat;744480 wrote:
galayr1-300x225.jpg

 

Cali Khaliif Galeyr orders to organise Khaatumo Conference in Las Anod

 

I sometimes wonder people's understanding. I attended in that referenced meeting other nights, without listening the entire meeting, I don't know how one can conclude Ali's orders to where the conference should be held.. BTW, where to held this conference is beyond Ali's power. It's upto the 15men visiting different parts of SSC as we speak and as soon they completed their analyses on the locations and different communities they have met, they will make the decision to where this waited conference called Khaatumo2 will be held. Until then,, let farters send their stinky gas to the air......booooooooooooo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah that was the professors opinion its not final yet and holding the conference in awrboogays is not final either so , but we shall wait for the Committee how they decide inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.