Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Shirkii Khaatumo 2 Oo Maanta Si Rasmi ah Furmay-

 

Lasanod Online. Monday, December 26, 2011

 

Taleex,(lasanod Online)- Waxaa maanta magaalada Taleex ka furmay shirweynihii beesha SSC ee Khaatumo 2..

 

Xafladii furintaanka oo ay ksoo qaybgaleen qaybaha bulshada ku nool Taleex, Cuqaal, Odayaal iyo ergooyin tiro badan oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibedda.

 

Shirka maanta ayaa lagu furay Quraan, Alla bari, duco faro badan, waxaana furintaanka shirka ku duceeey culimo badan oo kasoo jeeda deegaamada SSC, sidoo kalena waxaa maanta khudbado iyo hadalo kasoo jeediyey xubno ka tirsan gudida qabanqaabada oo shacabka reer Taleex uga mahadnaqay sida sharafta leh ee ay u marti geliyeen shirweynaha Khaatumo2.

 

Waxaa sidoo kale weli kusoo qulqulaya magaalada Taleex ergooyinkii ka qaybgeli lahaa shirkan oo kasoo kicitimay shanta qaaradood ee aduunka.

 

Magaalada Taleex ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey dadweyne aad tiro badan oo ka kala yimid dhamaan degaamada SSC oo u yimid inay goob joog ka ahaadaan shirkan taariikhiga ah ee ka furmay Taleex.

 

Amaanka magaalada ayaa ah mid aad xasiloon, waxaana gacanta ku haya ciidamo ka socda beelaha SSC.

 

Gudagalka ajendaha shirka ayaa lala sugayaa maalmaha soo socda inta ay isu soo dhamaanayaan ergooyinka dibedda oo qaarkood weli jidka kusoo jiraan.

 

Kala socda Lasanod waraka shirka Khaatumo 2 oo aanu si toosa idiinka soo tebin doono Magaalada Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaaji Xunjuf;767883 wrote:
Allow kheyr ka dhig khatumo allow dadkeeda xadhiig wada qabsi allow khiyamada loo hodayo allow ka nabad gali allow qalbigooda
budhcad
isku mari allow ka dhig kuwi salaada dhinac u wada tukada Amiin barikalahu fiikum wa jazallakahu kheyrum Wa bilahi tawfiiq Guul inshallah shirka khatumo two.

:D:D:D Budhcad ku lahaa. Oo iminka miyaad u ducayneysaa mise waad habaareysaa!

Waar Burcad dheh, ma burcad buu kuu garanayaa! Budhcad waa kuwii dadka boobi jiray:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;767893 wrote:
:D
:D:D Budhcad ku lahaa. Oo iminka miyaad u ducayneysaa mise waad habaareysaa!

Waar Burcad dheh, ma burcad buu kuu garanayaa! Budhcad waa kuwii dadka boobi jiray:mad:

Sorry Typo i do not wish Pirates in the hearts of the Garaad Community heaven forbid lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Aaliyyah;767916 wrote:
^lol I was gonna post this. Then realized someone beat me to it
:P

 

salaam

loool,sorry Aaliyya,but enjoy anyways.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LOL Abdul. I enjoyed it walaal mashallah...taleex lee imow, buhodle imow, laascaanod imow , widhwidh imow, adhicadey imow..bocame imow..I am feeling this beat lol......Darwish state alle hanugu simo inshallah.

 

Shirkana alle qeyr haka dhigo...guul iyo horumar.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaaji Xunjuf;767920 wrote:
Sorry Typo i do not wish Pirates in the hearts of the Garaad Community heaven forbid lol

XX, I know it was a Typo sxb. Xayraan baan ahaayoo qof aan daan daansado ayuun baan raadinayey, too bad you were the victim,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This thread was ill-conceived and not thought through correctly. It will be interesting to see the different explanations provided after the gather fails to reach a unanimous decision in unity because the cracks are too deep and far apart to smooth over. I for one hope that after you come out fragmented those with sense will fall in line behind SSC, the political party in Hargeisa that is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abokor, I do not share your vieuws. Disunity of SSC will not benefit anyone and certainly is not in the interest of Somaliland. Just like disunity of Somaliland wIll not benefit Somalia nor Somalinimo.

 

I hope and pray that Khaatumo will succeed and SSC unites. So that Somaliland and SSC can talk for once and come to an agreement on what kind of Somaliland, Somalia and Somalinimo we want.

 

United we stand, divided we fall.

 

This saying is applicable for me and my brother, my family, my clan, my tuulo, my region, my province, Somaliland, Somalia and for All Somali's.

 

There is no single way any Somali will profit from disunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafti balaadhan Oo Ay Hogaaminayaan Saleebaan Waji Xaad Iyo Nuur Gaas Oo Lagu Xidhay Boosaaso Iyo Guud Ahaan deegaanada SSC Oo Aad uga Cadhooday Arintan .

 

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayaya halyeey saleebaan waji xaad iyo halyeey nuur gaas ayaa maanta markii ay ka soo dageen magaalada boosaabo lagu xidhay magaaladaas iyadoona ay xidheen shaqaalaha faroole ee ku sugan garoonka diyaaradda ah boosaaso.

 

Waftidan ayaa ka soo kicitimay dalka maraykanka iyagoona soo aaday shirka lagu qabanayo magaalada taatiikhiga ah ee taleex .

 

Dhawaan ayeey eheed markii lagu qabsaday magaalada boosaso nin ka tirsanaa ergooyinka shirka khaatuma _2 hadaba arinta ayaa waxaa ka danbeeya faroole .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.