Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Carafaat   

'Liibaan';764953 wrote:
You should not get angry and cry, when people respond to your insults and lies. Why you are making up lies about me? You said I support SSC Movement, and I responded saying Mr Carafaat you support Somaliland Clan-Faction.

 

The problem is Mr Carafaat you come Somalia Online to post negative nonsense about SSC in particular, and Puntland and Somalia in general. You created threads with so many negative news about SSC. you post the same anti- SSC and anti- Somalia Unity nonsense in every thread.

 

Sidan si isku dhaan, adi xitaa ciyaalka ku dhaama, banii adam ba ma tihid, cadaawadan farabadanan ee aad shacabka SSC u qabtid, kuuma fiicna.

 

 

Lets agree to disagree respectfully without insults, SSC People don't want to be part of Somaliland Clan Session. and Somaliland Clan Secessionists don't want to be part of United Somalia.

 

So your whole reason for this tirade is because I made a thread with more then with news and developments about the upcoming Khaatuma Conference with more the 22 pages and 12.000 vieuws. de sidaa wax u sheeg, intaa caytimisid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Carafaat;765026 wrote:
So your whole reason for this tirade is because I made a thread with more then with news and developments about the upcoming Khaatuma Conference with more the 22 pages and 12.000 vieuws. de sidaa wax u sheeg, intaa caytimisid
:D

Wa layaab ah, in hadalaadu ka buuxaan cay afxumo, iyo aflagaado. markii laguu jawaabana ee runta laguu sheegona waad xanaaqasaa. Sidan si isku dhaan, waxba ku tari meeso cadaawadan aad u qabtit Shacabka SSC.

 

 

As I said lets agree to disagree respectfully without insults, you can keep posting (copy/paste) negative nonsense about Awdal, SSC, Puntland and all Somalia, that doesn't matter. Just avoid the personal insults.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wufuud beeleedada reer SSC oo ku sii qulqulaya magaalada taariikhiga ah ee Taleex

 

(Taleex, Dec18, 2011 Ceegaag Online)

 

Degmada Taleex oo ay taalo gogosha shirweynaha Khaatumo ayaa waxa si aan kala go,lahayn ugu soo qulqulaya ergooyin ka kala imanaya dalka iyo dibada kuwaasi oo ka qayb geli doona shirweynaha khaatumo 2 oo la filayo inuu qabsoomo todobaadka soo socda.

Dhanka kalena ciidamadda loogu talo galay ilaalinta Amniga guud ee shirweynaha Khaatumo 2 oo kakala socda beelaha SSC ayaa iyaguna soo gaadhaya Degmada Taleex.

 

Xaalada amaan ee Magaalada ayaa ah mid degen oo si buuxda ay gacanta ugu hayaan Ciidamada loo tababaray sugida Amniga shirweynaha, iyadoo dhanka kalena uu meel wanaagsan marayo dadaaladii nabadeed ay wadeen Issimada iyo Waxgaradka deegaanada SSC kaasi oo lagu dhamaynayay shilkii naxdinta lahaa ee dhowaan ka dhacay degmada taleex.

 

Si kastaba ha ahaatee shirweynaha khaatumo 2 ee ka dhici dioona Degmada Taleex ayaa guud ahaanba shacabka u soo hoyda deegaanada SSC ay u arkaan inuu yahay rajadooda ugu weyn islamarkaana waajib uu ka saaranyahay of kasta inuu dhiniciisa ka ilaaliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Saalax;765912 wrote:
Puntland oo cambaaraysay Dilal Ka Dhacay Taleex, Masuuliyadda Arimahaasina Dusha U Saartay Abaabulyaasha Shirka Khatuumo 2.

 

Hope Puntland wont attack Taleex, cause this is war language.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Oo Xayirtay Aqoonyahan Reer SSC Ah Oo U Socda Shirka Khaatumo 2-

 

Lasanod Online.*Tuesday, December 20, 2011

 

Boosaaso,(lasanod Online)- Maamulka Puntland waxay sabab aan la qeexin awgeed ay magaalada Boosaaso ku xayireen Ahmed Tabaatiig oo ah..

 

oo ah aqoonyahan*u dhashay gobolada SSC,ahna guddoomiyaha Jaaliyadda SSC ee dalka Kuwait.

 

Kadib markay diyaaraddii Ahmed la socdey soo caga dhigatay Garoonka Bandar Qaasim ee magaalada Boosaaso,xannibaadan oo*qaadatay saacado badan*ayaa Ahmed loo geystey,kadibna waxaa laga qaaday waraaqihii socdaalka(passport) uu sitey,inkastoo warar sheegayaan in*la sii daayey baasaboorkiina*la siiyey..tabaatig

 

Ahmed wuxuu fasax u soo qaatay inuu ka qayb galo shirka Khaatumo 2 ee idinka Eebbe dabayaaqada bishan December 2011 beesha SSC uga furmi doona magaalada Taariikhiga ah ee Taleex.*

 

Xog isa soo taraysa waxay tibaaxaysaa in xorriyad iyo waqti ka qaadka Ahmed lala xiriirinayo shirka Khaatumo 2.* Xog kale waxay tilmaamaysaa inay jiraan ashkaas kale oo magacooda la dhigay garoomada Puntland oo iyana mudan doona xayiraad haddii la arko.

 

*Waa fal aan qalin iyo qawl midna lagu cabbiri karayn,una dabran jawaabta ay ka bixiyaan inta leh Damiir weli damqada ee u dhashay deegaanka SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This Conference and whatever the final outcome is a positive step for everyone. It will create and contribute to concensus and thats the best thing for the whole region. Thats is why made this thread.

 

I know some of the Organisers(G15) personally and they are no man of war but of words. Cant imagine why someone would oppose Khatuuma2.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaar Kamid Ergooyinkii Shirweynaha Khaatumo 2 Oo Ku Sii Jeeda Degmadda Taleex

 

Lasanod Online Friday, December 23, 2011

 

Buuhoodle,(Lasanod Online)-Inta badan ergooyinkii ka qeyb gali lahaa shirweynaha khaatumo2 ayaa la filayaa in maalinta

 

berito ah ka soo ambabaxaan magaaladda buuhoodle ee xarunta gobolka cayn

 

Waftiga ka soo kictimi doona degmadda buuhoodle ayaa waxaa la socda qaar kamid ah ilaaladii loogu talagalay shirweynaha khaatumo 2 ee dhawaan qorshihiisa la qeyb saday

 

Xubnahan ka qeyb galaya shirweynaha khaatumo2 ee dhawaan ka furmi doona degmadda taleex ee gobolka sool ayaa waxay iskaga iman doonaan degaanadda soomaalida iyo waliba qurbaha oo xiliganba qaarkood dalka soo gaadheen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Carafaat;766600 wrote:
This Conference and whatever the final outcome is a positive step for everyone. It will create and
contribute to concensus
and thats the best thing for the whole region. Thats is why made this thread.

 

I know some of the Organisers(G15) personally and they are no man of war but of words. Cant imagine why someone would oppose Khatuuma2.

Well said Carafat.The conference will take place soon inshaalah,and this time people are more united than ever before.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allow kheyr ka dhig khatumo allow dadkeeda xadhiig wada qabsi allow khiyamada loo hodayo allow ka nabad gali allow qalbigooda budhcad isku mari allow ka dhig kuwi salaada dhinac u wada tukada Amiin barikalahu fiikum wa jazallakahu kheyrum Wa bilahi tawfiiq Guul inshallah shirka khatumo two.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.