Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Carafaat   

Puntland seemd to have intervened in the prebarations of the Conference. The SSC folks who were united for this Conference seem to be divided on this interverence of Puntland in the Conference. Some sub-clans even saying they are withdrawing their support for the Conference. The questions is why bring Puntland on board if this would create division?

 

 

http://www.youtube.com/watch?v=lJhC3xK-Ucw&feature=player_embedded

 

http://taleex.net/2011/11/20/cuqaasha-jaamac-siyaad-oo-ku-gacan-saydhay-qaabka-loo-wado-shirka-khaatumo-2-video" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Carafaat;760239 wrote:
wee yara sigatay.

 

Looool -This might have some effects on your blood pressure guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

following the Conference its quite exciting. its the game of politics but then played by an underdog on a higher caliber. like an interesting soccer game at the Worldcub quarter finals, played by a country who never made it to the selection of the wolrdcub. love it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maxamed Cabdi Xaashi Oo Taageeray Shirka Khaatumo_2 Ee Taleex(Sawiro ).‏.

 

Siyaasiga ruug cadaaga ah ee Maxamed Cabdi Xaashi ayaa taageero balaadhan u direy shirka Khaatumo2 ee dhamaadka bisha December ka furmi doona magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, Maxamed Cabdi Xaashi oo mar ahaa madaxweynihii maamulkii bur buray ee Puntland, ayaa waxaa hoyga uu ka degen yahay magaalada nairobi ayaa maanta waxaa ku soo booqday qaar ka tirsan wariyayaasha ka soo jeeda deeganadda SSC iyo qaar ka tirsan dhalinyaradda SSC kuwaasoo salaan iyo booqasho ugu tegay Mudane Mohamed Abdi Xaashi.

 

Maxamed Cabdi Xaashi ayaa kulankaas ka cadeeyey moqifkiisa dhabta ah ee shirkaas uu ka qabo, wuxuuna sheegay inuu shirka si buuxda u taageersan yahay, wuxuuna sheegay in la joogo wakhtigii loo hogaansami lahaa rabitaanka shacabka SSC.”” Waxaan aaminsanahay in maamul buuxa lagu soo dhiso Taleex, isla markaana maanta loo hogaansamo rabitaanka shacabka SSC lagana faa’ideysto bisaylka shacabka SSC”’……. Sidaas waxaa yidhi Maxamed Cabdi Xaashi.

 

11N.jpg

 

Siyaasigan ayaa asagoo hadalkiisa sii wata sheegay inuu halkan baaq uga dirayo Hogaanka SSC, wuxuuna ugu baaqay in ay taageeraan shirka khaatumo2 isla markaana ay tagaan, wuxuuna sheegay in ay yihiin kuwii loo doortay Midnimada ee hawsha Hormuudka ka ahaan lahaa, wuxuuna dhanka kale Qaban qaabiyayaasha shirka iyo Odayaasha Aqoonyahanka G6 dhankooda ugu baaqay in ay tixgelin siiyaan Hogaanka SSC,

Maxamed Cabdi Xaashi kulankii ay saxaafada iyo dhalinyaradu la yeelatay wuxuu kaloo ku sheegay, in maanta shacabka SSC wax ka yar maamul buuxa oo danahooda ka turjima aysan ku qancin doonin, wuxuuna siyaasiyiinta ugu baaqay inay dhistaan hay’adahooda dawladdiga ah, isla markaana shacabkooda ku hogaamiyaa rabitaankooda.

IMG_0429.jpg

 

Uguu danbeytii wuxuu shacabka SSC ugu baaqay Mudane Xaashi, midnimo, wadajir iyo walaalnimo in ay ku tagaan shirkooda, wuxuuna sheegay inuu asaga laftiisu isku diyaarinayo tegitaanka shirkaas hadii Allaah idmo.

 

 

Abdiwahab Mohamed Abdi

Allssc Office Nairobi Kenya

Email:naaji@allssc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let the people of SSC decide their own faith. Although, their will be people who will be unhappy with the outcome or their decision, whether it is Somaliland, Puntland, or Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.