Sign in to follow this  
Som@li

Bosaaso oo La dilay Caawa Suldaan

Recommended Posts

Som@li   

14th August 2011 ·

Bosaso:- Magaalada Bosaaso oo ayaamahan Amaankeedu Wanaagsanaa ayaa Caawa lagu dilay Alla ha u Naxariistii Suldaankii Beesha Gar-Koombe ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso, dilka Suldaanka ayaa warar is burinaya laga soo sheegayaa.

 

Warar baa sheegaya In Suldaan Cabdiwaaxid Axmed Sheekh Cawaale uu la shaqayn jiray Shirkada Golis ee Telefoonada, walow ay jiraan warar kale oo sheegaya inuu ka Max-banaan Howlaha Shirkadaasi.

 

Hase yeeshee dilkiisa baa dhacay xili uu Salaad ka soo baxay Caawa Fiidkii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Nabadoon Xalay lagu Dilay Boosaaso

 

Waxaa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay nabaddoon ka soo jeeda Kililka 5aad ee itoobiya.

 

VOA Somali | Washington

 

E-mail

Daabaco

 

Nabaddoon ka soo jeeda kililka 5aad ee dalka Itoobiya ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso.

 

Cabdiwahaab Sheekh Maxamed Allaale, oo sidoo kale ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Golis waxaa la dilay xilliga afurka ka dib isagoo ka soo baxay gurigiisa kuna sii jeeday goobtiisa shaqo.

 

Lama yaqaan cidda ka dambeysay dilkiisa, mana jirto cid loo qabtay falkaasi.

 

Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay magaalada Boosaaso waxaa ka dhacayay dilal salka ku haya aano qabiil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ugaas1   

wow allah ha u naxariiste laakiin soo kan rag washay. qof rabigeen cabudiyo maxaa loo dilay. malaha waxay modeen inay ajar ka helayaan. Ya walahi waa werreer

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan la yaabanahay salaadda uun baaba la eeganayaa ,,, I was following those cases and 99% of them are carried out right after the person leaves Masjid ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Jacaylbaro;740616 wrote:
Waxaan la yaabanahay salaadda uun baaba la eeganayaa ,,, I was following those cases and 99% of them are carried out right after the person leaves Masjid ....

I think it's to do with assassination logistics. If the target is one of those people who pray regularly, then they are likely to have a certain mosque in which they consistently attend for at least one prayer, if not all five. The fact that these prayers take place on certain assigned time makes the job far more easier for the hitman. Moreover, I think it's usually far more safer to kill a target in a mosque than at his house, shop, or in any other place where the target or his relatives could put up a fight or even a chase.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this