Sign in to follow this  
djibsomali

Loool this is hilarious (mirqanland!!!) sinile leader sleeping in airport lobby...

Recommended Posts

Hargysa,(Qaran news)- Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland ayaa ku xaniban madaarka Beijin ee caasimada dalka Shiinaha, wararka ka soo baxaaya safarka madaxweynaha ayaa sheegaaya in socdaalka madaxweynaha ayna dawlada shiinahu ayna ka war haynin isla markaasina madaxweynaha ku xanibay in uu ku dego Hotel ku dhexyaala maadaarka.

 

AT THE OTHER HAND

 

12 Augosto 2011 Waagacusub.com-Boqor Cismaan Buur Madoow oo ka mida hogaamiye dhaqameedyada ugu caansan Somaliland ayaa soo dhaweeyn heer Qaran loogu sameeyay Magaaladda Beijing ee dalka China.

 

 

 

THE STORY WITH PICTURES TO PROOF

http://waagacusub.net/news/12.08.11.1boqor.htm

 

http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11557&Itemid=62

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ No sharci or casuumad to enter China.

 

I don't blame the old man, he's getting on a bit after all (what is he now, 80+?). Laakiin kuwa hagaya iyo his advisors waa wax kale. Boorsada soo qaado China aan aadeynaa ayaa lagu yidhi, laakiin no one bothered to get the papers in order.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Warkan waxaan u moodayey in uu yahay dacaayad raqiis ah. Laakiin mar hadii: Xaaji Xunjuf, Saalax iyo JB ay arintan ka gaabsadeen. Dee waxay u badantahay in sida uu Mr. djibsomali sheegayo ay wax u dhaceen...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
ugaas1   

this is what happens when you pick unexperienced people in your cabinet and as your advisers. The guy who was supposed to take care of this stuff was incompetent. Siilanyo should have chosen riyales guy becouse he worked in foreign affairs for 40 years

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this