Sign in to follow this  
sugar_man

best places to shukansi our somali girls

Recommended Posts

Taleexi   

Oo bahalkii shukaansiga la oran jiray weli ma dhib baa ka taagan? - Malaa su'aashu waxay ku qurux badnayd how to choose one in this time and age, possibility of many good choices is killing us big time? .....Bil masal xalay baan party si khalad ah ku tegay dabadeed mid say wallaahi ah baan la dance gareeyey, si kale kuma garatide gowsahaan ka soo daadiyey sidii jannadii loogu bishaareeyey oo kale, sidaan sheeko xariir yar marba ugu tuurayey. Ma waxa halkaa bilcan bilicsan maraysa baa rag wax ka waayey?...... Hadda ogaada hal habeen oon xero weydaartay baan waxaas oo guulo ah soo hooyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabdhaha miyeysan ku hadhin gabdhihii sharafta lahaa ee dhihi jiray "gurgayga soo mar intaadan aniga i soo aadin"! Ma waxay ka maraysaa, aroos shukaansi u soo doonta wiilaloow?

 

Nin aroos lagu bartay walee, sharaf ma laha, anoo nin ah baanba saas leeyahay. Waayo muxuu ka samaynayaa aroos dumar iyo ragg is dhex boodayaan. Bal dadow ka fakara, it might be funny first, laakiin is it really some one u wanna spend the rest of u'r life with? Imagine talow imisa aroos buu tagaa? Imisa "festivals" buu tagaa? Imisa gabdhood buu sidaadoo kale "ula soo baashaalay"? OO maxay ku dambeeyeen taloow?

 

Gabar dirac jirkeeda loo jeedo boqol nin ka dhex boodaysa? Wiilaloow miyaad rabtiin? Ummadoo dhan baaba jirkeedii sharafta badnaa aragtay e. Talow imisa wiil baa "jidhkeedan quruxda badan, soo arkay"?

 

I'll much rather want gabadh si sharaf leh aan ku bartay, meel darana ku baran e, gurgeeda iyo ehelkeeduna ka war hayaan inaaan sheeko isla galnay, Haday hadhow is fahmi waynana si sharaf leh ku kala tagno, laakiin mid aroos, ama festival lagu bartay, oo ishu markay qabato qurux la googa'aysa, bal quruxda iyo damaca inyar dib u cesha oo, ka fakara ma qof lala noolaan karaa. Waayo barina mid ka qurux badan uun baad arki, oo ka "shidan"!

 

Waa hadii seriouse la yahay, hadii laakiin "shukaansii baashaal" ay iska tahay, ogaada Jahannama baashaal ma leh, shukaansi aroosna haba soo qaadin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Al-Miskin mashallah well put!

 

But, you can't say nowadays reerka isoo mar without getting to know him. Ma ku nolid tulo yar oo qofkasta talabadu qaaday aad ogtahay. I don't think it is haraam to get to know someone within the islamic boundaries before u tell him aabo u kaalay..

 

I mean if I was to tell a guy aabahay isoo mar iyo reerka..any guy who says anything to my dad im as good as married lol..hadhow hadal ma jiri doono iyo aabo u know waan eegayay laakin kama helin :P

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

I think the best way to meet someone is through a friend ! I would not recommend to meet Aroos, Masjid, Party, or Suuq. If you looking for a future Mr.or MS right , always ask a family or closely friend members who you may feel comfortable to discuss your future plan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Ar saan si ma aha, xaasleydii sow kuwa sheekadii shukaansiga ka soo qayb galay maaha. Waxaan u malay nayey in ay mar hore jaamacada shukaansiga ka qalin-jabiyeen. Balo sow kuwa meesha nagu cariiriyey.

 

Meelaha laga yaabo in aad wax ka hesho:

Bus stopka waliba kuwa supermarketka u dhow

Aroosyada. Ama ha lagu casuumo ama yaan lagu casuumin waa in aad iska xaadirisa meesha.

Wanqalka (baby shower), iyo xaafadaha ay caruurtu ku dhashaan, waa in aan lagaa waayin.

 

Inta kale waa top secret, idiin ma sheegayo. Hadii kale suuqa ayaad ugu cariirineysaan:p

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this