Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Mujahid Yusuf ciise ducaale talaabo dies

Recommended Posts

gooni   

Mujaahidkiinana allaha u naxariisto dadka kale mujaahidkoodana llaha u naxariisto(qabuurihiina ku heshiin weynay) allaha noo naxariisto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujahid conceptkeed hadanaad aqoon. Jihaad. Laftigeeda qeex ninka dhulkisa dadkisa shacabkisa maatadisa dar alle ku difaaco wa mujahid mala diinta islaamkanad aqoon eh. Talaabo calan tawxeeda ah bu dagaalamayey for more than a decade marxist iyo falsafad shuuciyeed bu ku jihaaday ilahay na wa garab galay oo guusha wa siiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Subxaan allaah, ninka u daliishanaya nin ka qayb qaatay dagaal qabiil oo hada ku idha adag inuu yahay Mujaahid. Goor muu noqoday Soomaaliga soomaliga dilayaa mujahaad. Xaaji Macane yare, bal dhinicii kale oo ka soo harjeeday dadkan ilaa iyaba Soomaali kale ayay ahaayeen .....maxay noqonayaan.....bal iyagana darajo sii !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

president Siiraanyo sends his condolences

 

Ahmed-SIILAANYO-MIC.jpg

 

Madaxweyne Siiraanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u diray Eheladii,Bahda Tacliinta, Udub iyo Shabaka S/L Geerida Ku Timid Muj Talaabo

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Bahda Waxbarashada, Xisbiga UDUB iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid Xog-hayihii Xisbiga Kulmiye MARXUUM, YUUSUF CIISE DUCAALE (TALAABO) oo ku geeriyooday Waddanka Nairobi Maanta 23-07-2011.

 

Marxuumka oo ahaa Masuul Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii hore ee JSL, kana mid ahaa ururkii Dhaqdhaqaaqa Xornimada ee SNM, qayb libaaxna ka qaatay Dib u dhiska nabadaynta ama hubka dhigista ee Maleeshiyo beleedkii markii danbe noqday xooga Ciidamada JSL,

 

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this