Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Mujahid Yusuf ciise ducaale talaabo dies

Recommended Posts

Inaalilahi wa inalilahi rajicuun Mujahid Yusuf Ciise ducaale died today in a hospital in Kenya

Ilahoow ku naxairso may allah bless your soul and enlighten your grave

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yuusuf Ciise Talaabo Oo Ahaa Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Cadaalada Oo Geeryooday

 

Sidoo kale marxuum Talaabo waxa uu soo maray wasaarado kala duwan isaga oo soo maray...

 

Hargeysa (GNS) Inaal Ilaahi Waa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxa goor dhoweyd ku geeryooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Mujaahid Yuusuf Ciise ducaale Talaabo oo ahaa Wasiiiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Cadaalada somaliland.

 

Marxuum Yuusuf Ciiise Talaabo ayaa indhoweytoba lagu dabiibayay Cusbital ku yaala Magaalada Nairobi, ka dib markii xaalad caafimaad loo geeyay dalka Kenya, si loogu soo daweeyo halkaasi.

 

ALLE ha u naxariistee Yuusuf Ciise Talaabo ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala dambeeyay ee soo maray Somaliland, markii ugu dambeysayna waxa uu ahaa Wasiir ku xigeenkii cadaaladda.

 

Marxuun Yuusuf Ciise Talaabo ayaa ku dhashay Gobolka Sanaag gaar ahaan magaalo madaxda Ceerigaabo, waxana uu ahaa mujaahid usoo dagaalamay Somaliland isla markaana ku jirey saraakiishii ugu sareysay ee SNM.

 

Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum yuusuf ciise waxa uu soo maray xilal kala duwan isaga oo noqday badhasaabka gobolka sanaag.

 

Sidoo kale marxuum Talaabo waxa uu soo maray wasaarado kala duwan isaga oo soo maray xilalka Wasiir kuxigeenka Wasaarada Macadanta iyo Biyaha iyo wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada Somaliland.

 

Dhamaan shaqaalaha Gabiley news waxay tacsi Tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelkii,qaraabadii iyo waliba qarankii uu ka baxay marxuum yuusf Ciise talaabo,waxayna ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii janno ka waraabiyo,dhamaan ehelkii,qaraabadii,iyo qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Ammin Aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Garabka Siyaasadda Xisbiga UDUB Mujaahid Yuusuf Ciise Talaabo Oo Goor-Dhawayd Ku Geeriyooday Magaaladda Nayroobi.

 

Hargeysa (Ramaas) July 23,2011 – Alle ha u naxaariistee Marxuum Yuusuf Ciise Talaabo oo ahaa siyaasi reer Somaliland ah isla-markaana xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala duwanaa ee Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi.

 

Alle ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Ciise oo muddo bilk u dhow xaalad caafimaad daro ugu jiray cisbitaal ku yaala Magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya ayaa la sheegay inuu geeriyooday dhowr saacadood ka hor.

 

Marxuum Yuusuf Ciise Talaabo, ayaa xukuumadihii Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda, isaga oo sidoo kalena xubin muhiim ka ahaa xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB, isaga oo imikana ahaa guddoomiyaha siyaasadda xisbiga UDUB.

 

Alle ha u naxariistee geerida Marxuum Yuusuf Ciise Tallaabo oo geeridiisa uu Ramaas u xaqiijiyey ku simaha xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Cabdi-Xaliim.

 

Marxuumka oo la sheegay inuu sanadkii 1947-kii ku dhashay Magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa ifka waxa uu kaga tagay 8 carruur ah iyo hooyadood, isaga oo sidoo kalena taariikh dheer ku lahaa halgankii dib u xoreynta dalka.

 

Alle ha u naxariistee, Marxuumka ayaa la filayaa in maalmaha soo socda maydkiisa la keeno Magaaladda Hargeysa si loogu aaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;735976 wrote:
Marxuumka ha habaarin oo mujaahid ha ugu yeedhin.

Maan habaarin , Mujahidka waxan ka baryaya naxariisti Allah iyo in qabriga loo nuuro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

AUN. He was a SNM hero that fought against the dictatorship of Siad bare he will be forever remembered in our hearts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Famaraa taking cheap shots against a man who is longer among us tells us everything about your faith. Mujahid Yuusuf Ciise Talaabo shall be remembered for the sacrifice he made for his country throughout all these years the seeds he planted in the 80s in Somaliland we can happeley say he saw it grow the past two decades and he took care of it while it was growing. MayAllah bless your soul Mujahid Yusuf ciise talaabo he will get a state burial in Ceerigaabo tomorrow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That tells you that he was a peoples man and not corrupt like most african Ministers and the little money he earned as a deputy Minister was spend on his 8 Kids and wife. Ask not what your country can do for you ask what you can do for your country,and thats what he did he served his country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Salax Ilaahay Yusuf ha u naxariisto saa ilaahay baa naxarista haystee. Dadka kaloo dhintayna Saalxoow qabuuraha inaad ugu dhacdid ma fiicna wax walbey sameeyenba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somebody needs to explain the meaning of the word mujaahid to some people. Mujaahid = alladii maata xiina yujaahidu fii sabiiili laahi. How is a man who died in a hospital a mujaahid? Acuudi bilaahi..

 

Aun marxuumka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

XX, if you have a good faith , you should not give a title or called Mujaahid a man who was fight for clan ideology. This man was not fighting for ilaahay diintiisa, he was fight for your clan based Movement-the SNM. Hadii aad ka naxayso ha ugu yeedhin Mujaahid, Deyntiina ka dhiib hadaad waxa haysto. Kana jawaab the simply question that i asked .......Ma la bixiyay dayntii ???? http://garadag.org/drupal/?q=node/1444

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this