Sign in to follow this  
Kamaavi

Mengistu Hailemariam moving to South Sudan.

Recommended Posts

Kamaavi   

July 13th, 2011 | .......

 

Former president Mengistu Hailemariam is planning to move to South Sudan, according to Reporter. The government of South Sudan has finished building a new house for the former president who is currently living in Zimbawe, Reporter added quoting informed sources.

 

Southern Sudanese are apparently grateful to Mengistu Hailemariam for providing them with invaluable assistance during their liberation struggle against the Khartoum regime.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dowladda cusub ee dhawaan aqoonsiga heshey Koonfurta Suudaan ayaa la sheegey in ay mabnuucdey dadka asalkooda Soomaaliga yahay, jinsiyadda ay doonaanba ha heystaane in ay soo galaan dalkaasi. Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in boqolaal Soomaali ah oo arrimo ganacsi u tagi lahaa Koonfurta Suudaan ay ku xayiranyihiin xuduuda Kenya iyo K/Suudaan.

 

Ganacsatada Soomaalida ee leh gaadiidka xamuulka ayaa sheegey in la diidey in gaadiidkooda ay xuduuda ka gudbaan, sidaasi darteedna ay ku qasbanaadeen in ay kireystaan wadayaal Koonfurta Suudaan u dhashay.

 

Lama oga sababta rasmiga ah ee Soomaalida ka dhigtey bartilmaameedka, laakiin waxaa la sheegey in Koonfurta Suudaan ay qabto cabsi ah xagga amaanka kadib markii ay tashi ka heshey wadamada dariskeeda ah.

 

Soomaalida waxa ay ka mid tahay dad badan oo dalkaasi ku yaacay iyadoo la rajaynayo in dhaqaalaha uu kor u koco, kadibna ay dhashaan fursado ganacsi oo xoog badan.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this