Sign in to follow this  
Leezu

Somaliland wants to be part of Somalia?

Recommended Posts

Aaliyyah   

LOL ya yidhi sadex magaalo wa cay, ku joog ba lugu yidhi oo ku imaan qab.

 

talow ma sadex magaalo marka la dhoho ayaad cay u qadata oo meel fog ka tabada..

 

too bad! no one gives ..sadex magaalo un ledahay! ama cay mood ama wanag mood! it is what it is ..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

tan kale magaloyin aan lahaado ama tuulo aan lahaado ama xita mutul ha ahaato..ana u madax banaan. Uma baahni dhiigyacabo kala edab daran oo laga raacay aqoonsi iyo wax daran. oo raba dad inay gumeestaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gumaaysiigan aad sheegaysiid( wa haadi uu jiro ba) adeerada siida Cali Sandule, Xaabsade, Mahad Cambaashe, Keyse Yusuf ba ka masuul ah oo keenay rag shisheeye dhuulkooda wa haadi aad ruunta rabtiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Saalax, aniga ma calaacin...........waxaa calaaclaya dadka SOOMAALIDIIDKA AH .............SOOMAALIDID BAAD TAHAY, aamin dadkaaga iyo magaalooyinkaaga. Misiin diciif ah , oo calaacalaya waa la yaqaan.......waa ninka dhul iyo dad uusan lahayn isku dhajinaya .......sida adiga oo kale. Anagana ama tuulo aan lahaano ama magaalo haan ahaano..........waxaan leenahay ayaan ka hadlaynaa ............ka hadal dadkaaga iyo Sadexadaada magaalo ....ee Hargeysa , Burco iyo BARBERA waa la yaqaan SSC................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Salax, intaas uun baad kusoo celcelisaaan whenever u lose a debate...those men are just like the over 30 men who are somalilanders who work today for the TFG..so wax kale sheeg.

 

Saalax, aniga ma calaacin...........waxaa calaaclaya dadka SOOMAALIDIIDKA AH .............SOOMAALIDID BAAD TAHAY, aamin dadkaaga iyo magaalooyinkaaga. Misiin diciif ah , oo calaacalaya waa la yaqaan.......waa ninka dhul iyo dad uusan lahayn isku dhajinaya .......sida adiga oo kale. Anagana ama tuulo aan lahaano ama magaalo haan ahaano..........waxaan leenahay ayaan ka hadlaynaa ............ka hadal dadkaaga iyo Sadexadaada magaalo ....ee Hargeysa , Burco iyo BARBERA waa la yaqaan SSC................

LOL u nailed it..

 

hadaba kuwan aan isku wareerin..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Aaliyah kkkk TFG kulaha. Can Abdilahi Omar or Buuba set a foot in my land? do they have support from their own people? are they influential within the sphere of our areas? the answer is no. While your uncles like Xaabsade, Mahad Cambaashe have influence in your areas, supporters, their own militias from their sub clans. That is the difference young lady.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Farmaraa waan sidaan ku sheegay cidna kama xigtiid Sool iyo Sanaag wa dhuul Somaliland ah waxan doonana waan ka hadlaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

The point is those men claim to be somalilanders yet support somali-unity, it doesnt matter whether they can set a foot in somaliland or not! the fact remains they hail from your three cities ..

 

tan sadexad who was siyad barre's personal doctor..wasnt adeerka Dr Gaboose? and wasnt riyale also working for him! so it doesnt matter if three men who are from the SSC work for Somaliland. It doesn't mean a thing or prove anything...Somaliland kolay gumeesiga iyo cunsurimada ee wado won't last...I was recently told a 6th women being killed in laascaanod just recently forgot what happen in the past...6 women were killed without absolutely doing nothing..innocent women!...xaqdaro meel dheer ma gaadho! for now celeberate..siyad barreba wa kii iska tagay...somalilandna hadaya moodo in khasab wax lugu helayo yada ka shalayi! ..

 

and that's that! hada wax ku fahantid iyo hadii kaleba.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It doesn't matter what they support the fact remains they are powerless and are no harm to us compared to how influential your uncles Xaabsade, Mahad Cambashe, Cali Sandule are in your areas even though you might like to deny it. What about Dr.Gaboose? he was just a doctor and did not have his own militia killing his own people unlike your uncle Xaabsade. The woman that was killed was part of Somaliland government in Las anod and it's mostly likely the desperate SSC thugs that is behind those cowardice targettings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ six of them were killed not just one in a very short time frame..marka dont make excuses for your dhiigyacab president oo xita dumarki ka xishoon wayey alle meel daran haka rido oo akhiro iyo duniba uu wanaag ku helin...

 

adigu habar roob u da'aso baa tahay oo dadkeedu joogo burco safe and sound marka yaab ma lihid.

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland is working on to make the city safer and sending their head of police chief to Las Anod to investigate those crimes while thugs like SSC are properly the ones behind the butchering of the beautiful women of L.A who supposedly support Somaliland. Very shameful to say the least.

 

 

 

Taliyaha Guud Ee Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Maanta Gaadhay Magaaladda Laascaanood, Sheegayna Inuu Baadhayo Cida Ka Dambaysa Dilalka Qorshaysan

 

Laascaanood (Ramaas) July 22,2011 - Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta gaadhay Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo dhibaato amaan daro ka jirto.

 

Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa sheegay inuu Magaaladda Laascaanood u tagay sidii uu baadhitaano ugu samayn lahaa dhibaatadda amaan xumo ee halkaa ka jirta iyo sidii uu wax uga ogaan lahaa cida ka dambaysa dilalka qorshaysan ee halkaa sida is-daba jooga ah uga dhaca “Waxaan u socday waxa magaalada Laascaanood ku soo kordhay oo batay dilalka, markaa waxaan u imid inaan arrintaasi baadho oo xog ogaal u noqdo si wax looga qabto.” Ayuu yidhi taliyaha oo u waramay warbaahinta Laascaanood, waxaanu intaa ku daray “Waxaan soo kormeeray saldhigyada Booliska iyo rugaha magaalada Laascaanood, waxaanan shirar la yeeshay masuuliyiinta ciidanka Booliska ee qeybta iyo Saldhigyadaba,”

 

Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, waxa uu sheegay in aanay isaga u cusbayn Magaaladda Laascaanood “Iima cusba Laascaanood, waxaan joogay oo aan ka soo shaqaynayay oo aan taliye ka ahaa wakhtiyo kala duwan waxaase iigu horaysay sanadkii 1958-kii.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Waan ogahay oo dadweynaha reer Laascaanood ma ogola dilalka iyo nabadgelyo darro inay ka dhacdo magaaladooda, waxaan dadweynaha magaalada Laascaanood u soo jeedinayaa inay dhinac uga soo wada jeestaan cidii nabadgelyada wax u dhimaysa oo ay ciidamadda ammaanka kala shaqeeyaan.”

 

 

 

Ramaasnews Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Nonsense...

 

One of the six women that were killed was a 18 years old girl. The young ppl who were with her said a somaliland police officer shot her. N when the somaliland militia were asked abt bringing him forward. The somaliland militia refused...

 

marka huha ha igu akhrin aniga..I'm from there I know whats happening there.

 

war jirana cakaaru imaan baa somali ku maahmaahda!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyaah wey is yeel yeeleysa where did i talk about three cities i was talking about when u called us axmaq i find that not nice just because we dont agree with you. Any waxa funny ah aaliyaah claims somaliland troops killed somaliland police if thats the case than mala siilaanyo ba halganka ssc wada lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this