Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: Madexweyne Sheik Sharif oo ka qaybgalay dabaaldaga madaxbanaanida dalka in Koonfurtaa Sudan

Recommended Posts

Som@li   

Watched a live feed of the function with SOUTH SUDANESE friends who were celebrating here, only President Sharif could be seen among the world leaders, No Faroole nor Silaanyo, I am guessing they were with SOUTH SUDANESE crowd.

 

Congrats SOUTH SUDAN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Oodoweyne:You trying to compare apples and oranges here.Taiwan is strategically,economically and politicaly important especially to the west where as sl is a basket case.It has no value at all except being a burden to the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Xaaji, dadka meeli bugtaa waa la yaqaan, waa dadka Soomaalinimada diidan.........I love Somalia regredless what happen there .........I beleive there will be many good days to come near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Xaaji, dadka meeli bugtaa waa la yaqaan, waa dadka Soomaalinimada diidan.........I love Somalia regredless what happen there .........I beleive there will be many good days to come our homeland in the near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Dadkii oo abaar iyo macaluul u baaba'aya ayay wefdi celcelis 15 ah u dirayaan South Sudan. Shariif inuu diyaarad la raaco jecelyahay waa caddaatay ee midkaan diyaarad caag ah inta loo gado Jowhar halla geeyo uma qalmo inuu dalkan sii hoggaamiyo. Waa ayaandarro ee Ilaahow kuwaan ummadda ka qabo. Aala-Shiikh waa na waashay sidaas bay wadaaddo ku sheeganayaan, mar unbaa la xisaabtami wakhti ay noqotaba insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waxaa la arki jiray madax ka cudurdaarata inay dhoofaan ama soo af jara hadii ay dibada ku maqnaayeen markii ay dalkooda lasoo gudboonaato xaalad degdeg ah, lana qaybsada dhibaatada dadka ay matalaan.

Kuwaanu damiir waa ka aradmeen mana ahayn inay ciridka kabarka ka rogaan meelaha laysugu yimaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;732879 wrote:
So, finally, after too much political correctness and trying desperately to come across as
"neutral"
, HiranOnline (
HOL
) have decided that they
couldn't in life of them
, hide their
"petty claws"
and openly biased view of all things that is to do with Somaliland. And, therefore, they would be better off in coming out swinging with it, indeed...
:D

 

I guess, I shouldn't be that
surprise
in here. After all,
one knew in one's bones
that such a
"conceit"
of
"neutrality"
was only a fiction intended to bamboozle others into thinking that somehow there are some
"contextually unbiased"
news portal in the Somali websites, indeed. Hence, it's nice to see the sheer slipping of the
"mask"
in here, indeed...
:P

 

As for,
Sh. Hotel
and his trip, well I suppose he is welcome like any other president in that
festivities
. But, I am not sure that his
"pleas"
will fall into a receptive ears in here. Considering how Somalia, from
Gen. Barre's
regime to all the way into the successive transitional governments of Somalia during the last
20
or so odd years, were stalwart supporters of the northern-dominated regime of Sudan.

 

And, how, that will effectively,
"color"
the political view that this new state will take in so far as the issue of Somalia vis-a-vis Somaliland is
concern
.

 

But, we shall see, anyway...
:P

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaraa;733015 wrote:
Xaaji, dadka meeli bugtaa waa la yaqaan, waa dadka Soomaalinimada diidan.........I love Somalia regredless what happen there .........I beleive there will be many good days to come near future.

Somalinimada kuwa diidan wa kuwa ila 20 sanandood dantooda garan wayey Oo gartay ugandanimada iyo burundinimada iyo mahiganimada ,Somalinimada ma waxad u haysata wax u qof jeebka iskala so baxo Adeeer Somali wa luqad iyo dhaqan ay umada geeska africa ay ku nooshahay ay leedahay dhaqanki iyo afkina midna maydan daryeelin caradina na waad gubteen wata Somalinimadinu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ma waxaa somalinimo ah:

 

1) in maqaaxi layiraahdo ''adis ababa'' laga furo somaliland?

2)in somaali laga iibsado amxaaro?

3)in somaliweyn ladiido?

4) in qof somaliyeed laga tarxiilo somaliland qabiil dartii?

5) in dadka udoodaayo somaliland ey kacodsadaan galkacayo basaboorka somalia si eey oogu safraan?

6) talow tan lixaad maxan kadhigaaa? lol

 

p.s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Genius Somalinimada waxad u taqanin in Amxaaro caasimadina la keeno dabeedna madaxdina lugu bah dilo madaxtooyadooda

Somalinimada waxad u taqanin inad u kala dheereysan mahiga iyo muhunga iyo Bahuku si aad u gubtaan suuqina iyo caasimadina

Somalinimada waxad u taqanin inay qayb na islaam sheegato qeyb na gaalo lugu sheego

Somalinimada waxad u taqanin wanu shireyna oo halkeenu ku shirayna meel u melez ina aarkayo iyo Museveni

Share this post


Link to post
Share on other sites

Someone should bring this pig useless government to justice , he travels

In different suits and planes while the most population are starving. No

wonder Ethiopia and Uganda hate to see real patriotic somali leader in power.

I swear a mayors in small towns in American did more work than this president he ever done.

And I feel sorry if anyone look up to him as leader

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Anigu waxaan ka sheego ma aqaan Silaanyo. Sheekh Dalxiis hada dalxiis wuu dhaafay Music Mogul ila muuqdaa iyo Faroole quuqle waa laba wax matarayaal ah oo damiirka dadnimo uu ku yar yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan;733026 wrote:
Dadkii oo abaar iyo macaluul u baaba'aya ayay wefdi celcelis 15 ah u dirayaan South Sudan. Shariif inuu diyaarad la raaco jecelyahay waa caddaatay ee midkaan diyaarad caag ah inta loo gado Jowhar halla geeyo uma qalmo inuu dalkan sii hoggaamiyo. Waa ayaandarro ee Ilaahow kuwaan ummadda ka qabo. Aala-Shiikh waa na waashay sidaas bay wadaaddo ku sheeganayaan, mar unbaa la xisaabtami wakhti ay noqotaba insha Allaah.

gooni wrote:
Waxaa la arki jiray madax ka cudurdaarata inay dhoofaan ama soo af jara hadii ay dibada ku maqnaayeen markii ay dalkooda lasoo gudboonaato xaalad degdeg ah, lana qaybsada dhibaatada dadka ay matalaan.

Kuwaanu damiir waa ka aradmeen mana ahayn inay ciridka kabarka ka rogaan meelaha laysugu yimaado.

Sheekh Dalxiis Al-Armani Party bay uga cadahay ma isagaaba aduun la socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan;733026 wrote:
Dadkii oo abaar iyo macaluul u baaba'aya ayay wefdi celcelis 15 ah u dirayaan South Sudan. Shariif inuu diyaarad la raaco jecelyahay waa caddaatay ee midkaan diyaarad caag ah inta loo gado Jowhar halla geeyo uma qalmo inuu dalkan sii hoggaamiyo. Waa ayaandarro ee Ilaahow kuwaan ummadda ka qabo. Aala-Shiikh waa na waashay sidaas bay wadaaddo ku sheeganayaan, mar unbaa la xisaabtami wakhti ay noqotaba insha Allaah.

Wax ma u qabatey dadka abaarta hayso? mar walba dacaayad uun baad haysaa, marnaba solution ma keentid, why is that?

Diyaarad uu raacey, Ala Sheik bla blah c'mon now you can do better than that. Get up and go to Somalia and do something instead of complaining non stop. The only time you don't complain is when characters from Galmudug come to the picture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;733041 wrote:
Genius Somalinimada waxad u taqanin in Amxaaro caasimadina la keeno dabeedna madaxdina lugu bah dilo madaxtooyadooda

Somalinimada waxad u taqanin inad u kala dheereysan mahiga iyo muhunga iyo Bahuku si aad u gubtaan suuqina iyo caasimadina

Somalinimada waxad u taqanin inay qayb na islaam sheegato qeyb na gaalo lugu sheego

Somalinimada waxad u taqanin wanu shireyna oo halkeenu ku shirayna meel u melez ina aarkayo iyo Museveni

Amxaaro caasimadaada iyo Berbera ayey ka buuxaan. Quuqda badan naga yeeray fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this