Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Maadada karateeyga la dhaho ayey waxeey ka qaadatay suunka ugu sareeeya

Recommended Posts

Naag Karteeyga ka qaadatay suunka ugu sareeeya ma guursan laheed, sxbkeey man_in_malaysia is in confusion, qiimeey biniaadanka hadana naag ah, maxeey is bidee hadii eey ogtahay in eey ku garaaci karto, nin nimadi iyo naagnimadi ma jiree abaa.

 

Yaabka-Yaaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Yaaba heli kara naagtaa oo kale niyahow waxba ma ogid ee iska aamus, dhoorena kuma dhihi karo, laakin naag karatey taqaano waa naag kaartooyin taqaano(if you know what I mean)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxyaalaha ay samayn karto:

 

woman%20uniform.JPG

Haye ,,, waa socon kartaa maahoo ?? :D

 

fotolia_4154696_XS.jpg

Warkaa ma haysidoo duqa ?? ,, soco hee nooh :D

 

women-karate.jpg

Adi lee iska jiifanaayo ,, ma kasinoo ? :D

 

martial-arts-pic.jpg

Ababiina .... :D

 

 

cynthiarothrock4.jpg

Hawada xataa waa ku wadanee ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi - Ha samayn wax ka xanaajiya oo galaafta wejigaaga. Tolow gabdhaha Soomaaliyeed kuwo black belt-iga haystaa ma jiraan? haday jiraan fadlan u sheega inay la soo xiriiraan Taleexi oo laga helo SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi, For your safety bal marka hore Sabaaxada soo baro. Waa hadii aad doonayso mid suunka madow haysata

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this