Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Hi every one

Recommended Posts

Hello, Yaabka-Yaabkiis waaye oo safarki dheeraa ee Virtual world kasoo laabtay,

 

Suaal please?

 

Bidaar yar iyo ciro ayaa bilaabatay, is that da'di badatyay mise fikirka, mise sanadkaan ayaa bidaarti iyo cirada badatay?

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

looooooooool@ decoration xaga alle ka yimid

 

yaabyaabkis sometimes people get bidaar cuz it runs in their family, like there are younger guys who have it. It can also be something to do with age..But, I wasn't aware that bidaar had anything to do with stress? or maybe it does!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Odey Soomaaliyeed oo wax kasta jawaab u hayey ayaa bari la weydiiyey su'aalahan:

 

 

waa maxey cirro?,

waa maxey hindhiso?,

waa maxey bidaar?,

 

wuxuu ku jawaabey :

 

cirradu waa madaxii oo ingagey.

hindhisaduna waa madax jimicsigiis(madaxii oo jimicsadey).

bidaarina waa madaxii oo Alle kuu subkey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaabka-Yaabkiis;732575 wrote:
Hello, Yaabka-Yaabkiis waaye oo safarki dheeraa ee Virtual world kasoo laabtay,

 

Suaal please?

 

Bidaar yar iyo ciro ayaa bilaabatay, is that da'di badatyay mise fikirka, mise sanadkaan ayaa bidaarti iyo cirada badatay?

 

Yaabka-Yaabkiis

Sual gani hii?- Bidaar iyo cirro qofkey soo gasho,waa habar oday ah. End of story. Showqii beentisa xabadna haa ka dhageysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kk

Sheekadi ila qosol ee ka jiri jirtay radio somalia, ayaa wiil yar hooyadii wuxuu weydiiyay: hooyo aabe maxaa bidaarta u yeelay, markaas ku jawaabtay: Caqliga waaye, kadibna cunugi yaraa ku jawaabay: Hooyo adiga caqli ma lihid miyaa oo bidaar ma lihide.

 

Bidaar iyo ciro digniiin duqnimo waaye kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Aaliyyah;732676 wrote:
Subkey maxa lola jeedana?

Micnaha waa Alle ayaa subag kuu mariyey madaxa, oo kuu dhalaaliyey, basa-yuul kaa dhigey, garoonka diyaaradaha kaaga dhigey, madax ifiimayo oo qorraxda markey dhac ku dhahdo aan loo baahnaaneeyn traffic lights ayaa Eebbe ku siiyey waaye camal, maalin dhaweeyd mid caddaan ah ayaan u sharraxayey faa'iidooyinka ku jirto bidaarta, waxaana ka mid ah, bal adiguba tijaabi yaa Aaliyah, I know you don't have bidaar(lagana yaabo inaad leedahay, balse tan nimanka unbaan ka hadlayaa), laakin qof aad taqaano bal intan ka soo hubso, qof bidaar leh oo qolka fadhiga fadhiyo xilli maghrib ah, qolkaasi fadhiga ah consumes little electricity, it is in fact, using the chemicals in the bidaar, the more qofkaas uu salaaxo bidaartiisa, the friction it creates in the magnetic fields that surrounds qolka fadhiga, waa positive iyo negative antenna, waa xaqiiqo aan anigu soo ogaadey laakin dad badan war uma hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nina Fox   
Bidaar is inevitable to all Maryooleey men, so brace it and ******q it with olive oil. It would've happened sooner or later. It has nothing to do with age. Make it sparkle aan ku dhahay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^lol,

 

Bidaar iyo Cirro hadii ay isku kaa biirto, Hawl gabnimino baa ku dartid, kolay waa la socota..Allow naga hay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyah, I know you don't have bidaar(lagana yaabo inaad leedahay, balse tan nimanka unbaan ka hadlayaa), laakin qof aad taqaano bal intan ka soo hubso, qof bidaar leh oo qolka fadhiga fadhiyo xilli maghrib ah, qolkaasi fadhiga ah consumes little electricity, it is in fact, using the chemicals in the bidaar, the more qofkaas uu salaaxo bidaartiisa, the friction it creates in the magnetic fields that surrounds qolka fadhiga, waa positive iyo negative antenna, waa xaqiiqo aan anigu soo ogaadey laakin dad badan war uma hayaan.

LOL ur crazy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this