Sign in to follow this  
Saalax

Galmudug community disowns Daahir-Calasoow

Recommended Posts

Saalax   
A_Khadar   

If that simple to disown people from their community/clan, ssc is going to disown many traitors such as Xaabsade and Kayse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

A_Khadarow: It is not that easy. Their ideas and political association can be disowned but not their lineage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looool......Daahir Calasoow halkiisa haba joogee khayr laguma sheegeyne, wax dayro astaahilana waaba yahay, balse kuwa Shacabka Media qoraa maxay dhaamaan toloow?

 

I think in labadan shabakad ku sheeg kuwa qora (Waagacusub iyo Shacabka) wax dhex mareen oo halkaan been iskaga tebinayaan ee yaan lagu sirmin. Waxaaba caddayn kara February 2011 war la qoray oo hadda Shacabkamedia soo nooleeyeen...lol

 

 

XX siduu well done ula soo boodey...bal aan saaxiibkay kaftan hagari ku jirto ku tuuree....Waan ogahay oo Daahir ayaa beryahaan Siilaanyo saarnaa marka adigana akhbaartaani waa kuu akhbaar culus....lol

 

I only hope waxa website-yada Soomaalida ee wararka iyo macluumaadka kale ee akhbaarta Soomaaliya xambaarsan qora BADANKOOD, dagaal-oogeyaasha, kuwa shiikhyada isku sheega ee dadka laaya, ganacsatada kuwa isku sheega ee dadka dhiigooda jiqa iyo kuwa idaacadaha u shaqeeya ee beenta iyo qabyaaladda ka hadla oo buunbuuniya wax aan jirin in Soomaali disown-garayn lahayd, not koox iyo beel!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

War ma ninka waagacusub qoraa lol wax la dayriyo wuu istaahilaa kaas, siduu u hadlo ayuu wax u qoraa partocolka wax looqoro xataa ma yaqaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this