Sign in to follow this  
Qorax

Kacdoonka still continues Pics Videos

Recommended Posts

Qorax   

Kacdoonka shacabka is still in full gear , shacabka have matured enough to know who can unite them and who's actions are honest and is ready to bring Somalia back from the disaster of the last two decades .!

 

The Shacab have spoken :

 

Kacdoonka_shacabka_London_2.jpg

Kacdoonka_shacabka_London_4.jpg

Kacdoonka_shacabka_London_6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa kacdoon calaf ka baxay. 3 maalmood xitaa kama soo wareegin, ninkii Farmaajo ahaana waa iska dhaqaajiyey. Toloow dadkaan riyadoodii xaggee buu uga tegey. This is why aysan siyaasiyiin-ku-sheegyada Soomaalidu isku hallayn u lahayn warkooduna uusan qabasho u lahayn!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Abwaan waxaan dadku arkin baad aragtaa baan u maleyn. This isn't for Farmaajo bigger than him. Hadaad ogeyn wax dowlada Somaaliyeed layiraahdo inaysay jirin Farmaajo wixii ku dhacay baa daliil kuu ah. Wixii kartidiisa ahayn ee awooday waxay ila tahay inuu qabtay tusayn Soomaalida hufan in Qaranimadoodii mar hore luntay asaguna maanta tusaale u yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Labdii wax matare (Shariif and Shariif). Waa kuwaas kii kaliya ee maanta Soomaaliya iyo Soomaalida wax u tari lahaa kursigii ka qaaday. Nasiib wanaag shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan way la socdaan in Labada Shariif ay yihiin Lug-gooyo.

 

Labda Shariif xukunkoodii maalmo ayaa ka hadhay. Bal waynu eegi halka ay ku dambeeyaan!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mayaani;729419 wrote:
Abwaan waxaan dadku arkin baad aragtaa baan u maleyn. This isn't for Farmaajo bigger than him. Hadaad ogeyn wax dowlada Somaaliyeed layiraahdo inaysay jirin Farmaajo wixii ku dhacay baa daliil kuu ah. Wixii kartidiisa ahayn ee awooday waxay ila tahay inuu qabtay tusayn Soomaalida hufan in Qaranimadoodii mar hore luntay asaguna maanta tusaale u yahay.

Mayaani, dowlad Soomaaliyeed waa jirtaa balse awood ma laha ayay ku qurxoonayd. Dhaqanka Soomaali badan ayaa beryahan laga dareemayaa in markii ruux ay taageerayeen xilka laga qaado inay dhahaan dowlad ma jirto oo wax adiga kugu kooban ma ahan.

In Soomaaliya siyaasad khallafsan ka socoto waan kugu raacsanahay balse dowlad waa jirtaa. Haba ahaatee mid aan shacabku soo dooran.

Anigu dadka waxba ma dheeri balse waxaan isku dayaa inaan wax qiirada dhaafsiisan arko.

Haddiise muddaaharaadku uu Farmaajo ka weyn yahay waa wax wanaagsan oo in mustaqbalka dheer laga fekero iyo waxa bulshada dan ugu jirto. At the end of day waxa Sharifs ay soo wadaan inaysan horumar la taaban karo keeneyn la isla meel dhigo way wanaagsan tahay. Looba joogeese bal inuu sii socdo iyo in kale Insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mahiga iyo Musaveni haku maamulaan mashaqo ahaa.

 

Meeshaan Farmaayo iyo shaqsi ahaantiisa ma taagnee, Soomaaliya iyo badaxbanaanimadeeda taagantahay. Haddii maanta sidaan sahlan Farmaajo -- oo ahaa shaqsigii kaliya waxqabanaaye -- loogu tuuro yaa haraayo oo la dhaafaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;729585 wrote:
Mahiga iyo Musaveni haku maamulaan mashaqo ahaa.

 

Qol Mugdiyaa naloogu tashadee mashaqo ahaa!

Soomaalina ma mucaaradi karto mashaqo ahaa!

Mid mid baa naloo adoonsadee mashaqo ahaa!

Marba qolaa saan noo gashee mashaqo ahaa!

Shalayna Meles maantana kuwaan mashaqo ahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Abwaan adaa ka jawaabe dawlad hadii awood isku difaacdo lahayn ama go'aan ku soo saari karin waxay dowlad ku tahay ma aqaan taasna waa mid aan aminsanaa horay iyo hadaba. Farmaajo tageeradiisa Soomalida sawiradooda kor ku aragtaan oo cid walba leh baa la mid ahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this