Sign in to follow this  
Mooge

It is a war between minister Abdikarim from SSC and Farmajo from Gedo.

Recommended Posts

Mayaani   

Abwaan, dadka qaarkii waxay rumasan yihiin dawlada Farmajo wax yar qabatay anigana sidaas bay ila muqatay. Laakin dadka badankii ma aha inay aminsan yihiin Farmaajo in uu hayo furihii nabada ee Somalia balse waxay ka caraysan yihiin xumaantii ka dhacday Kampala. Mana aha inay qabiil ku tageerayaan. Adigu TFG haday kuu wada xun yihiin waa wax la gartay laakin inaad tiraahdo Somali banaan baxday ma arag waxaan u arkaa jikaar iyo muran jecli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mayaani;728254 wrote:
Abwaan, dadka qaarkii waxay rumasan yihiin dawlada Farmajo wax yar qabatay anigana sidaas bay ila muqatay. Laakin dadka badankii ma aha inay aminsan yihiin Farmaajo in uu hayo furihii nabada ee Somalia balse waxay ka caraysan yihiin xumaantii ka dhacday Kampala. Mana aha inay qabiil ku tageerayaan. Adigu TFG haday kuu wada xun yihiin waa wax la gartay laakin inaad tiraahdo Somali banaan baxday ma arag waxaan u arkaa jikaar iyo muran jecli.

Mayaani, waa arrin aan xumayn haddii dadka qaarkii ay aaminsan yihiin in Farmaajo wax qabtay, aniga laftayduna Farmaajo far keligiis kuma taagayo balse waxaan leeyahay intaan wax kabadan oo Soomaali in loo qabto ay mudnayd baa meesha ka maqan. Su'aalaha aan qabo waxaa ka mid ah markii uu Farmaajo maalintii la yiri jagadaada ayaa qilqiil ku jirta intuu idaacadda soo istaago uu leeyahay Shariif ayaa dowladda in wasiirro loogu daro raba, muxuu u sheegi waayey hadalkaas wakhtigii ku habboonaa oo ahayd markii Farmaajo dowladda soo dhisay. Wax qarsoon ma ahayn in Xariif Xasan uu rabey in sidii middii Cumar Cabdirashiid uu liis wasiirro ah soo qorto balse Farmaajo's cabinet uu taas ka waayey. Midda kale maxaa shacabka loogu beerlaxawsanayaa tuutaha iyo hadallada idaacadaha iyadoo sida runtu ay tahay isbeddel muuqda aysan dowladdaani la imaan xaaladduna halkii ay markii hore taagnayd meel u dhow ay joogto.

Runtii maantadan la joogo haddii la i weydiiyo kee baa habboon inuu maammul Soomaali u qabto saddexda nin ee aan ka hadlayno markii isbeddel yimaado waxaan ku talin lahaa in Farmaajo laga qayb geliyo.

Midda kale anigu marna qabiil baa muddaaharaadaya ma dhihin balse dadka soo abaabulay ayaa qaar la gatay waxaana ka dambeeya tarzan iyo kooxdiisa ayaan ku iri, xaafiiska Farmaajona kama marna wuxuna waa siyaasad ayaan iri.

Ninka aaminsan ciddeenna ayaa kursiga Farmaajo qaban jirtey waxaas isaga haku qufulnaadeen baan qabaa taasna ma ahan mid caqli gal ah oo cid jago gaar ah lehna ma jirto waxaasna waa waxa in laga gudbo la rabo.

 

Xitaa Mooge kuma raacsani meesha uu leeyahay Farmaajo ayaa beelo gaar ah ka soo horjeeda, balse dooddaas hadda ma joogto oo waxaaba ka sii daran tan hadda loo joogo oo ah muranka Farmaajo, Shariif Axmed iyo Shariif Xasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Awood qaybsigii soomaalida loogu taliyay kursigaan farmaajo iyo puntland iskama lahayn markii horaba labadu waxay hoos tagaan koonfurta madax weynahooduna waa sheekh shariif

 

walaalaheen waqooyi galbeed ayay ahyad in loo magacaabo qof karti u leh si koonfurtu jeclaysiga faraha badan uga gudubto

dawladu waa naaso badan tahay hadii istiqraar iyo nabad la helo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwan nimankan yaanay ku dalin. they know everything. mayani adiguu ku daalin. these are the same people who believe Cumer Abdersahid beysaani is a clanist. loool. i have seen with my own eyes on this website kuwo ku doodaya sheekoyinkii Dalabeey oo dhagaysteen. farmeejo wrote a book of qabiil garbage even his current boss had to apologize for his aflagaado before he was approved by mps. he has a history of clan bigotry. taas miyaa la isku diidayaa? iyadoo saas tahay ayaa arkeysaa kuwo Cumer Abdershid caayaya. farmaajo book is at the library. :D:D his bias against north east and caydiid clan is in the book. after he became rasilwasare he told Juriile that no matter what happens, he will never visit garowe even if his mother is on death bed. dadkii oo dhan way yaabeen. waa nin reerkaas ilaahay tusay.

 

aniga all i am saying is this man has a clanist track record. he has done nothing to prove to me and puntlanders anything otherwise.

 

ha isku wareerin fake revolutionaries. let them wake up sleeping children in mudisha xaafado with makarafoon. :D

 

subah wanagsan boowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;728311 wrote:
Awood qaybsigii soomaalida loogu taliyay kursigaan farmaajo iyo puntland iskama lahayn markii horaba labadu waxay hoos tagaan koonfurta madax weynahooduna waa sheekh shariif

 

walaalaheen waqooyi galbeed ayay ahyad in loo magacaabo qof karti u leh si koonfurtu jeclaysiga faraha badan uga gudubto

dawladu waa naaso badan tahay hadii istiqraar iyo nabad la helo

Have you been following transitional arrangements at all? If not, this is how it works: out of the four in 4.5, Two clans compete for the presidency, which ever wins appoints the other as prime minister. case in point, president yusuf and pms Ghedi, nuur cade... President Shariif and pms ina sharmarke, farmaajo... The other two compete for speaker and foreign minister. There have been cases were SSC has been mistaken for the north west such as Jengali lol, but seriously its 2011, we should all know this by now

Share this post


Link to post
Share on other sites

According to some people here, you are not Puntlander if you not from Galkayo, Garowe or Qardho so, Jangale, Juurile or Abdikarim for that matter are not REAL Puntlanders to them. Cajiib ala qabiilku xuma. DUGSI MALE QABYALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE.

 

I dont believe Farmajo is superman but I believe he deserve to have a chance if Sakin and Hotel get year extension. I am sure anyone who cares about somalia will agree with me this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

^except Abwan and Mooge who beleive all the protesters were either from Gedo or they were paid somehow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qorax if you think in Soomaalinnimadu tahay qof baan ka daba ordayaa because of indho-la'aan amase dan gaar ah baan leeyahay taas adiga ha kugu ekaato.

 

Double xaalku ma wuxuu marayaa un haddiiba hebel iyo hebel joogaan maa hebelna laga rabaa....Kula yaabi maayo oo that is exactly why Soomaaliya u hagaagi weysey. Every single inkaar-qabe iyo warlord qof, koox iyo qabiil baa sidaas u arka. Kama wado inaan Farmaajo Warlord ku tilmaamayo amase aan adiga ku leeyahay ku qabiil baad tahay, laakiinse fahan ujeeddadeydu waxay tahay haddii aan dhahno hebel la daayo, hebelba waa joogaa xal ma gaareyno.

 

I think Shariif Axmed, Sharif Xasan and Farmaajo should all go! Balse Ilaah waxaan ka baryayaa inuu wax ka wanaagsan noogu beddelo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan Masha allah waad soo dhowdahay. hadan wada fariisano waan is fahmilahayn. Akhi I rather see them all gone and as I mention before Farmajo is not superman but he has a great team and dont you disagree that with me.

 

Ilahayow wadanka noo hagaaji aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

Shacabka Buuhoodle iyo SSC oo Muujiyey Taageerada Weyn ee Hayaan PM Farmaajo

 

DSC02611.jpg

 

 

259970_217442871623840_100000743868712_7

 

 

Abdikarim_UN.jpg

 

shariif1.jpg

 

Farmaajo_Guusha_Dagaalka_3.JPG

 

42.JPG

 

sharif-ookiyaal1.jpg

 

Madaxweyne-Shariif-Oo-Manata-Xariga-Ka-J

 

Bunjambura_Sheekh_Shariif_5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Abwaan Soomaalinamadu waxay tahay in uu qarankii soo laabto, dowlad dhexe la helo. Tobankii sano ugu danbaysay TFG badan ayaa wadanka soo maray isjiid jiid iyo musuq maasuq ayay waqtigoodii ku dhamaysteen. Waxaa yimid nin Farmaajo la yiraahdo , wuxuu soo dhisay wasiiro aqoon fiican leh, wuxuu mushaar u bilaabay ciidankii milatriga, wuxuu isku dayaya dhaq dhaq ah inuu wax qabanayo asaga iyo xukuumadiisa(waxaan u malaynayaa inaan intaas isku waafaqayno)

 

Sidii caada ahayd ragii ugu sareeyay ee TFG way is qab qabsadeen, waxaa la yiri heshiis ha lagaaro si looga baxo is jiid jiidka(wax xun ma aha). Waxaa heshiis lagu gaaray in la rido Xukuumada Farmaajo oo maxaa loo ridaya ? ma lacaga aya dhunsadeen ? Ma wax qabada la aan baa ? Jawaabta su aalahaasoo idil ayaa waxay noqotay MAYA. Laakiin ayaka ayaa fudud inay baxaan si loo badbaadsho TFG baa layiri

 

Marka ma waxaan laga xanaaqin baa taas? marka mudaharaadkii meelo badan ka dhacay wuxuu ku salaysnaa taas horta waana Soomalinimo, hal nina way ka wayntahay magaratay? Qofkii markaas qabiil ahaan ku taageeraa waa yeelkadii, qofkii qabiil ahaan ku diidaana waa yeelkadii.

 

Marka sxb anigu intaas ayaan qabaa oo marna kumalihi majiraan dad Farmaajo qabiil ahaan ku taageerayo waan is naqaanaa laakiin wixii dhacay maalmihii la soo dhaafay qabiil way ka wayneed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

People continue to make up stories about who is related and whom shall depart. Abdikarim is not the impressive strategist y'all make out to be nor does he care for SSC, the man continues to remain significant because he has aligned himself with the power-brokers of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this