Sign in to follow this  
Cawaale

War Deg Deg ah: Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gurigiisa lagu Weeraray..

Recommended Posts

Cawaale   

MUQDISHO (KEYDMEDIA) Sida uu xaqiijiyay wasiirka warfaafinta boostada iyo is gaarsiinta xukuumada KMG ah Soomaaliya oo la hadlay idaacadaha waxaa daqiiqado ka hor isbitaalka Madiina ku geeriyooday wasiirkii arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumada KMG ah C.shakuur Shiikh Xasan Faarax.

 

Wasiirka ayaa ku geeriyooday isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho, waxaana iminka ku sugan isbitaalka xubna ka mid ah ehelada iyo qaarabada wasiirka.

 

Kooxda shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qarax, waxaase dadka qaar ay rumeysan yihiin in qaraxa ay ku lug leeyihiin Saraakiil Dowlada ah. (Keydmedia Arintaas wee sii Baareysaa)

 

Alle ha u naxriistee C.shakuur Shiikh Xasan Faarax waxa uu ka mid ahaa wasiirada ugu dhaq dhaqaaqa ruun xukuumada uu madaxda ka yahay Max’ed C.llaahi Farmaajo, waxaana bilowgii bishan ugu baaqay dhamaan talisyada ciidamada dowlada in ay wax ka qabtaan ciidamada maalaacyacniga hubka kula wareegaya magaalada.

 

Bishii june ee sanadkii 2009 ayeey aheyd kolkii sidan oo kale loo dilay wasiirkii ammaanka qaranka ee dowlada KMG ah Cumar Xaashi Aadan oo ka tirsanaa wasiiradii ugu firfircoonaa ee xukuumadii xiligaasi jirtay.

 

WWW.KEYDMEDIA.NET

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Odoyaasha_Dhaqanka_Wasiirka_Amninga_9.jp

May Allah have mercy on him and grant him Jannatul Firdous. May Allah give his family and friends sabar and Iman. InshAllah Amen. A great loss to all who knew him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Inaalilaahi wa inaa ilihi raajicuun. Murxuumka ilaahay ha u naxariisto. Eheladisiina samir iyo iiman

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

AUN, this is very sad, he will be missed, laakiin su'aal waxay u taalaa dadka u malaynaya in sidaan Jano lagu tagayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was a hard working Minister wa wasiirki Yidhi inan hubka lala wareegi karayn Xamar gudihisa allah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro this is very sad ilahay samir iyo iman haka siyo qarabadisa iyo eheladisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Its said that Mo'alim Mohamoud of Ahlussuna(Galgaduud) was with him when the attack took place and nothing has happened to him. So if AS carried out the attack why wouldn't they take the other man too? Yet the suicide bombed is said to be a lady who lived with his family in his own house, so she would know them right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

sad indeed. the young female suicide bomber was his niece and he was working to send her to study medicine in Malaysia. She was brainwashed and drugged by Al-Shabaab to kill her uncle-minister who was taking her. This is way too extreme and irreversible. Al-Shabaab brainwashed a whole generation. May Allah bless his soul and rest him in peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this