Sign in to follow this  
Complete

Nin ku siray wax kuu sheeg

Recommended Posts

Aaliyyah   

I am feeling this song walahi lol...inkasto I didn't get all the lyrics! Thanks hun for sharing! Maybe if u understood it u can post the lyrics! I have this tendency that I need to understand what I am listening to lol...

 

especially 5:29- 6:23...loved it!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Nice song. Never heard it before.. It must be long ago..

 

Alliya, i would but have no much time to post the lyrics..

 

especially 5:29- 6:23...loved it! - I recognize that voice.. Magoole AUN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

the song is beautiful and was compsed by the legendary Sangub.

 

Here are the lyrics and u right the message was for Africa back in 1974 to wake up but it is more relevant today for us Somalis..especially when it says " Hadaad samirkii aragteen, waxba inaanu soo sidi, sanadkana ogaateen, qarnigana sargooyada labaatan uu kow ku sugan yaha, taariikhdana la so socotaan meeydi caqliga iyo your skills maashaan! I am not big fan of the sword and fighting. let us bring peace and sanity to Somalia and get rid of the blood thirsty murders and corrupt sickos ...no more "wait and see". if things go getting worse and worse like it is now, there won't be no Somalia. Somalia is fkcd'up now and it is us that can fix it before it is too late.

 

 

Saynab Cige

 

Maxaa siro la qabsaday,

Saf saf laysu kala maray

Siraad laysu wada shiday

Laysu sokor-daahayaa

leeys wada sabaayaa

 

Salaan aan niya ahayn

Gacmo laysu saaraa

Laysu soo dhaweeyaa

Runta laga siqaayaa

Beenta sacabka lootumay

 

Aduunyada sir iyo caad

Ninba sidii dantiisa ah

U siitaa saqaafaha

Saamo laysu jiidaa

Laysu wada sanqanayaa

Siddi qabaxi daba taal

Afka subug la miriyaa

Calooshuna sun jiiftaa

 

Sancaalaha Gumeystaha

Hubka ay sameystaan

Hadaanay dhiiga ku socidsiin

Siduu u gadmaayaa?

 

 

Salaad Darbi

 

 

Waxay tahay su’aashii

Kolba laba sokeeyaa ah

Saaxiiboo walaala ah

Laysku soo diraayaa

 

Markii laba saf loo go’ee

Saanadii dhamaatee

Soo qayshado la dagihii

 

“Sorry” waannu ka xun nahay

Silic iyo dhibtiinaba

Siintii weey dhamaatee

Sawaariikhda naga gada

Sahal loo yiraahdaa

Waa sidaa ujeeddadu

 

waa sidaa ujeedaddu

 

Afrikaay Sidaadaba

Sac baan xoolo leenahay

La yiraahdo saxardiid

Sumadiisu midab tahay

Afartan iyo sided naas

Simani ay ku yaalaan

Caanuhunu eey sunsumayaan

 

 

 

Magool

 

 

Markii uu salaadiyo

Saqda dhexe dad toosiyo

Candha saabkii waayuu

Isticmaarku salaaxuu

Sibraarada ku dhaansaday;

 

Jeerood saafi noqotaan ood

Fara siman ahaataan

Inaad seerma weydiyo

Gurya-samo ka baaqdaan

Sacabka ha u garaacina

 

Sidan waa naqaa

Sidanna waannu garannaa

 

Haday gacantu saan tahay

Sir bey cirib ku leedahay

 

 

Maxamed Suleebaan

 

 

Sinaantu waa dhab!

 

Saadaashu waa run!

 

Xornimo waa sed

 

Hadaad samirkii aragteen

Waxba inaanu soo sidin

Sanadkana ogaateen

 

Qarnigana sargooyada

Labaatan uu kow ku sugan yahay

Taariikhdana la socotaan

 

Meeydun seefta maashaan!

maydun seefta maashaan

 

Ilaa aad sameysaan

Saldhigyo tidhaahdaan

Sokeeyihii Madoobaa

Sugi meyno nolol wacan

sugi meeyno!

 

 

Nin ku sugay gar kuu dhigay

Nin ku siiyey kuu faan

Nin sarbeebey kaa qari

nin ku siray wax kuu sheeg

 

Afrikaay ha seexan

Afrikaay ha seexan

afrikaay ha seeexan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this