Sign in to follow this  
Maaddeey

Somali-American amongst suicide bombers

Recommended Posts

Maaddeey   

Somali American kasoo Hijrooday Dalka Mareykanka oo kamid ahaa Raggii Weerarka ka fuliyay Saldhigga AMISOM ee Muqdisho.

Last Updated on Wednesday, 01 June 2011 11:30

Written by Administrator

Wednesday, 01 June 2011 10:37

 

 

Markii ugu horeysay ayaa waxaa faah faahin laga helay heybta dhalinyaradii Shahaado Doonka ee dhawaan weerarka ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye.

 

 

Wareysi khaas ah oo lala yeeshay Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo kamid ahaa raggii Shahaado Doonka ku gulay xerada Kufaarta Afrikaanta ah ayaa baaq u diray dadka qurba joogta ah ee ku nool wadamada reer galbeedka.

 

 

Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo ahaa 25-sana jir Soomaali Mareykan ah ayaa Naftiisa Alle ka Iibsaday wuxuuna galay xero ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye.

 

 

Axmed Al-imriiki oo 2-sana ka hor kasoo Hijrooday Gobolka Minisota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in camalkan Shahaado Doonka ah uu galay kadib markii uu arkay dhibaatada iyo tacdiibinta ay wadamada gaalada ku hayaan dadka Muslimiinta.

 

 

Wareysi dhinacya badan taabanaya oo Shahiidkan Muhaajirka ah lal yeeshay goordhaw ayaan soo gudbin doonaa Insha'allaah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this