Sign in to follow this  
Somalina

Hargeysa: Xaflad Lagu Xusayay Labaatan Guurada ka soo wareegtay markii La Riday Mingiste

Recommended Posts

Qoute: Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana lugta ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey.

 

Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa? End of Qoute.

 

Anigu dumar waxba kamaan sheegin horena waxaan ku idhi sharaf ayay iga mudan yihiin, laakiin ha u jiibin oo nacamlaynta iska daa ayyaan ku lahaa. Ta labaad waxaan ka hadlayba meel kalaad u boodday, qoraalkaaga dirqi ayyaa lagu fahmayaa, sidaa aad afkaagii hooyo ka tahay ayaad Soomalidaad ka sheekaynaysana ka tahay. Af gaalo ama mid muslim miduun keen bal. Markaa i jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This isn't a big deal, after all it's a (Jaalliyad) Ethiopian community in Somaliland oo u dabaal deggaya, maalintii xukunka laga tuuray, Haile.

 

Dadkana xasarad uun bay intaa la socdaan, what does this to do with anything about politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anything contains "Somaliland" bay ku xajiimoodaan dee ,,,,,,,,,,,, it is not about Ethiopia if did not get the gist of the post .. it is about Somaliland :D

 

Hadii la yidhaa Nebigii baa Somaliland ka soo daahiray ,, Nebigay caayayaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't see what is wrong with this, Somalilanders celebrated their 18 may in Ethiopia ,, Somaliland just returned the favour.

 

Hee awoow maxaad tidhi ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Alla maxaan isla yaabnay,, ina adeer nin dun fiican oo soomaaliya inay tahay waa kaa muuqataa

balse dhibka jiraa wuxuu yahay dadkii fiicnaa sidaadoo kale waa la marin habaabiyay wax yar baa kasii danbeeya waxaa loo akhriyay inay somaliland yihiin kana duwan yihiin kuwa madmadow oo koonfurta ku nool

 

makula quman tahay in hargaysa iyo garoowe laga xuso dhalshadii tigreega waliba kugu amraan inaad afkooda ku heesto si ay u qoslaan.

geesigii reer w/galbeed 77 dhulkiisa iyo dadkiisa u geeriyooday eed soo xustayna cidina ogayn walow aad tahay qofkii ugu horeeyay oo xataa soo hadal qaada

Share this post


Link to post
Share on other sites

TPLF waxay riday Dawladi Mingistu haile maryam way u dabaal dagan,,

SNM xiliga waxay riday dawladi Siyad bare wanay u dabaal degan

 

Hargeisa na xaflada TPLF walugu qabtay oo waxa so qaban qabiye jaaliyada Ethiopia iyo madaxda safarada Ethiopia ku leedahay Somaliland

 

Adis ababa na waxa lugu qabtay xafladi sanad guuradi somaliland xiligi ay ku dhawaqday gooni isutaaga qaranka jamhuuriyada Somaliland waxan so qaban qaabiyey jaaliyada reer somaliland eeh ku dhaqan dalka Ethiopia iyo safarada ay somaliland ku leedahay dalkaasi Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;724910 wrote:
I don't see what is wrong with this, Somalilanders celebrated their 18 may in Ethiopia ,, Somaliland just returned the favour.

 

Hee awoow maxaad tidhi
;)

Maxaad dictator ugu dabaaldegteen awoowe? :D

Btw, you're a day late. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

For the record, those ethiops in somalia are not supporters of TPLF neither they were Mingisto. Some are X-mingistor army and others are Oromo. So stop excusing they celeberators are ethiopians supporing Malez. It's obvious who they are and attendees.. Keep loving your master. You should be proud and happy with what ever you desire to do in this case praising Ato Malez..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;725137 wrote:
halkeed aragtay anigu u dabaal degaya dictator awoow, masmuuliyin Ethiopian ah ayaa u dabaal degey lolz

Sowtii adigu kulahaa Passerby dictator baa baxay mid kale ayaana booskiisa ku fadhiistey, haddaba warku wuu iska cadyahay awoowe. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this