Sign in to follow this  
Somalina

Hargeysa: Xaflad Lagu Xusayay Labaatan Guurada ka soo wareegtay markii La Riday Mingiste

Recommended Posts

Somalina;724841 wrote:
Che, 2008-kii party-gii la bilaabey, ayaa la dhameystiraaye lee sannadkaan.
:D

One would think the foriegn ministers would be invited to Addis, I guess Sland hasn't done enough to please Zenawi since 2008. They need to up their sucking up and work harder:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Enjoy haters. :)

 

Somaliland May18th Celebrated in Addis Ababa.

 

 

Xuska sanadguuraadii 20aad ee Somaliland oo si aan hore loo arag looga xusay magaalada Addis Ababa.

 

fprhb9xxyicz7asrt53.png

 

mirclnsn29qxfb0h6oos.png

 

q5ctrqkatt234qqs3qnl.png

 

kixv1a0v08gc9ojyggfw.png

 

http://www.togaherer.com/2011/05/20/xuska-sanadguuradii-20aad-ee-somaliland-oo-si-aan-hore-loo-arag-looga-xusay-magaalada-addis-ababakhudbadii-taarikhiga-ahayd-ee-ambassador-aadan-nuux-dhuulewacdarihii-fanaaniinta-somaliland-band-da/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa wax lala yaabo in Somalidu meelkasta oo ay aduunka joogto ay rabaan inay u dabaal dagaan urur ama maamulkay rabaan kuwii iyaga martida u ahaa ee dariskooga ahaana ayna waxba u ogolayn "Cadaalad Doonow Cadaalad Samee"

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi:

Dalka waan aqaana

Bahal iga da weynoo

Dad cun ihi ma joogee

Ma didee hargoolow

Ha igu tumin durbaanada

Iyo Daasadaha madhan.

(Daalaley Hadraawi).

 

Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'.

 

Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;724845 wrote:
^Bal dhaqanka suuban inaadeeradaa kow soobar d@badh!l!fnimada iskadaaye dheh-nothing worse than subservient man.

Weel walba inta ku jirta ayyuu soo daadshaa baa la yidhi, gole rag isugu yimid sidaa haddaad u hadasho waa lagu kala kici lahaa, dumar jiibinna diir iyo dun midna uma lihin waa kow, daba******nimada aad sheegayso waa iska dacaayad raqiisa oo ku tusaysa uun maankaaga. Ilmada yaxaaska iska daa. Taariikh aan kuu sheege, 1993 ayyaa AUN Cigaal oo fadhiya shikrii Addis ee Soomalida ayyay sideedii isla wada kacday ''Soomaaliyeeyey toosoo;,,,,'' markaa intuu istaagay markay dhamaatay ayyuu yidhi ''nabarkii barigii hore ay naga damqi jirtay heestaasi waanu ka bogsanney''. Hadraawina wuxuu yidhi:

Dalka waan aqaana

Bahal iga da weynoo

Dad cun ihi ma joogee

Ma didee hargoolow

Ha igu tumin durbaanada

Iyo Daasadaha madhan.

(Daalaley Hadraawi).

 

Markaa dee hadh iyo habeen haddaad si raqiisa oo meelaha chat-ska caruurtu qurbaha oo kale aad u hadasho adeer wakhtigaa innaga lumi, cidii kuu jawaabtana waad la dhaadhacaysaa. Laakiin taariikh haddaad doonayso si daacada wax u baadh si emotional ah oo inferiority ka muuqato ha hadlin sxb, Xabashida waligayba annaa la dagaalami jiray maalintaad aaminsanaa qaddiyaddaas: Anigu ahaa kii ku madhay ee haldoorkiisii iyo jananadiisii kaga dhinteen '77, cid kasta soo waydii dadkii ku madhay dagaalkaas iyo magaaloyiinkii diyaaradaha Ethiopianku garaaci jireen inay Hargeisa ahaayeen, ha la yaahin isla qiiradaasi waa tii keentay inaan Jamhuuriyad dhan kuu keeno ood qaadato: Caasimad, Madaxweyne, Raysal wasaare, Wasiir Dibad, Wasiir Gudaha, Wasiir Maaliyadda, Taliyaha Ciidanka, Taliyaha Booliska, Madax Baarlamaanka. Wali ma is waydiisay waa maxay nabarkan ay leeyihiin waanu ka ''bogsannay'.

 

Xabashida waxba ha igu khuukhin oo durbaanada ha igu dumin, 500'000 oo caruurtaydii iyo maatiday aha yay xuduudaha u fureen oo ay qaabileen, kay ka cararayeen waa kan aad leedahay gabdhihiisaa Ethiopia lagu kufsanayaa, malaha waa nabsigii, god ha qodin hadimo walaalkaa inaad ku dhici ma ogide........markaa Xabashida shalayna anaa birta ka asli jiray, maantana rag equal ah oo dano wada leh ayyaanu nahay. Wax aynu kala faa'iidaysano ee ha caytamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana lugta ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey.

 

Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa?

 

Salaax.....Ninkii afkiisa lagahayo ragbaan raadsanayaa waa adiga. Let's not go down that road or do you wanna me call Ibti to shame you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che -Guevara;724855 wrote:
Dumarbeey kaaga dhegteey. Ma, aqaan taas waxa keeney bal dhinac iska dhig. Naag weey kusoo koriseey abaalkood aflagaado hagu badalin. Marka let's drop this constant reference to women out of this or your gerinimo you seem to be throwing about is based on serious insecurity. Midakale hadaad Amxaar aad isku dhinac martaan taaso qadyaadada laakiin waxii kusoo raaca haka booyin oo ninkii Samsam Amxaaro caganta ugaleey dh@badh!l!fnimo mooyaane wax kale laguma tilmaami karo. Hadaad equal tahaney Axmaaro Buhoodle sheeganeysid dad kuma xasooqeyn meeshey doonaana
ma mariyeen marka adiga, kuwa deriskaaga bariga kaa xiga iyo kuwii Xamar Amxaaro u sacab tumaye waa dulinimo iyo nasiib daro Soomaali suu wajahey ee tariikhadaada iska heeso waxaan kala faa,iideysanoono majirteey.

 

Hadaadan jecleesinin waxaan oranayo ha,iijawaabin oo waqtiga ha,iska lumin. Midakale shaqsi ahaan kuma aflagaadeyn mase magacaaga Sland la,yiraahdaa?

 

Salaax.....Ninkii afkiisa lagahayo ragbaan raadsanayaa waa adiga. Let's not go down that road or do you wanna me call Ibti to shame you.

Somebody please translate this to Somali or English.

 

Thanks!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;724824 wrote:
^History will not look back on those celebrating this day while just across the border Somali girls are raped everyday.

chow, and i suppose the big foots in ethiopia raping their own women shall go unnoticed. The fall of that regime should be celebrated by all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this