Sign in to follow this  
Siciid1986

Daawo: Aljazeera tv sidii uu uga waramay dabaaldega Somaliland ee 18 may

Recommended Posts

Ardu Soomaal imika waa la iska daayay. Jamhuuriyattu Soomaliland ayyaa ka fiican, waayo Ardu Soomaal waa turjumaad magacyadana lama turjumo, waayo carabtu Holland - Hollanda unbay yidhaahdaa, sidoo kale Finland waa Finlaandaa, markaa teenu waa kuwaasoo kale.

 

Wariyuha luuqadii cadawga Somaliland ayyuu isticmaalayaa sida: Infisaal (Goosasho), Iqliim (Gobol), Shimaaliyiin (Reer Waqooyi), Jamhuuriyad Maa Usammaa (Waxa loogu yeedho Jamhuuriyadda...) malaha carabta ayyuu ka baqayaa inay shaqada ka eryaan hadduu si saxa u warramo.

 

Barigii Cigaal AUN si fican ayay Al jazeera uga warrantay Somaliland, laakiin imika qoladani kamaba warhayso siday ula hadli lahaayeen warbaahinta carabta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this