Sign in to follow this  
Gheelle.T

Delegates from Somalia @ the 64th WHO assembly! Among them SL..

Recommended Posts

Ethiopianku meel Soomali ku kaftamayso in dagaal ka dhacuu moodaa! Threadkii Ina Igarre jawaabtiisi waad ka gambisay miyaa, no problem. Godaydaa aad soo qorataan ku xasuustee, Xamar markaanu ka soo qaxaynay ayyaa adeeradaa Goday is yidhaahdeen wallee nimankaad waligiinba maalka ku ogaydeen ayyaa idin dhex marayee dhaca! Bal Caqli xumada, haddaa waa isla raggii bilo ka hor SNM tu intay cafisay, dhar u xidhay, gawaadhi soo saartay ee mid walba lagu yidhi adeer guryihiinii iskaga noqdo Hargeisa waa la idinku soo waalee! Gobonimada waa loo dhashaa. 40 Kolanyo ayyaanu ahayn, qoryo ayaa noo saarnaa, bal carr iyo wir ayyaa ka dhacaday wayna iska hulleeleen, Inkastoo qoladii naga dambaysay ay illaa kabaha iyo dharka ay kala baxeen! War inkii Cali Dhuux muxuu yidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Alla-Maxaan-Kulayaabay;719881 wrote:
Bacda iska fur sxb.

Bacda waxaa igu xidhay you have only 19 posts under your name and all of the sudden you are attacking everybody left and right as a regular member of the SOL cyber ku dirir. This is waxaan la yaabay:

[quote= Tan iska illoowoo, caruurtiinii iyo dumarkiinii ayyaa badhan qaxoonti ku jooga oo caawadaas qax ku jira oo beerahoodii iyo guryahoodii la gubaymarkaasaad ka warwaraysaa wasiir Somaliland ah oo Vaccincation u doontay Geneva. Adcaful iimaan iska baadhbaadh oo iska aamus.

Waxaad ku faaneysaa in dad guryahoodii gubteen oo beerahoodii qaadateen?

 

What era are we in? The Jaahiliyah era - before Nabi Muxamed came to this world?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maana Soodaanta keenay, dee warka akhri dee, headlines-koo dhan bay ku jirtaa. Middeeda kale hadalka ha kala goyn, waxaagau waa :: Waylun lil musalliina ninkii yidhi ee inta dambe ka jaray oo kale.....anigu ninbaan lahaa Wasiirkana iska daayoo, caruurihiina la layanayo ka hadal waanan leeyahay imika. Is daji attack ma jiree, kaftankuu reer magaalku runta isugu sheegaaye:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

General Duke;719889 wrote:
IMG_1930-e1305557327463.jpg

Real countries named here. Nothing fake and unrecognised.

 

The secessionist will run away as usual when the truth comes home..

Yes, Only Real Countries like Somalia, no fake country like snm-clanland/Somalidiidland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Where is Xaaji and JB???

 

Puntland health minister, NW Somalia health minister sitting side by side with the Federal Government Health minister in the middle and in front of them is the country they are representing....Somalia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

So what is everyone here actually saying ? What does this picture prove ?

 

If the only format in which the SL representative was allowed to participate was under the banner of Somalia or not at all, should he have left even though he/SL had much to gain from attending this conference ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Awoowe, this buries the mantra of SL is separate nation. What ever happened to " we will never sit with Somalis?" In the eyes of the world, SL is just part of of the failed nation of Somalia. One nation under the blue flag!!

 

Waxay illa tahay durriyadda heavy weight-kii SOL waxay ku mashquul sanyihiin May 18 preparation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thought it is International Conference ..... why this photo is reported only in Bugland portals ?? :D

 

 

Looks like the Waagacusub one ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Dee kuwa SL ma iyakaa ku dhaca wasiirkii oo Somalia hoos fadhiya inay soo dhajiyaan. Sawirka wasiirka maad soo dhajisid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

War Tooshka dadka ka daaya dee!..

 

They are busy with splitting the clan and each sub having its own party. In Minneapolis, in same blcok, two parties at the night and same hour for May 18th, classic..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

What a terrible thing to happen right before May 18th, the NW Somali health Minister representing Somalia with other members of our nation!

 

The secessionists have nothing to say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this