Sign in to follow this  
Saalax

Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif

Recommended Posts

Saalax   

sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin

 

ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii

Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami

 

 

 

 

 

-weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland.

 

 

 

 

 

qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo

shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha *********** waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC

wixii kasoo kordha kala soco

 

 

Xigasho..www.buhodlepost.com

 

 

 

Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Buhodlepost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this