Sign in to follow this  
Saalax

Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif

Recommended Posts

Saalax   

iqr77qerqb4k6ij0b9h.jpg

 

SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:Cali Khaliif Galeyr Oo Ka Careysiiyay Aqoonyahanadda SSC Ee London Shirka Ooga Furmay

 

Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami-weysay ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foori ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeyr ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland

 

Aqoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka carooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeyr,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland.

 

Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaaray waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen.

 

Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Caalamiga ee Shacabkamedia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali khalif galaydh was in burco in 1991 at reconciliation conference hosted by the SNM by the Late Muj abdiraxmaan tuur he was at the borama state conference in 1993 and wanted to run for vice president he lost to Muj abduraxmaan aw cali. I think he hates to see his clan divided and wants them to be part of one entity

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Stuff and nonsense, cheap propaganda by haters, somalidiid they never learn.

 

Prof Cali Khaliif the former prime Minister of Somalia is passionate and eloquent activist of Somali Unity and SSC Movement.

 

Prof Cali Khaliif is big financier of SSC Movement. Now Prof Cali Khaliif and Leader Xaglatoosiye are the 2 key organizers who are behind the SSC Supporters/Donars Conference in London

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Prof Cali Khaliif Galayr "Dowlada KMG, Somaliland iyo Puntland waa Khasab In Ay La Shaqeeyaan Maamulka SSC Baryo Maaha"

 

galayr-300x228.jpg

SSC-Somalia.jpg

 

Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland.

 

Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi

 

Siyaasiga Soomaaliyeed ee Cali khaliif Galayr ayaa waxaa uu soo bandhigay qorshihiisa Mustaqbalka iyo halka uu ku wajahan yahay mustaqbalkiisu waxaana uu sheegay Mar uu la hadlayay Idaacada Barkulan iyo SomaliChannelTv in xiligaan uu go aansaday samysashada ganacsi u gaar ah oo uu ku sheegay furitaanka TV iyo Radio laga daawado islamarkaana laga dhagaysto Caalamka oo dhan.

 

Prof Cali khaliif oo ahaa Ra iisalwasaarihii Dawladii TNG da ee lagusoo dhisay Carta ayaa waxaa uu aad u soo dhaweeyay dhismaha xukuumada Cusub ee Soomaaliya ee Ra iisalwasaare Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo.

 

‘’Xukuumada Cusubi waa mid tayaysan islamarkaana kooban waxaana ka dhex muuqda aqoonyahano iyo dad ka fog arrimaha musuqmaasuqa iyo danaha dawladaha dariska la ah Soomaaliya gaar ahaan Itoobiya ayuu yiri Cali Khaliif oo ka qayb qaadanayay Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee TV ga SomaliChannelsaldhigiisuna Yahay London.

 

Baarlamaanka KM g ah ayuu ugu baaqay in ay ka feejignaadaan caqabad ay ku sameeyaan Xukuumada Cusub waana in ay eegaan danta guud oo aanay ka fiirin Maslaxad iyo dano qarsoon ayuu intaasi ku daray Prof,cali khaliif oo hada Retire ama hawlgab ka noqday jaamacadaha wadanka Mareykanka oo uu macalin ka ahaa waqti dheer.

 

Barnaamijka Tv ga ee uu Prof, ka qaybqaadanayay oo ahaa dood furan oo xagga taleefoonada looga qayb qaadanayay ayuu si weyn u dhaleeceeyay qorshaha caalamka eek u wajahan arrimaha Soomaaliya waxaana uu sheegay in dhaqaalaha ay ugu deeqaan Soomaaliya aanu sidii la rabay u fulin taasi oo mas uuliyadeeda ay leeyihiin buu yiri Dawlada KMg ah ee matalaysa Soomaaliya.

 

 

 

Prof,Cali khaliif Galayr oo wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland iyo Puntland eek u wajahan SSC ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn looga gudbi karo iyada oo la aqoonsadao si toos ahna loola hadlo hogaanka SSC isagoo tusaale u soo qaatay Jabhadii SNM oo ka dagaalamaysay Deegaanada waqooyi galbeed ee hada labaxay Somaliland.

 

Waxaa uu yiri SNM iyo SSDF labaduba ma ogolaadeen hadii dawladihii ka soo horjeeday ay inkiri lahaayeen jiritaankooda sidaasi daraadeed SSC waa urur jira islamarkaana ka dagaalamaya deegaanada ay ka soo jeedaan sidaasi daraadee waa in la la hadlaaa o la joojiyaa beelaha iyo jufooyinka ama shakhsiyaadka sida gaarka ah loola hadlayo ee aan wax ka taraynin nabada Deegaanadaasi

 

 

http://boocame.com/?p=6718

 

 

100_5602.JPG

IMG_0258.JPG

100_5521.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

SSC iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:Cali Khaliif Galeydh oo ka cadhaysiiyay Aqoonyahanadda SSC ee London shirka uga socday

 

sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin

 

ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii

Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha ssc ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami

 

 

-weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland.

 

 

qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo

shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha ssc waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC

wixii kasoo kordha kala soco

 

 

Source radiolaascanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Few Puntland websites like Shacabka Media, Taleex, Radio Lasanod, and Garowe Online are not different from Somalidiid websites. All Soamlidiid clan websites spread lies, smears, and propaganda about SSC Movement and people, blatant character assassination of SSC politicians like Prof Cali Khaliif and Leader Xaglotoosiye.

 

Some Somalidiid websites like Qaran/qabiilnews and TVsomalidiid-land constantly accuse Silaanyo, they say he supports Shabaab, and sometimes he supports Somaliweyn. Suldaan Buurmadow said that Warlord Siilaanyo is terrorist and crazy man who support Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;714081 wrote:
SSC iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan:Cali Khaliif Galeydh oo ka cadhaysiiyay Aqoonyahanadda SSC ee London shirka uga socday

 

sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin

 

ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii

Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha ssc ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami

 

 

-weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland.

 

 

qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo

shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha ssc waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC

wixii kasoo kordha kala soco

 

 

Source radiolaascanood

 

 

 

So RadioLaascanood also posted it. Interesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Siilaanyo Caqliga Wax Uga Dhimanyihiin, SNM Ugu Baaqay Inay Inqilaabaan Intuu Carabta Dawirsiga Ugu Maqanyahay.

 

 

 

Crazy-Siilaanyo2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

liibaan Buurmadow is a clanchief not a politician eventhough his Tribesmen Stripped him from his Boqornimo in the Garadag Conference in 2008 , you can not compare him with Prof Cali khalif galaydh who is your intellectual and politician

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;714104 wrote:
liibaan Buurmadow is a clanchief not a politician eventhough his Tribesmen Stripped him from his
Boqornimo
in the Garadag Conference in 2008 , you can not compare him with Prof Cali khalif galaydh who is your intellectual and politician

I never compared Prof Cali Khaliif with Boqor Buurmmadow, the issue is Boqor Buurmadow who has support from his subclan said that Siilaanyo is a terrorist and shabaab supporter, and the other issue is useless website Shacabka Media said that Prof Cali Khaliif support Somalidiidland, obvious lie.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this