Sign in to follow this  
Liqaye

Raga Soomaaliyeed ee Guur Doonka ah oo kusii qul qulaya Dalka Hindia (Warbixin iyo Sawiro ).

Recommended Posts

Liqaye   

Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia kusii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo kuyaala Qaarada Afrika Asia Yurub iyo Ameerika si ay ugu soo aqal galaan Dalka Hindia .

 

Raga ugu badan ee Guur doonka ah ayaa ka taga wadamada Yurub iyo Ameerika si ay Dalka Hindia ugu soo guursadaan Haweenka u dhashay Dalkaasi oo la sheegay in uu guurkooda aad u jaban yahay ilaahna qurux ku maneestay iyo dabacsanaan gaar ah oo lagu amaano haweenka Hindia walow kuwa Soomaaliyeedna aysan ka liidan haweenka Hindia.

 

Guursashada Haweenka Muslimka ah ayaa la sheegay in Dalka Hindia ay aad uga sahlantahay iyadoo la sheegay Deegaanada qaar in nin walbo uu gabdhiisa kusoo bandhigayo si aad u guursato wax xoogaa nooli ahna uu kaga helo.

 

arintan ayaana waxaa dalaal ka ah rag iyaga kunool Dalkaasi Hindia oo u raadiya raga Calaf Doonka Ama Guurdoonka ah ee yimaada Dalkaasi kana qaata wax xoogaa Shilimaad ah una soo dhameeya gabdho qurux badan oo Islaam ah waxa mararka qaar dhada in Ninkii ay ujooaan gabdho uu ka naadiyo Masaajida si loo guursado gabadhiisa .

 

Waxaa jira Dhalinyaro Soomaaliyeed oo katagay Dalka Koonfur Afrika halkaasna u tagay in ay soor guur sadaan waxa ayna ii sheegeen in aad indho daraan dar ka qaadeyso haweenka markii siyaabo kala duwan laguugu soo bandhigo ayna yihiin kuwa qurux iyo dagnana ilaah ugu deeqay .

 

Raga qaarkood ayaana ka cawday in wax loo hoos galiyay taas ay ula jeedeen in haween loogu sheegay in ay gabar tahay aysan noqon sidii ay ka rabeen ama ay hishiiska ku galeen lacagna kaga baxaday xaaladana ay aad ugu xumaatay ugana niyad jabeen qaar kamid ah haweenkaasi oo garoob ku noqda.

Qaar kamid ah raga Guurdoonka ah ayaa markii ay kasoo tageen haweenkii ay guursadeen aan dib danbe u xariirin ugana laaban Dalka Hindia halkaasia xariirka uga jareen kadib markii ku eedeeyeen in lagu qiyaamay guurkaasi sidii ay rabeena ay noqon weysay .

 

Waxaa iyana arintaasi cabasha xoogan ka keenay raga dalalaaliinta ah ee arintaasi soo dhameeyay iyo qaar kamid ah ardayda Dalkaasi wax kabarata kuwaas oo sheegay hadii ninka guursada gabdha uusan dib usoo noqon in ay ehelada gabdha ay iyaga qabsanayaan maadama ay iyaga ay dalka joogaan iyagoona kala kulma dhibaatooyin aad u xoogan.

 

Si kastaba arimahan ayaa kadanbeeya in ay raga Guurdoonka ah aadaan Dalka Hindia arima la xariira Haweenka Soomaaliyeed oo guurkooda uu ku adkaaday wadamada qurbaha rag badana ay dhibaatooyin xoogan kala kulmeen markii ay guursadeen taa oo isugu jirta dhanka qarashaadka iyo dhinacyo kale.

Dalka K/Afrika ayaana markii tusaale loo soo qaato guursashada haweenka ay tahay mid aad u adag ayna dumarka ku yaryihiin inta joogatan aysan fududeen in si sahlan lagu guursado ta aoo qaar kamid ah dhilinta Dalkaasi kunool ee usuurto gasha helida Baasaboorka u fududeesa in ay Dalkaasi ay u aadaan guur doon .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaliimooyaankaa igala qurux badan... ninkii doonaya inuu chicken curry, nani iyo xawaashyo kale ku bedesho shaah heyl leh, baasto, cambuulo iyo bariis isku dhexkaris ah ... India waa soo dhowaynaysaa...... Hi guys globalization at its finest indeed. I'm envisioning when those mixed kids are asked qolada reer abtigood oo yidhaahdaan badhabadha weeye.... Oba saaxiib adigu waad ka heshay sheekadaa baan u gartay :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

When I saw the title of the thread, I was expecting to see some Somali dudes getting hitched with the likes of Kajol, Priya, and Juhi Chawla. I didn't expect to see the ones posted here at all :D :D . Somali girls are number one!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Quruxeey xaal qaado, Soomaalidu waa cajjiib, they think and believe every Indian women is beautiful, and looks like Hema Malina iyo Madhuri Dixit, adduunka naagaha Hindida ayaa foolxumadii adduunka ku habsatey.

 

 

aawey quruxda in that picture, define qurux, qofka soo qorey articlekan waaba mid tabcaan ah, qudhigiisa ayaaba la hayaa oo rabo inuu msaakiinta rafaadsan ee Hindida ee tuulooyinka ku nool ka soo qaato meher

Share this post


Link to post
Share on other sites
SJ   

lool waxkastaa laga wardoona,

 

waxaan maqlay kuwani $50 bishii baa ku filin laakin inanta qaaradii joogta in tolka oo dhan la biilay rabtaa. Marka raga wax tashiilaa way u gashay:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LoooooooL

 

 

This is how these things started-one guy goes there and gets an Indian, he tells his friend who tells a relative who tells an acquittance who tells his cousin who tells his neighbor-soon you have whole lot making pilgrimage to the next destination.

 

Same thing happens when Somalis move from one town to another in the States-waa iska daba yaacaan.

 

Best luck to them, more Xalimo for the rest of us:D

 

Taleexi...Shiidiin (more like bakheyl)waaye kuwa India aade and they seem to have distorted view of Indian women.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Sheeko india ka dhacday ba jirta oo aheed gabadh somaliyeed oo nin indian ah qabo. Waxa la yidhi reerkisa way ka xumadeen oo ninki bay gurigiisa hortiisa ku dileen....ninkuna nin lacag leh iyo guri iyo wax dhistay buu aha sida layidhi reer dubai bay ahana jiray. Kolay waxa layidhi gabadhii magalo india ku dhacda bay isku qarinasay oo waxa lo radinayey si ay magalada ama dalkaasba uga baxdo..marka nimankan waan u baqaya?..mise talow reer masakin ah bay ka gursaday oo way ku nolanayan nimankan somaliyeed....

 

and just wondering is this allowed religiously speaking?? yacni waxa nimanka lo ogolyahay people of the book kuwaas oo ah christians jews...I dnt think hindus are included..plus not to mention even ppl of the book dnt follow their books but rather newer versions..and even that being permissible is doubtful...

 

as for my personal opinion....somali somali in uu ku ekaado u qurux badan laakin sida horay lo yidhi qofwalba dokhisa :)..

 

Edit:

 

aawey quruxda in that picture, define qurux, qofka soo qorey articlekan waaba mid tabcaan ah, qudhigiisa ayaaba la hayaa oo rabo inuu msaakiinta rafaadsan ee Hindida ee tuulooyinka ku nool ka soo qaato meher

as I wrote above my assumptions were that some somali guy who is financially decent was getting hitched to some poor girl from a small village in India. But, I honestly forgot about the dowry custom...so are you saying these men are marying girls for money?!! loool...that is soo sad walahi...

btw I dnt know if any of you noticed but if you look closely at the bride she doesnt seem too happy she looks like shes abt to go to tears ?or is it my eyes LOL...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this