Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland : awdal and selel clan elders and intellectuals we are fully behind the Somaliland Govt

Recommended Posts

Awdal and selel clan elders and intellectuals spoke well and are fully behind their Nation. indeed Somaliland ha noolaato Somaliland ha is raacdo Somaliland Ha jirto. Bad news for saado cali and her crew her parties are not appreciated in awdal and selel. walalahayo kuwina xidhidh la sameyey buulasha gubanayow:D odaygaasi wuu asiibay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;709824 wrote:
I didn't know someone can be a secessionist, arrogant and ignorant at the same time.

Are you calling the awdal and selel elders Ignorant and arrogant

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaasha reer Awdal, idinka iyo annagaba inta fikirkooda hadasha balse waxaan u jeeday adiga, kan Ballerezi la leeyahay ee la madax maray?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;709835 wrote:
Xaasha reer Awdal, idinka iyo annagaba inta fikirkooda hadasha balse waxaan u jeeday adiga, kan Ballerezi la leeyahay ee la madax maray?

Anigu salaaadintayda uun baan so tabbiye warkooda maxaad igu haysata fakirkeyga wa cadyahay wana tageersanahay goaanka cuqaasha iyo salaadintayda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

DSC08242.jpg

 

Hogaanka snm oo udiray Gobolka Awdal Basasiin Farabadan kuna Dardaaray Ayjeesha inay bulshada cadadis saraan

 

Hoganka snm ta hargaysa oo usoo diray kolanyo babuur gashaman ah kuna dardaray gulwadayasha shacabka xidh xidha inay cadadis farabadan saraan bulshada reer awdal waxa kalooy si hoosa ugu sheegeen in ninka kahortaga dhadhaqaqa awdal state in mushaarka loo kordhin doono lana dalacsiin doono waxaa kale oo aay balan qadeen in aay boliska magalada borama soo birinayaan siinayaana babuur farabadan si aay uga hortagaan dhalinyarta xaq udirir ka ah ee gadoodsan koxdani somali diidka snm iyo canasiirta la shaqaysa ee aay mushaarka siiyaan ayaa waxay dhin aan la qiyasi karin ku hayaan bulshada awdal state oo aay dulaan ku yihiin labatankii sano ee udanbaysayba

 

 

 

sidoo kale wararka naga soo gadhaya xoogaga awdal state ayaa iyaguna balan qaaday inay ugaadhsan doonan canasiirta la beesha ah ee u adeega danaha snm ta hargaysa xogaga xaqudirirka awdal state ayaa waxaay ku jiraan is abaabul aay kaga hortagayaan talabo kasta oo aay qadaan canasiirta somali diidka ah iyo kuwa lashaqeeyaba waxanay wacad kumareen in kuwa dulaanka ku ah bulshadooda iyo dagankooda aay udhigi doonaan cashir lama ilawaana sarkaal u hadlay xogaga xaq udirirka awdal state oo magaciisa kusoo gabiyay nasir ayaa sheegay in anay din ugu dulqadan doonin in dhalinyarta awdal state jeelasha borama lagu ururiyo waliba in tii ladoono lagu haysta kadibna sawiro iyo qoralo laga diyaarioyo sidii waxay dilal gaysteen

 

 

 

isu soo wada duuboo malmaha inagu soo aadan ayaan lasugayaa in aay xoogaga xaq udirirka awdal state aay howgal ka fuliyaan magalada borama hawlgalkaas oo lagu nafaynayo cadawga bulshada xogaga awdal state ayaa waxay sheegeen inay ugu baqayaan canasiirta xidhan shaadhka snm ta hargaysaa aay kabaxaan dhalanteedka una adegan bulshadooda iyo dagankooda waxa kale oo aay sheegeen kuwa qadan waya amawiirtooda ee ka wantoobi waaya dhibataynta bulshada iyo xadhiga dhalinyarta awdal state inay kasuulin doonan kana nadiifin doonaan dagankooda anay ku qaban doonaan gacan bira waxaan sugnaba waa mamlaha soo socda iyo daganada awdal state

 

siciid hufane

 

Borama office.

 

www.awdalstate.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What an ugly azz dude. Who convinced him to record a video? Tell him his a nobody, he can't even come to Borama. All these nobody barking over the internet...comical.

Share this post


Link to post
Share on other sites

AfricaOwn;709927 wrote:
^^^What an ugly azz dude. Who convinced him to record a video? Tell him his a nobody, he can't even come to Borama. All these nobody barking over the internet...comical.

 

 

the dude is a paltalk member looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this