Sign in to follow this  
Akash

Awdal waa dalkeygii.

Recommended Posts

Thankful   

No matter what you try and accuse the diaspora of, remember that Awdal State flag first started appearing back home in Awdal. It was the people there that brought out Somalia's flag.

 

This whole anti-secessionism revolution first started back home and the diaspora is merely jumping on board.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

SayliciPress.Net: We Are One Nation Called Somaliland Republic!

 

Posted in April 4th, 2011 by lug in Badheedhe

This is nothing but a fictional dream which is the brain child of some people, who are associated with the former regime. This is the work of few people in the diaspora who were staunch supporters of the former regime, Rayale Kahin. They refused to stop the non sense, and congratulates their fellow brothers/sisters who were supporting their leadership for about 20 years. Since the new government peacefully succeeded in last presidential elections, and came to power, they were coming up with one trick after another.

 

So-called Awdal-Land is Nul and Void, All ********** are Devote Somalilanders

 

They were engaged in activities aimed for jeapordizing the mature peace Somaliland is enjoying. I am advicing these people, forget about your mirage dreams, move on and participate in the efforts for the devoplement of the country. ********** inside and outside of the country are devote Somalilanders, who are ready to defend their beloved country from all types of aggression, whether it is from inside or outside the country.

 

They refused to stop the non sense, and congratulates their fellow brothers/sisters who were supporting their leadership for about 20 years. Since the new government peacefully succeeded in last presidential elections, and came to power, they were coming up with one trick after another. Wa’taiyahaa Udunu Waaciya – Quran - Al-Haqqah

 

69:12 That We might make it a Message unto you, and that ears (that should hear the tale and) retain its memory should bear its (lessons) in remembrance.

 

Dadka ka danbeeya waxan ay ugu yeedheen “Awdal State” waa kuwo aan dal, dad, iyo dhul aan naf u hayn. Labaatan sano ayey Dahir Rayale dhabta ku hayeen oo ay u sacabo tumayeen markii xisbiga Kulmiye qabsaday ayey bilaabeen inay kolba khidad iyo dabin dhigaan waana lagu gartay. Reer Awdal waa taageerayaasha Somaliland siday u dhan yihiin waana u diyaar inay difaacaan weerar kasta oo ku yimaada. Nimanka iska dhigaya niman qiiraysan oo muwaadiniin ahi umada ha u sheegaan danbiyada ay faraha kula jiraan ee ay shacabka galbeedka Somaliland ay ka galaan iyo micnaha runta ah ee ka danbeeya Awdal State-da ay sheegayaan. Ka qayb qaata horumarka dalka oo shacabnimada ogolaada taageerayaasha Rayale iyo xisbigii UDUBOW.

 

Ninkaad kabo ka tolanaysid waxa horta la eegaa kabihiisa - Muxuu Dahir Rayale u qabtay Awdal siduu sheegay siyaasiga wayne ee Axmed Moumin SEED ee shacabku wada og yahay- maxayse u qaban karaan dalka nimankani mar haduu ninka ay taageerayaani uu yahay Dahir Rayale? Maadaama oo uu meesha ka baxay ayey kolba khidad la imanayaan kaliya. Dad la aamini karo ma’aha waxa cadaynaysa inta aan ka naqaano taageerayaasha Rayale 20-ka sano ee lasoo dhaafay. ”Dhegihii alla waanshay baa waansan” Suuratal Alxaaq -69:12.

 

For ever Somaliland

 

Long life Somaliland

 

Xigasho: Saylicpress Editorial

 

 

 

http://lughaya.com/2011/04/04/saylicipressnet-we-are-one-nation-called-somaliland-republic/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awdal Diaspora speaks

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

BAAQ IYO CABAAREYN KA TIMID JAALIYADA AWDAL/SALAL EE WADAMADA HOLLAND IYO SWEDEN

April 04, 2011 By: adal Category: Baaq

 

Annaga oo ka faaiidaysanayna fursada ay nasiisay shabakadan caalamiga ee Saylicipress.net waxan halkan uga soo gudbinaynaa bulshoweynta reer somaliland , mawqifka ay beesha awdal iyo selel ee degan wadamada sweden iyo holland ee ku wajahan magaca riyada iyo been abuurka ku salaysan ee lagu sheegay AWDALSTATE.

 

markii aan eegnay ee aan ogaanay fekerka , macnaha iyo waliba dadka ka dambeeya ku dhawaaqida magacan riyada iyo jaahwareerka ah oo u adeegaya dad iyo dano shisheeye

markii aan eegnay danta iyo isku duubnida beelaha awdal iyo selel iyo waliba daris wadaaga beelaha kale ee somaliland inuu lid ku yahay ku dhawaaqidan laablakaca ahi

markii aan dhegaysanay siyaasiyiin , waxgaradka iyo bulshoweynta maanta ku nool goboladaas iyo guud ahaan ba somaliland.

markii aan ogaanay inuu magacan khaladka loo adeegsanayo uu halis galin karo nabadgelyada , xasiloonida iyo oodwadaaga beelaha soomaliland isla markaasna aysan waxba ka qaban karin nimanka maanta ku dhawaaqay hadiiba nabadgelyadu faraha ka baxdo sidii taariikhdu ina bartay 1991dii.

Waxaan halkan cambaarayn uga soo jeedinaynaa nimanka ku dhwaaqay waxa ay ugu yeedheen AWDALSTATE oo aan marnaba ka turjumayn fekerka iyo rabitaanka bulshoweynta awdal iyo salal . Waxaan ugu baaqaynaa in ay si degdeg ah uga noqdaan ku dhawaaqidaas oo aanu u aragno mid u adeegaysa dad iyo dano shisheeye .

Waxaan bulshoweynta reer awdal ku boorinaynaa in aanay dhegta u raaricin been iyo feker qaldan oo uga yimaada dad , urur iiyo siyaasado aan haybtooda iyo mustaqbalkooda aan la ogeyn.

 

Waxaa baaqan iyo cambaareyntan diray:

1-muuse aaden ducaale (odey dhaqameed)

2-axmed maxamed xudhuun( siyaasi)

3-haybe ciise ( baayacmushtari)

4-muxuyadiin axmed ducaale( siyaasi)

5-yaasiin maydhane geele ( xafiiska wacyi-galinta beelaha somaliland)

6-siciid muuse dixood( ururka dhalinyarada awdal iyo selel ee sweden)

7-abdiwahaab cali cismaan( siyaasi)

8-cumer saciid jaamac ( ardey)

9-mahad shide badmaax (suldaan

10-warsame cabdilaahi maydhane (cabaade)

11-xuseen awcali bulxan (odey dhaqameed)

12-cabdilaahi bare riiraash ( gaashaanle)

13-sacada faarax galab (hooyo)

14- ardo faatax diiriye ( hooyo)

15-saciid cali awcismaan suri)

16- xaaji jaamac muuse ( ururka dhalinyarada somaliland ee sweden)

17- caasha ibraahim caateeye

19-faarax cadaane saban

20- sahra awxasan jaamac

 

Jaaliyada Sweden and Holland

 

Trackback URI | Comments RSS

 

Leave a Reply

Name (required)

 

Mail (will not be published) (required)

 

Website

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;709122 wrote:
20 people Xaaji.....looool

 

we got mothers and students on the list!!

 

wow 20 people have spoken

Thankful did you want saado cali on the list or something ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

If you can only produce a list of 20 people from the diaspora to counter the anti-secessionism Awdal State crowd......you are in trouble.

 

a list consisting of students and mothers!

 

Wow!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;709124 wrote:
Thankful did you want saado cali on the list or something ?

Give him the pics of May 18th event IN BORAMA. Its a wrap after that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Sheekadu ma wanaagsana haddii baaqo iyo boqol magac la taxo....

 

Akash, the Junior Nomad from the Junior State of Awdal, show me what you got, and prove you can do better than xidigo....:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Faallo:: Awdalstate Oo Si Qabow U Fidaya Iyo Cabsida Xukuumada Silaanyo.

 

5/04/2011 Stockholm(Bnn) Tan iyo markii lagaga dhawaaqay dalka canada 25 marso gooni isku taaga awdalstate oo ah labada gobol ee awdal iyo salal ee ka tirsan somaliland ayaa waxa ka dhashay su'aalo badan oo ay is wadiinayeen bulshoweynta awdal iyo salal ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba .

 

Su'aalahaas oo ahaa . Ma in baa dano gaar ah ku wadata? Halkuu kasocdaa awdalstate ? Ma joogna goortii iyo wakhtigii loobaahna in lagu dhawaaqo? Yaa Hogaaminaya Ma siyaasiyiin caan ka ah bulshada mise aqoonyahano ? Maxayse ka qabaan odayaasha, dhalinyarada, iyo bulshada kunool gudaha iyo dibadu. ? iyo qaarkale oo farabadan .

 

Ka dib waxa la ogaaday in dhalinyaro bahowday iskuna fikir ahi ka dambeeyaan dhisida Awdalstate , kuwasoo intooda badan ku dhaqan dalka dibadiisa . dhalinyaradu waxay bilaabeen xidhiidh farabadan inay la sameeyaan dhamaan qurbajooga reer awdal iyo salal ee ku nool dunida daafyaheeda . iyagoo khuruuj qaabkii tabliiqa adeegsanaya ayay isku dayeen inay fahan siiyaan fikirkooda ah awdalstate .

 

Xarakaad badan oo ay sameeyeen ayay mudo labo usbuuca ku gaadheen heer ay ku kasbadaan aqoonyahano ka caanka ah bulshada reer awdal iyo salal kana taageera arin iyo aduunba , dhamaan dalalka ay ku suganyihiin qurbajooga reer awdal ayay ku yeesheen laamo balaadhan oo u fudaydiya xaga wacyigalinta ama xag taageero dhaqaale.

 

Cabsida dawlada siilaanyo ayaa soo kordhaysa kadib markii dareen xoogan uga yimi dhalinyarada dhigata jaamacadaha iyo iskuulada sare ee ku yaala magaalada boorama oo sigaar ah u danaynaya arimaha la xidhiidha awdalstate ,xakuumada oo og hadii lagu shubo fikirka awdalstate dhalinyarada inay adagtahay sida waxlooga qabankaraayi , ka dib waxay qaaday xukuumadu talaabo ah in lagu soo daayay guud ahaan magaalada ciidan dharcad ah oo soo gudbiya goobta ay uga shikiyaan shanqadh kacdoon , kuwaasoo intooda badan ka tirsanaa taageerayaashii xisbiga talada haya ee kulmiye.

 

Maamulka gobolka iyo ciidanka bilayska ayaa ahaa iyagu kuwa kuwo kusoo baraarugay markii ay soo baxeen waraaqo xanbaarsanaa fariin isku soo bax iyo mudaharaad sabtidii ka dhacay magaalada . mudaharaadkaas oo goobjoog ay ka ahaayeen wariyaha gaarka ah ee boramanews uga soo warama gobolka awdal Maxamed Cali Cumar (Jaabir) iyo wariyaha shabakada saylac.com Daahir Ahmed Jirde . iyagoo isla markaana muuqaal iyo sawiro ka qaaday dadkii mudaharaadayay . taasoo sobobtay in wariyayaasha xabsiga loo taxaabo inta aanay ku noqon aljazeera . oo aanay gudbin wararkan abuuri kara kacdoon ka dhan ah dawlada somaliland.

 

 

Xadhiga wariyayaasha ayaa noqday mid si weyn u gudbiya magaca awdalstate oo ku baaha dhamaan warbaahinta aduunka iyadoo dhanka kale bulshada somaliyeeed ku nool dalka gudihiisu si weyn isku waydiyeen sobobta loo xidhay wariye madaxbanaan iyo cabsida ka dambaysa warka uu gudbinayaa halista uu xambaarsanyahay,

 

Ka dib xakuumada sare ayaa maanta iskugu yeedhay dhamaan wariyayaasha ka hawlgala warbaahin kala duwan ee somaliland , taasoo ula jeedadeedu ahayd in aan xagooga looga soo dhicin .

 

Hadaba waxa is wayndiinleh ma ku filanyihiin saraakiisha iyo ciidankan cusub ee dharcadaha ahi ma u noqon karaan xukuumada silaanyo mid ay kaga hortagto dabaysha ururkan labada usbuuc jira ee ku faafay dhamaan bulshada reer awdal iyo salal ? Awdalstate iyaduna ma noqon kartaa mid caadifadeedu ku ekaato qurbojooga ?

 

Tafiftiraha Boramanews.com

Eng-Mustafe haji M Dirie

Boramanews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this