Sign in to follow this  
Kamaavi

Hamigii Itoobiya oo Daciifay Halgankii ONLF Midho Dhalay.

Recommended Posts

Kamaavi   

Dhulka Ogadeenya waxaa ku hardamaya gumaysiga damaca waalan ku caanbaxay ee Abasiiniya & shacabka Soomaalidda O'gadeenya ee lihiinta & geesinimada uu Illhaay ku manaystay, halgankaas oo sida lala wada socdo marxalado kala duwan soo maray waxaa majaraha u haysa Jabhadda Waddaniga Xoreynta O'gadeenya (JWXO) oo inta la xusuusanyahay Jabahdiihii Ogadeenya u soo halgamay ugu taariikh halgameed dheer.

 

JWXO oo Illahay ku tiirsan isla markaasna kaashanaysa taageerada hagar la'aanta ah ee shacabkeeda geesinimada & adkaysiga badan uu Eebbe u hibeeyayi u la barbar taaganyahay waxay halganka hubaysan ku bilawday marxalad qalafsan oo dani kugu qabatay ahayd waxayna mudo ku soo halgamaysay duruufo uusan caqliga Bani Aamaku qaadan karin kuwaas oo aan wali laga wada gudbin balse kuwoodii ugu darra si layaab leh lagu soo jiidhay, gumaysiga Tigreega oo xiligii ay JWXO halganka hubaysan bilowday iyaga laftoodu nidaamka dawladnimada loxos ku ahaa waxay mudo isugu sheekayn jireen afarta wiil waan soo qabqabanaynaa hamigaasi si dhab ah ayuu u beenoobay isla markaasna wuxuu ku dambeeyay lamood noqonse wayday.

 

 

 

Halgankii 4 wiil ee waranlaha ah ku bilawday & Dawladii Geeska Afrika ugu xooga badnayd way kala adkaan waayeen waxayna Itoobiya loodin weyday halganka xaqa ku socda oo Illahay mooye aan aadame inuu is hor taago maanta looga cabsi qabin, mudo waxaa dhulka O'gadeenya ku cartamayay laba Jabhadood oo kalama adkaan ah ilaa ay ciidankii gumaysigu bilaabaan in ay kala goostaan kadib markii ay u babac dhigi waayeen Ciidanka Jabhadda Waddaniga Xoreynta O'gadeenya ee geesiyaasha ah waxaana sanadihii u dambeeayay ciidanka gumaysiga ku dhacay sas joogto ah waxaana ku adkaatay xeryaha ay O'gadeenya ka daganyihiin in ay ka soo baxaan.

 

Wada akhri..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this