Sign in to follow this  
Che -Guevara

Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”

Recommended Posts

War Deg Deg Ah.Dagaal Culus oo saaka markale ka qarxay Kalshaale.

 

Kalshaale (Allpuntland)-Wararka imika laga helayo Deegaanka Kalshaale ayaa kusoo waramaya in halkaas uu markale ka qarxay Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamo katirsan Somaliland & Dadka deegaankaas oo markii guu horeysay gacan ka helaya Milatariga Puntland,waxaana ay wararku intaas kudarayaan in dagaalku uu imika si xawli ah u soconayo.

 

Wararku waxay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay saaka weerarka soo qaadeen islamarkaasna ay khasaaro kaladuwan goobta ka jirto,waxaanan weli jirin war sugan oo laga helayo Khasaaraha dhabta ah ee dagaalka halkaas ka qarxay,Waxaana sidoo kale aad u xun isgaarsiinta goobta uu dagaalku ka qarxay.

 

Wixii faahfaahin ah oo kasoo kordha dagaalkan APL kalasoco.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this