Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Showqi, brother seytuun iyo canuuni midkoodba kuma arkin Nayroobi dhan, iskaba dhaaf Islii. Qaro, cambo iyo caananaas lee tuban meel walba, mar marna tufaax iyo canab arkee. Mar dhif ayaa raqeey arkay.

 

Valenteenah (carabka iga qaloocdayba trying to pronounce magacaaga :D), no, I didn't migrate. Other reasons u joogaa, abaayadiis and yes, waa noqonaa.

 

Soomaalina, maqaayado aad u cunto macaan ku yaalo inta, qaarkood very modernised, oo pizza iyo sandwich kala nooc ka heleysaa. All owned by, of course, Soomaalida. They have names like Kilimanjaro, Milano, Andalus to name a few.

 

Dharka inta laga xirtana maba la sheegi karo, koley hal bahal ayaa aad ugu muuqdo beryahaan -- bahalkaas oo ah, of course, indhashareerka. Dad kala jaan ah wada xirto ama siyaabo kala duwan u xirto. Kooxba si u xirataa, but the main groups are:

 

Kuwa u xirto indhashareerka waji qaris, oo dadka ugu sheekeeye inay dhoofeen ama inay ka dhuuntaan rabo.

 

Kuwa suuqleey ah oo banaanka miisas la fadhiyo oo busta iyo qoraxda ka xiranaayo.

 

Kuwa hoteelada booqdo oo dadka iska qariyo waxee yihiin maadaama meesha waxa ka dhacaayo la ogyahee.

 

Kuwa wajigooda see daawooyin ugu wadeen qorax wajigooda ka ilaalinaayo, maalintii markee baxaan indhashareer isku taago

 

Kuwa tuugsado wajigooda qarsado.

 

Iyo of course, kuwa u dambeeyo oo wadaadnimo u xirto, a la Barbaarta-style.

 

Adi kuwee ku jirtaa taloow? :D

 

And your comment of 'wuu aroosay.' All I can say is :D:D

 

Malika, meeshaan yaaba kabo usoo qaadan karo. I know it very well, oo each time aan imaado three pairs of sandals jilicsan keensadaa. Kabo maba lagu gishan karo, haddaa gishatidna ciyoow kaa dhamaanaayo. Will you come visit to Islii again?

 

Bob, xaa sheegoysaa, wewe. Afkaas maba la i tuso.

 

Saak, saas miyaa? Ma hubtaa? :D:D

 

Libaax, aabo aad u fiicanyahay, mahad alle. In fact sawirkaan aan ka qaaday in Diseembar ku tusinaa.

 

aaboi.jpg

 

He is still kicking and well, Eebba mahadiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's blog:

 

Lies, damning lies and Islii.

 

One fact a person who visits and is not famliar with Islii would immediately realize in his/her stay from the get-go is lies. The pathological lies.

 

The lie doesn't have to be important, dadka wey u barteen. Minor, nothing, major, unimportant lie -- dadkiina lying and liars u wada eg.

 

An example is, you would call a person and without even asking where he is at, he would tell you he is at Mombasa or somewhere while at the same time uu Islii ku rafanaayo. He didn't need to tell you that, especially since you didn't even ask him meeshuu joogo on that time.

 

Since a pathological liar forgets the more he lies, he forgets telling you this lie and unaware of his lie, he might even visit you at home ileen isma ogee. Haddaa ku qabatidna ku leeyahay, hadda, hadda soo galay, another damning lie. Masoo buubay.

 

Wax loo baahneen been laga wada sheegaa. I guess it is another side of buufis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Wadaadada stylkoodii indhashareerka waxaa ku qabsadeen dad Michael Jackson camal joqday haye? hahaha, hahaha. Dhib waaye hadii wadaad iyo munaafaq la kala kasenin!

 

MMA, Aabo waxaa ku dhahdaa akhyaartii reer Canada aa ku soo salameeysay. Thanks for the update Sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool the lies, taas been kumaadan sheegin in Islii, one time remmeber the Kaah hotel where I was staying in 6th street, waxaa i soo wacey oo iga war helay a long time friend of mine, taleefankaa iska wareesaney and what he does, he call me on a private number on late night, suu ii sheegay inuu hada joogo Hongkong and is meeting top Chineese businessmen on a railway project for Somalia, the next morning that is after 6 hours, me and him had a breakfast at the restaurant downstairs of the Kaah Hotel smileys.gif

 

Maba sii weydiin bahasha noocaas ah uu igu qufey, I know cuz la ismaba weydiiyo maxaa saas u dhahdey iyo maxaa beenta kugu wato, it is normal, and if you say waxaan ahey madaxweynaha wadanka Kenya, waa lagaa war guraa lee, I love Nairobi, caadi ma ahan meeshaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA...lol...

Great to hear from you bro.

Kuwa busta iska ilaalinaayo aan ku jiraa :P (I don't do indha-shareer, it aint my thing)

 

Okey. Bal waxaad noo sheegtaa gabdhaha yaryar ee gaajada awgood ku rafaadsan the streets of Nairobi, ma jiraan hay'ado caawiya? community-ga ma ka warqabaan oo arrintooda wax malaga qabanooyaa?

My aunt got back from Nairobi recently and was really concerned for them.

 

Xaalada Islii sideeda kale nooga waran? dadka dhibaateysan ma badan yihiin? wax tuugsanaayo oo rafaadsan indhahaaga ma qabteen? Warka na sii inboow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

MMA, welcome back big brother, its been a while, hope you have a great time there.

 

btw I lost the password you gave me a few years ago, my Toronto connection is finito, but that's ok. :o

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;696042 wrote:
Today's blog:

 

Lies, damning lies and Islii.

 

One fact a person who visits and is not famliar with Islii would immediately realize in his/her stay from the get-go is lies. The pathological lies.

 

The lie doesn't have to be important, dadka wey u barteen. Minor, nothing, major, unimportant lie -- dadkiina lying and liars u wada eg.

 

An example is, you would call a person and without even asking where he is at, he would tell you he is at Mombasa or somewhere while at the same time uu Islii ku rafanaayo. He didn't need to tell you that, especially since you didn't even ask him meeshuu joogo on that time.

 

Since a pathological liar forgets the more he lies, he forgets telling you this lie and unaware of his lie, he might even visit you at home ileen isma ogee. Haddaa ku qabatidna ku leeyahay, hadda, hadda soo galay, another damning lie. Masoo buubay.

 

Wax loo baahneen been laga wada sheegaa. I guess it is another side of buufis.

:D:D:D

june 12 2010 markaan kenya kasoo tagaaye aan mid sxbo nahay wacay oo xeryaha qoxootiga buufis ka gaad gaadaaye, Indeed I dint say hi for so long time, waan u xiisa qabay, waxaan dhahay sxb caawa ayaan ku qoranahay flight ka Ksa ma is arki karnaa haddaa joogto Nai, kulahaa (sxb aniga canada aan joogaa kitchener Laakiin sxb nabad allaha kugu geeyo,) sxbkaa waayahay aan dhahay sababtoo ah Qaxootiyada kenya mala isku halleyn karo qofka shalay asoo kula sheekeysanaaye aa arkee tel mareykan ama canada haddana kaasoo wacaayo,

waqtiga salaadda duhur markaan Airport malik abdallah kadegay aan gabar walaashey oo xerada qaxootiga ifo joogto wacay oon u sheegay inaa nabad tegay

(nageeye aa kusalaamaayee mala hadlee) kuteh, bisinka Canadana ma la iska soo tarxiilaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

MMA, not this year dear - but one thing about Eastleigh that I loved was the food - the Somali restaurant have delicious Somali food. The lies and shaxaadka is the the norm - waxaa laa dideyaa inaad wax weydisatii..hehe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi, waa kugu salaamaa, brother. Reer Kanada si uu qadariyaa maadaama niman uu qadarin jiray oo dalkeena usoo halgamay ku duugan carada Kanada -- marxuumadaas oo kala ah Cabdullaahi Maajoor (xildhibaan in '60s) iyo Max'ed Cawaale Liibaan (halyeygii alifay calankeena suuban).

 

Ismahaan, hakuna matata. Saasa gaani, ariireey. 1015.gif Afkaan sagashameydii dhexdeeda inta aan joogay baran waayee ma haddaa baranaa.

 

Nuunka, kaas iyo qaafkiisa iskama warhaayaan yaah. Ar Reer Islii iyo beentooda micnodarada ah.

 

Soomaalina, abaayadiis, waxaa sheegtay wey jiraan and they are in rare cases. Wax gaajo u dhimanaayo oo Soomaali ah maleh horta. Gabdhaha yar yar aad sheegtay wey jiraan, laakiin waa rare, very rare oo waalidkoodana la socdo laakiin gabdhaha ayee soo diraan maadaama dadka ka naxaayaan than dad waa weyn. And again waa few people in rare places. Waxee badanaa istaagaan iridaha laga galo hoteelada qaaliga ah. I used to see few of them the last time aan inta joogay maadaama hoteelo mar mar seexan jiray (don't ask me why 1016.gif).

 

Again, saas uma badno waana dhif dhif lagu arkaa, badanaana fiidkii lagu arkaa hoteeladaas qaarkood hortooda. Hooyooyinkoodana la socdo oo gaajo weyn ma wada heyso. I guess your aunt hoteelaadaas mid kamid ah ee ku degtay.

 

Dadka tuugsada wey jiraan, inkastoo, Rabi mahadiis, aynan badneen. Badanaa dumar u badan oo dhif dhif ah, siiba dumar jiro haayo ama dhaawac soo gaaray. Dadka tuugsiga ku badan waa Kenyaatiga, and not Soomaalis. Kenyaati jilbaabo iyo qamiisyo isku soo taagay, maqlay Soomaalida deeqsi ah oo jilbaab, indhashareer iyo qamiis hadda u gishatiin Muslimiin idin moodo wax ku heleysiin.

 

Ciyaal 'jokoro' (street boys/ciyaal suuq) noqday mar jiri jiray oo Soomaali ah laakiin taas Rabi mahadiis Soomaali isku xilqaantay oo jidadka ka aruuriye oo meel ku xanaaneeye, nolol maalmeedkoodana siiye. Marka 'jokoro' Soomaali ciyaal ah maba lagu arkaayo inta sanadahaan dambe.

 

About community iyo midnimo, Soomaali meel walba ee joogto ee kala wadaagaan. Koley waa iska garan kartaa. Kuwa ganacsiga ku midoobay jiro, oo ganacsata waa weyn wada leh, kuwaas wax aan ka ahayn wax Soomaali kale u doodaayo waa yaryihiin. Meesha ugu soo sokeeyso Soomaali u doodeyso waa safaaradda Soomaaliya ee dalkaan.

 

Chimera, mahadsanid, brother. That password waaba iska ilooway. Were you still using it? Waaw.

 

Wyre, aniga lee yaabanaa adiga iyo Nuunka ileen wax ila aragteen. Dadkaan inta joogo waxaasaa ka daacad ah, caadi ayba la tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika, waa runtaa, great restaurants ku yaalo. I took top Soomaali restaurant in Islii's picture today. I will post it in a moment. Soomaalida maqaayadahooda Kenyaatiga ka shaqeeyo downtown ugu imaado during lunch time. Waa very inexpensive and yet delicious, non-Soomaalis long ago realized that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's pictorial blog:

 

These following hoteelo were opened in the last six months or so. All are owned by Soomaalis and are located side by side from one another, only a block or so between them.

 

nomadpalacehotel.jpg

 

Our 'own' hotel in Islii, Nomad Palace Hotel. Xataa geelka logo u ah. SOL should sue. 046.gif

 

It is also Islii's own '5-Star' hotel, costing betwen $50-70 per night.

 

nomadpalacehotel1.jpg

 

grandroyalhotel1.jpg

 

Grand Royal Hotel.

 

grandroyalhotel.jpg

 

madiina.jpg

 

Madiina Mall. A restaurant, a hotel, shopping centre and upcoming hospital/clinic that is yet to open.

 

barclayso.jpg

 

Islii's own Barclays. Islii has more than a dozen different banks. All reputable major banks of East Africa have a major branch in Islii.

 

kilimanjaror.jpg

 

Kilimanjaro. Islii's favourite modern maqaayad, congregated by Reer Galbeedka Soomaalis. It is also Islii's most expensive maqaayad, and always busy.

 

It is in this restaurant that I met a Reer Koronto guy. He was like intee ka timid, New York? London? Maya, Toronto ku iri. Qosol asagii. So am I kulahaa. And on the top of that, he lived at the very street I lived at and we never met in Toronto. He was going to Xamar, geesi iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this