Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland to Register Refugees From Somalia in Sool

Recommended Posts

bilan   

Waa aduun gees oo foorara markii uu JB iyo Qudhac ay Somalina kula doodaan LA, idinkaa go’aye ma LA baa idinla go’day, some people need ay imaansadaan tuulooyinkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;690960 wrote:
Markii shir Soomali lagu qabto so adigan dhaha "dal shisheeye"? adiga uun baa is khilaafa...

 

Mr K, please learn how to read. Thanks.

Recognized country means wadan la aqoonsanyahay. Calankooda waxuu ka taaganyahay the UN HQ. Awoowe ayaan hadalkiisa wax ku darsanaayey. Somali waaye iyo ma ahan meesha ma taal. SL wadan ma ahan Kenya iyo DJibouti waa wadamo. Intaas garo. Mahadsanid.

 

Horta walal marka hore ha i canaanan, illeen imaad dhaline. Thanks. Teeda kale, waxaan hubaa haddii aan the Somali region of Ethiopia wax kaa waydiiyo inaad dhihi doontid: Waa dhul Somaaliyeed. Waa inaan soo ceshanaa. Dadku waa inay xabashida iska xoreeyaan. Anagaa iska leh, iyo qaar kaloo badan, lol. Ethiopiaba sow calankoodu UN HQka kama taagna maxaad ku diidi inay Ethiopian yihiin dadkaasi oo adigu haddaad meeshaa u qaxdid qaxooti lagu xisaabinayo? Ta sadexaad, miyaadan ogeyn in S/land inkastoo aan la'aqoonsaneyn ay ka hor marsantahay jabuuti iyo kenyaba, marka ay noqoto xaga sharci ku dhaqanka, oo dadku tirsanyahay si marka ay doorasho timaado wixii rer S/land ah keliyi u codeeyaan? Hadda tusaale ahaan, illaa 500,000, Oo reer koonfureed ah baa S/land ku sugan. Marka ay timaado xilligii referendum ku dhici lahaa, haddii aan dadkan la register gareyn sow iyaguba intay codkooda dhiibtaan unification uma codeynayaan, illen isku si baanu u egnahay by thena af qaldaankii way barteen oo dadka lagama sooci karee? Kadibna sow ictiraafkayaga qiilqiil gelinmaayaan? Bal intaad babis soo qaadatid, oo weliba koob isbaramuuto ah oo barafna ka buuxo isi soo ag dhigtid, adigoon sonkortu kugu kicin su'aalahaa sida heerka sare ah aan u soo farsameeyey iga jawaab. Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;691124 wrote:
Illeyn af aanad lahayd ma ilaalin kartid.

Lol, oo haddaad af aadan lahayn ilaalisid miyaanay cabudhis ahayn? Waad aragtaa dictatoradii carabaha waxa haysta, hadda mubarak baa laga yaabaa inuu sheikh shariif political saylum waydiisto. Marka sxb iska daa dadku hakaa nafiseene, meesha ma siyad barraa xukma maxaa afka laysu qabanayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kornaylka;691274 wrote:
Horta walal marka hore ha i canaanan, illeen imaad dhaline. Thanks. Teeda kale, waxaan hubaa haddii aan the Somali region of Ethiopia wax kaa waydiiyo inaad dhihi doontid: Waa dhul Somaaliyeed. Waa inaan soo ceshanaa. Dadku waa inay xabashida iska xoreeyaan. Anagaa iska leh, iyo qaar kaloo badan, lol. Ethiopiaba sow calankoodu UN HQka kama taagna maxaad ku diidi inay Ethiopian yihiin dadkaasi oo adigu haddaad meeshaa u qaxdid qaxooti lagu xisaabinayo
?
Ta sadexaad, miyaadan ogeyn in S/land inkastoo aan la'aqoonsaneyn ay ka hor marsantahay jabuuti iyo kenyaba, marka ay noqoto xaga sharci ku dhaqanka, oo dadku tirsanyahay si marka ay doorasho timaado wixii rer S/land ah keliyi u codeeyaan
?
Hadda tusaale ahaan, illaa 500,000, Oo reer koonfureed ah baa S/land ku sugan. Marka ay timaado xilligii referendum ku dhici lahaa, haddii aan dadkan la register gareyn sow iyaguba intay codkooda dhiibtaan unification uma codeynayaan,
illen isku si baanu u egnahay
by thena af qaldaankii way barteen oo
dadka lagama sooci karee
?
Kadibna sow ictiraafkayaga qiilqiil gelinmaayaan
?
Bal intaad babis soo qaadatid, oo weliba koob isbaramuuto ah oo barafna ka buuxo isi soo ag dhigtid, adigoon sonkortu kugu kicin su'aalahaa sida heerka sare ah aan u soo farsameeyey iga jawaab. Mahadsanid.

Haddii ay dadku isku eg yihiin oo aan lakala sooci karin, dee maxaad rabtaa inaan kuu sheego?

 

 

Teeda kale, Ethiopia meeqa ethnic groups ayaa degan? isku diin miyaan nahay? isku dhaqan miyaan nahay? isku luuqad miyaan nahay?

Ethiopia dhul bay naga haystaan, taasna wax fasiraad u baahan ma ahan, waana la dagaalamoynaa (ONLF ayaa u taagan hawshaas).

 

Anigu jawaabteyda kuma qanceysid, maxaa yeeley wax cusub kuma sheegayo oo aan laga sheegin halkaan (SOL) thousand times.

 

Gebogebo: Sool Soomaliga jooga waa Soomali, refugee-na kuma noqon karo dhulkiisa. Refugee micnaheeda waad taqaan, IDP-na micnaheeda waad taqaan. Somaliga Adis joogana waa refugee, mana isbarbardhigi kartaan SL iyo Ethiopia.

 

Referendum-na ma dhacaayo ayadoona Koonfurta ogolaanin, ama is tirakooba ama madaxa label isaga dhejiya si aad u ogaataan kii idinku abtirsada. Maxaa kale?

 

p.s. Iga raali ahow hadaad moodey inaan ku canaantay. Isbarmuutana waa cabay hadda... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this