Sign in to follow this  
Somalina

GalMudug State of Somaaliya

Recommended Posts

Abwaan   

lol....oo muxuu dhaamaa isaguba wax ma qabane muxuu isku casili waayey tolow. Wax baan kala diray ku lahaa. Nin Soomaaliyeed iyo indho-adaygiisa ahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
More Beautiful Images from Galkayo University GU.

 

Dalmar16-3-11-10.jpg

 

QUOTE]

 

Afar shakhsi oo qiimo iyo sharaf leh, aqoon iyo xilkasnimana Ilaah ku manaystay, daacadnimana aan ku tuhmayo as I know all four of them in person. Soomaaliya dadka siyaasadda iyo xukunka u ordaya un baa la arkaa ee kuwa waxqabadka dhabta ah ku guda jira Ilaah ha na tuso. Bal Caalin iyo Wasiir ku sheegyadiisu maxay meesha ku hayaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooooooooooooooooooooooool...............Booskii war Soomaaliweyn baanba u socon waa dowlad beeleede! But I don't like maalayacniga...And seriously Caalin raggaan agtooda qori kama jebin karo. Waa jar!

Waan ogahay ma adigaa Shirwac agtiisa ka hadli kara....lol....Amba macallimiintayda hadday meesha yimaadaan weliba kuwa wanaagsan waan u istaagaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The school can accommodate up to 1000 students. In the 2011/2012 school year, more than 800 students attend the school, broken up in two shifts a day and two evening Adult Continued Education classes.

 

The school is comprised of 12 classes, cafeteria, library, auditorium, an office, and a teacher’s room.

lab1.jpg

 

lab2.jpg

 

sch00.jpg

 

sch03.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this