Sign in to follow this  
Mooge

War deg deg: Xeer ilaaliyihii Gobolka Mudug ayaa gaalkacyo lagu diley

Recommended Posts

Mooge   

Gaalkacyo(Puntlandi.com)* Cabduqaadir Jaamac (Caato Nugaal) oo ahaa Xeer ilaaliyaha Guud ee gobolka Mudug ayaa lagu diley gaalkacyo Maanta(Talaado), Nimankii dilka geystey ayaa cararey kadibna Banbaano gacmeed ayey ku soo tuureen dad isku dayey iney iney qabtaan oo daba ordey, cidse wax kuma gaarin.Ninka la diley ayaa naloo xaqiijiyey inuu ahaa Xeer Ilaaliyaha guud ee Gobolka [...]

 

Read more here ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Gaalkacyo(Puntlandi.com) Sidaan horey usoo bandhignayba waxaa Gaalkacyo maanta lagu diley Xeer ilaaliyihii gobolka Mudug Cabdulqaadir Jamac, Nimankii dilka geystey ayaa isla wakhtigaas dhawac ugeystey dad isku dayey iney qabtaan, mar dhaweyd ayaa nin kamid ah shacabkii dhawacmey u dhintey dhawicii.Ciidamada amaanka ayaa ku raad jooga nimankii dilka geystey.Marxuumka la diley ayaa xiliga la diley kasoo [...]

 

Read more here ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto. The argagixiso will not accomplish anything with this or the many other cowardly killings of innocent Somalis. The perpetrators are merely wasting their valuable time as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this