Sign in to follow this  
wyre

marriage or education?

Recommended Posts

nuune   

Kool_Kat;689874 wrote:
Wyre,
before aan afkeyga (well, faraheyga in this case) kala furin, meeqo sano ayaad jirtaa? Exact age ha'ii sheeginee, ma dhalinta labaatanka horey kasaaran baa dahay mise gadaal, mise sodonmeeyadii baad kortay, mise ku dhex socotaa, mise kasii dagi rabtaa? Hade afartan hadeey sheekadu gaar siisan tahay, waa halkii ayeeydeey (AUN) "kabaxay anigu"!

Koolo, hadii uu yiri 2004kii ayaa walidiinteyda rabey iney igu daraan gabadh reer baadiya ah, 2004kii almost 7 years laga joogaa, markaas da'diisu waxey aheyd 25 jir, oogu dar 6 sano iyo jajab, hada marka wuxuu jiraa loox anqaastii dhameestey(31 jir ama sodonka juz oo looxa lagu dhameeyey oo Juz camma laga soo bilaabey mar kale), waxaana filayaa in uuba adiga kaa weynyahay bil xaqiiqa smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Kool_Kat;689874 wrote:
Wyre,
before aan afkeyga (well, faraheyga in this case) kala furin, meeqo sano ayaad jirtaa? Exact age ha'ii sheeginee, ma dhalinta labaatanka horey kasaaran baa dahay mise gadaal, mise sodonmeeyadii baad kortay, mise ku dhex socotaa, mise kasii dagi rabtaa? Hade afartan hadeey sheekadu gaar siisan tahay, waa halkii ayeeydeey (AUN) "kabaxay anigu"!

lol @ KK dee ragga qaar baad u dan leedahay ee maad daandaasiga joojisid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Kool_Kat;689874 wrote:
Wyre,
before aan afkeyga (well, faraheyga in this case) kala furin, meeqo sano ayaad jirtaa? Exact age ha'ii sheeginee, ma dhalinta labaatanka horey kasaaran baa dahay mise gadaal, mise sodonmeeyadii baad kortay, mise ku dhex socotaa, mise kasii dagi rabtaa? Hade afartan hadeey sheekadu gaar siisan tahay, waa halkii ayeeydeey (AUN) "kabaxay anigu"!

KK You crack me up lol

 

@ Wyre inadeer school dhigo ee adoon high school dhameyn ha isku guursan. Reerka guurso weey ku dhahayaan lakiin masuuliyada adeey ku sarantahay. Jaamacad haduu qofka dhiganayo waa la isku wadi karaa guur ama shaqo lakiin intaadan meshaas gaadhin weey adagtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Wyre,

 

War haddaba waad shaqeysataa sidaad noo sheegtay adigoon School-kan baas dhameynine maxaa isku xidhay "School" and Guur(Raaxad Aduunka). Ka xaroo meesha sxb inteysan cirradu foodda iyo dhafoorada kaasoo caddaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wyre;689700 wrote:
after one year of fruitless shaqo, I have decided to go back to waxbarasho, I've only got primary education,

But I wanted inaan shahaado gacan kusameys ah sameeyo:D In order to get Diploma.

 

but the family waxey doonayaan iney ii guuriyaan, And stay in My place of work ee haddeyr,

 

Give me an advice guyz

Get an education sxb. You cant satisfy a somali women with only primary education. Specially if she is better educated then you, she will need a bigger diploma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

You cant satisfy a somali women with only primary education, she will need a bigger diploma.

smileys.gif aawey JB, war ila arag waxa uu Qoraq qorey

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ma inaad marfuucul qalam tahey ayaad diideysaa(waalantahay dhabal qac madaxa ku socda), waliba majruurun aakhiruhu bidhamatin muqadaratin calal yaa'i smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;690102 wrote:
Ma inaad marfuucul qalam tahey ayaad diideysaa(waalantahay dhabal qac madaxa ku socda), waliba majruurun aakhiruhu bidhamatin muqadaratin calal yaa'i
smileys.gif

Nuune, I still dont understand what you mean. Aboow, you should smoke less and chew more again. come back to jaad and murqaam thread. Sheekooyinkagi murqaam nooga sheekee, markaas ayaan is af fahminaa. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/51109-Troll-sheeko-shah-and-jaad-chewing

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qalin Lumay=No qalin

No Qalin=No Cashaar

No Cashaar= No Wax Barasho

No Barasho = saqidnimo

Saqidnimo=No Shaqo

No Shaqo= No Lacaaq

No Lacaag= No Cunto

No Cunto= Caato

Caato =Foolxumo

Foolxumo=No Jacaayl

No Jacaayl=No Aroos

No Aroos = No Caruur

No Caruur= Cidlaa

Cidla= Iskuu Buuq

Isku Booq= Waali

Waali= Dhimashoo

 

Markaa qalinka ha isku tuurin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Didn't I say waa "marfuucul Qalam" ?? ,,, :D

 

Rawaahu dabaraaniyu wasaxxaxahuu tirmithiyu .... Qaalal kisaa'isu innahuu mucancanun laakiinahu qawiyun min Riwaayatin ukhraa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;690114 wrote:
Didn't I say waa "marfuucul Qalam" ?? ,,,
:D

 

Rawaahu dabaraaniyu wasaxxaxahuu tirmithiyu .... Qaalal kisaa'isu innahuu mucancanun laakiinahu qawiyun min Riwaayatin ukhraa

JB, ma quraan baa soo qortay? maad ii duceenisaa? amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this