Sign in to follow this  
Polanyi

This is a beautiful look, man.

Recommended Posts

nuune   

Jin qayilayo oo barjeenaya waaba sexy and romantic smileys.gif

 

Dhowr gabdhood oo jiman ah ayaan is naqaanaa hadaad dooni mid aan kugu soo xiro aad isla geerisheysaanee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   
^ Ismalura, what exactly did you miss in Dugsi Loox, ma ulaha aad soo guri jirtey, ma qada aad cayaalka ka xadi jirtey, ma kabiirnimo aad ahaan jirtey oo cayaalka faraha ka tumi jirtey, ma looxa aad shiil-shiili jirtey, ma qalinka aad afka ka dhuubi jirtey, ma subciska habeenkii oo qofka kuugu dhaw aad quraanjada dharka ugu ridi jirtey and sometimes jiir dhintey, mise habeenkeey cambuulo jirto when ardeyga uu dhameeyo Juz oo saxan loogu talagay 10 qof aad ku cuntaan 3 ardey intii kalena aad u hanjabtaan(habeenkeey jirto canbuulo when one ardey finishes Juz waan ugu soo tala gali jirney and made plans for the night sidii aan dhowr saxan ku faquuqsan laheyn), intuba hadaad miss-gareesey then dugsi loox missed you too

 

smileys.gif

 

Nunnue intaad shegtay cambuulada iyo subaca ayaan u xisay. Most importantly waxaan u xisay cashrka markaan si fiican uga so baxo oo maclinka madax ii salaaxo; See I was a smart kid and macliminta loved me :P

I agree with the rest jinigaad nagaha Nairobi kaga garaceysay baa kugu soo dulay ee waa in aan washamsi kugu akhrinaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune war naga tag... Ciyaalkaan kuwo ciyaal maama eh ee u egyihiin.... anaga waan ka busbadneen kuwaan shaati guluus ku harayna ma xirneen..Mid guluusyada laga goostay oo kilkilaha ka jeexan aad xiran jirtayee..... nuune, dugsi in aan aniga ugu aqli badnaa see la igu kasi jiray makasee? wiilka ugu loox gaaban aan ahaa loool... looxba looxa uu ka weynyahay ayuu ka qoraal badnaa... keega sedex aayad bas aa deeqi jirtay..calaashaan cabirkaasa waa qiyaasnaa nooh....

 

Arsaan kuu xasuusto lee... Adigoo feerahaada u eg reer aaqiraad caaro caaro..lafo lafo, ilko iyo indho lee aheed markaas baa waxaa iska dhigi jirtay kabiirka dugsiga intaad macawiistii awoowgaa noo soo xiritay...

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaas maa caqli eh tuujiye loox kaab aan lahaa aa aniga kan ugu dheer oo ugu balaaran aa hestay waa isku aadi jiray usha aan iskaga dhigi jiray markan aayad gafo mar markoo ne anigoo ka bixin aan tartiib u bixi jiray farta waa weyn aa ka dhigi jiray thuma nadara thuma cabasa waba sara halahaas lee deeqsin jiray, cambulada marki la geeno kii aan ciil u qabo waxan dhihi jiray waa isku aqoonsanay ha cunin ma cunaayi, one day macalinka aa igu xanaagay waa duubtay duudka banaanka waaye, xaasidka xoogiisa dhan oo igu dhuftay anne waa rooraa ina dhahay aa macawista iga dhacday buumo buraale aa igu hartay asagane reer badiyo oo ahaa wuu iso bursaday, muslim ma joogo miyaa oo iga geenay ilaa aan dhaho macalin ul dambe hadad ii n0qdo waa kaa aarsanaa xunuun waaye ma ogidoone seewaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this