Sign in to follow this  
Polanyi

This is a beautiful look, man.

Recommended Posts

nuune   

^ Ismalura, what exactly did you miss in Dugsi Loox, ma ulaha aad soo guri jirtey, ma qada aad cayaalka ka xadi jirtey, ma kabiirnimo aad ahaan jirtey oo cayaalka faraha ka tumi jirtey, ma looxa aad shiil-shiili jirtey, ma qalinka aad afka ka dhuubi jirtey, ma subciska habeenkii oo qofka kuugu dhaw aad quraanjada dharka ugu ridi jirtey and sometimes jiir dhintey, mise habeenkeey cambuulo jirto when ardeyga uu dhameeyo Juz oo saxan loogu talagay 10 qof aad ku cuntaan 3 ardey intii kalena aad u hanjabtaan(habeenkeey jirto canbuulo when one ardey finishes Juz waan ugu soo tala gali jirney and made plans for the night sidii aan dhowr saxan ku faquuqsan laheyn), intuba hadaad miss-gareesey then dugsi loox missed you too smileys.gif

 

Horta Tuujiska, MMA waan uga jeedaa meesha, laakin mid JB aan moodayo inuu yaheyna halkaa geeskuu soo dhaka-taaganyahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
smileys.gif soo awliyo ma ihi, ma sawir baaba la ogol yahay inuu i qabto, kii Tuujiska ahaa eegbal siduu u edeb badanyahay iyo siduu hada noqdeysmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

nuune;689507 wrote:
smileys.gif
soo awliyo ma ihi, ma sawir baaba la ogol yahay inuu i qabto, kii
Tuujiska
ahaa eegbal siduu u edeb badanyahay iyo siduu hada noqdey
smileys.gif

Awliyoy xaal qaata iyo xumeyn:D ma adigan 24/7 365 niikinaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Niikisku murquhuu u fiicanyahay awliyo walaa awliyo la'aan, hadaanse niikin soo halbowlayaaasha iyo lafta-niikaduba i istaagi maayaansmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Adiguna mid afartan miciyood leh baa kugu jira, kolleey qofkii ku arkey unbaa arkey jinkaaga, anigu agtaada mari maayo waxaan ka yaabi in awliyadeyda iyo jinkaagu isku xeyd-xeytaan hadhowna aan bahal qonof ah idinla kacno ood noqotaan lax salaama naqsaneysasmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this