Sign in to follow this  
Taleexi

Dahab Weeyi Gabadhani !!!

Recommended Posts

Taleexi   

Wq. Axmed Ismaaciil Maxamuud

(Axmed Deeq)

Jan. 14, 2011

 

Maan guursan, imanay guursan; ee waanu is guursannay. Ma jecli inaan kaaga warramo sidii ay ku noqotay ooridayda iyo goortii aannu is guursannay, baahi badanna uma qabtid ogaanshahooda. Waayo hadh iyo habeen waxaad aragtaa dad gurigooda la yagleelayo iyo sida ay isku guursanayaan, annaguna dadkaas ayuun baanu ka mid nahay. Haddiise laga tegi waayo waxaannu wada joognaa muddo ku siman sannad. Muddadaa dhib iyo dheefba waxaannu kala mudannay waxay ku yaallaan diiwaanka xusuus qorkayaga. Ka soo gudub, haddii aan iyana wax yar kaaga bidhiiqiyo qaabkii is calmashadayada, horta sida aad sawiran karto laba qof mid uun baa wax caashaqa, ka kalena waa la jeclaadaa. Haddaba aniga ayaa jeclaaday, iyaduna iguma nicin kalgacalka iyo caashaqaas. Bal iyaba waa yaabe, aniga oo jecel, haddana bilowgii si bay iigu ad adkayd, is fahankayagu ma wanaagsanayn; la jooggeeda aad uma jeclaysan jirin, la kulankeedana waaban ka meer meeri jiray.

 

Sheekadoo dhan halkan guji

 

Axmed (Deeq) aragtidayda waa sheeko xariir weliba ta male awaalka ku talax tegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ He meant waan jeclahey gabadha laakin la joogideyda aan ayada la joogo ma aysan jecleyn maadaama uu ahaa aniga qofka ayada jecel uusan xageeda jaceyl aysan ii qabin jaceelkaa owgiis ayaan u ag jogey agteeda aysan jecleyn in aan ag joogo maadaama aysan iyadu i jecleyn walaw aan ahaa aniga qofka iyada jecel haduusan dhankeeda jaceyl ka soo jeedin jaceylkuna uu yahay midka aniga iga yimid uusan dhankeeda jirin wax jaceyl ah laba is jecel ayaana is qaadi karta haduusan jaceyl la wadaaga oolin meesha isla joogid ma dhaceyso jaceylkaana ku dhisan in labada qof ee is jecel ay isla joogaan si ay u xoojiyaan jaceelkooda iyo isla joogidooda,

 

markuu dhahay aan kaga BIDHIIQIYO ayaan joojiyey inaan sii akhriyosmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

nuune;688638 wrote:
^^^ He meant waan
jeclahey
gabadha laakin la joogideyda aan ayada la joogo ma aysan
jecleyn
maadaama uu ahaa aniga qofka ayada
jecel
uusan xageeda
jaceyl
aysan ii qabin
jaceelkaa
owgiis ayaan u ag jogey agteeda aysan
jecleyn
in aan ag joogo maadaama aysan iyadu i
jecleyn
walaw aan ahaa aniga qofka iyada
jecel
haduusan dhankeeda
jaceyl
ka soo jeedin
jaceylkuna
uu yahay midka aniga iga yimid uusan dhankeeda jirin wax
jaceyl
ah laba is
jecel
ayaana is qaadi karta haduusan
jaceyl
la wadaaga oolin meesha isla joogid ma dhaceyso
jaceylkaana
ku dhisan in labada qof ee is
jecel
ay isla joogaan si ay u xoojiyaan
jaceelkooda
iyo isla joogidooda,

 

markuu dhahay aan kaga
BIDHIIQIYO
ayaan joojiyey inaan sii akhriyo
smileys.gif

Xabiibi, maa fahamtu wala shey:D

kii horaaba la ii qaatay, meeshiba jaceyl baad ka buuxisay, illaa aad i nacsiisay erayga jaceyl:p

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

@ Taleexi horta wadaadka intaad noo soo dhajiso markaan wax kaa weydiino maxaadan ugu jawaban? Where is that book ood ku shegysay in uu qoray?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogayeey ar meeshu ma subac soon baa ka jira ii baneeya jalaad talaato haduu yahay waan aqanaye, rabi yasir walaa tu casir coonakaa yaa rabi yaa ilaahey yaa alaahuu, hah aamiiinn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this