Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

Puntland Kalsoonidi kala laabatay TFG

Recommended Posts

Somalina   

Go’aankaan deg deg ah ee kasoo baxay Wasiirada Puntland ayaa yimid saacado kadib markii Shir ka dhici lahaa Jabuuti oo Dawladda Puntland lagu casumay uu ishor istaagay Madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Shariif,waxaana shirkaas Puntland uga qaybgali lahaa Madaxweyne Dr.Faroole iyadoo ay soo qaban qaabisay Hay’ada UNPOS.

Interesting. Sharif v Farole match miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

when did Puntland had trust in the TFG? it used the TFG for own purposes and contracts. But never had trust in it.

 

Why else would it divide Galkacyo and Mudug, if they trust Somali's.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

puhtland magaca kore mooyee wax cilaaqaad iyo kalsooni ah ma dhex marin tfg, sidii loo fulin waayay qodobadii ay dalbatay kii ugu mihiinsanaa oo ahaa wasiirkii dhoofa waa in mid puntland ka socda la raaciyo,,,,,,kalsooni

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;688036 wrote:
LOL! what happened to somaliweyn

Somaliweyn was an idea. And that idea died the day we have accepted NFD to be Kenya and Somali Galbeed to be Ethiopia and Somalia to be

consisting only of the former Italian and British Somalilands.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Siyaasiyiinta iyo waxfaradka Gobolada Puntland oo falaanqeeyay go;aankaa ayaa ku tilmaamay mid geesinimaa waxaana ay canbaarayn ujeediyeen shariif oo ka soo horjeeda hormarka Puntland.

 

Waxaa ay intaa ku dareen in Madaxwayne Shariif bilihii udanbeeyay xooga saaray sidii uga soo horjeesanlahaa taageerada beeshaca caalamka uhayso Dawlada Puntland iyo hormarka baaxada wayn ee ay ku tilaabsatay Puntland.

 

Golaha xukuumada Puntland ayaa fadhigoodi shalay waxaa ay ku falaanqeeyeen talaabooyinka guracan ee uu qaadanayo Shariif waxaana ay intaa ku dareen in wixii haatan ka danbeeya Puntland ayaaheeda katashanayso.

 

Hogaanka sare ee Dawlada Puntland oo kaashanaya shacabka ayaa bilihii udanbeeyay ku talaabsaday hormar baaxadwayn iyo indhaha beesha caalamka oo ku soo jeestay mandiqada Puntland waxaana la tilmaamay in arinkaa ay ka caraysiiyay Hogaamiye Shariif.

 

Ali Ahmed Abdi

 

 

geella noo kala sooca sidanu si ma'ahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xildhibaano ka tirsan barlamanka oo cambaareeyay go’aankii Puntland

 

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya kana soo jeeda Maamul goboleedka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aankii shalay golaha wasiirada Maamul Puntland ay ku sheegeen inay ku jareen xiriirka kala dhaxeeyay dowladda KMG Soomaailya.

 

Kadib markii shalay Maamulka goboleedka Puntland ay si cad shaaca ugu qaadeen in ay gud ahaamba xiriirkii u jareen wada shaqayntii kala dhaxeysay dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa arintaasi wax laga xumaado ku tilmaamay Mudanyaal ka tirsan barlamanka KMG gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Maamulka Puntland.

 

Xildhibaan C/laahi Macalin Cali (Kismaayo) oo ka mid ah Mudanayaasha barlamanka KMG ee kasoo jeeda Maamulka Puntland oo warbaahinta kula hadlay Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, isaga oo ay hareero taagnaayeen Mudanayaal kale oo ka mid ah barlamanka ayaa waxaa uu sheegay in ay nasiib daro tahay hadalka kasoo yeeray Maamulka Puntland, wuxuuna ugu baaqay shacabka reer Puntland in ay arintaasi gaashaanka u daruuraan.

 

Shalay ayay aheeyd markii wasiirka qorshaynta ee Maamul goboleedka Puntland Dr. Daa’uud Cumar uu shaaca ka qaaday in Maamulka Puntland guud ahaanba ay kalaabteen waada shaqayntii kala dhaxaysay dowladda Federaalka KMG Soomaaliya, isagoo beesha Caalamka ugu baaqay inaysan aqoonsan dowladda KMG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

NGONGE;688239 wrote:
So PL didn't leave the house altogether (like SL), it's just sleeping in the living room!
:D

So are they asking for a divorce yet? Or this is just a temp separation? Who will pay the child support tolow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Binti is not allowed to diforce, because she gets angry and jelous all the time. Is she had the power to divorce, she would ask for divorce constantly when she gets agnry. Only the men is allowed to divorce and that aint gonna happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this