Sign in to follow this  
Shankaroon

Salaam! Am new =)

Recommended Posts

Shankaroon;688012 wrote:
loool haa soo dhawaan miyaa tiri..waaxaada waaba dagaal ma igu bilaawday already?

 

maxaad ka soo dhowaan deee ,,, siiba durug hadaad rabto ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Jacaylbaro;687578 wrote:
ha soo dhowaanin ,,,
:D

funny_welcome.jpg

 

 

Hey I'm jokin, bacause.....

 

Shankaroon haweenkaay

shib waxaan idhaahdaba

miyaan kugu shukriyayaa

shirkaan kaa amaanaa

sheeda kaa tilmaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Shankaroon;688012 wrote:
loool haa soo dhawaan miyaa tiri..waaxaada waaba dagaal ma igu bilaawday already?

Haddiiba hasoo dhowaan kaliya uu kugu yiri, uusan ku gacma gacmeyn maad iska dulqaadatid:D

saa ninkan baan kuu aqaane waxyaabo kabadan baa ka suuro gal ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this