Sign in to follow this  
Shankaroon

Salaam! Am new =)

Recommended Posts

Hey guys am new to this site i was lookin through google and was searchin for some somali gabays and whoa i saw myself fallin into this site:p...it seems interestin site anyways wlc me nooh:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waawareey!!! Libaaxna goormuu welcome committee-ga ka qeyb galay? Hmmmmm!

 

Shankaroon, I would be very afraid if I were you, Libaax just doesn't welcome anyone on these boards...Garbaha, geesaha, gadaashaa, hortaa, hoostaa, iyo korkaaba is ilaali...;) Welcome nooh...

 

I hope JB isn't mistaken this Shankaroon for his shankaroon, you know mida duushay! :P

 

Ps, like the nick btw!!!!!!!!!! Ha'is martiyeen hee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

War maxaa waaye dadkaan oo maalinkaste jidadka is balaqaayaan oo le "wlc me" like in ee shiinees restaurant see galeen camal...

 

Shankaroon wlc hadii aad bajaq beezaaniyad ah tahay hadii aadan aheena, walaalee adoo rali ah leerta iyo xagaaga na iskugu keen dar adoo rali eh...

 

 

LST, goormaad adi dad soo dhawey jirtay? shaqada waa lakala lee yahay cabdoo ee ha qaldamin..Soo dhaweynta waxaa lej JB, dhaq dhaqda iyo baashaalinta waxaa leh nuune iyo asxaabatul garbaduub, adiga shaqadaadu waa "ruqseynta" adiga iyo rufiyaanadaada modska eh ......ofsideka dhaaf cabdoo!!!

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Soo dhowow Shankaroon, adaaba nasiib leh haddaan lagu weydiin su'aalo aniga horey la ii weydiiyay, oo iska soo dhowow sheekadu tahay:D

 

Dad baa dhiman iney kusoo dhoweeyaan, Like Sayidka, Wuxuu ku oran (what is your take on Qardho vs Burco? - before i welcome you! )

Kamaavi, wuxuu ku oran (Naa taasey kolayba dhal islaam baad tahaye iska soo dhawoow):D

Nuune isaga canjeero itoobiyaan buu cunaa, wax buu kaa siini

JB isaga wuuba kusoo dhoweyay:D

Somalina was the first one to welcome, iyadu hadduu magacaaga sidaa u dheereyn wey dulqaadani anti-woman na aadan eheyn:D

Dadbaa jira sida showqi oo kale ah dadka cusub isbarmuutuu ka dherjiyaa (if you don't knoe isbarmuuto, albaabkuu kaa xiran):D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rabi yasir walaa tucasir coonakaa yaa rabi yaa ilaheey yaa alaahuu... Waryada dadkiinaan waa weyn like tujiya nd kulmiye maxaad ku hadloysiin (anaa hoogay oo ka ooyay anaa ciil aqal la sexday ninkii ashahadanaayo gabarta sifcn usoo dhaweyna n0oh) hadad maya dhahdiina u kno guyz bada hadad tagtaan biyo aa niila cabsiinaa!! Anyway aniga xita am n0vidade halee sacab tumo waraabow na waan qabaa ogaada yaa ley soo fara gishan.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this