Sign in to follow this  
BOB

German Gets 4 Years For Making Porn in Somalia.

Recommended Posts

Tuujiye   

BoB, I have seen videos oo lagu sameeyay in England.. Gabdho Somali ah iyo niman madoow iyo cadaan ah... I seen videos made in Canada and in the states, so saaxiib waxaan waxyaalaha keenaya waa wadan la'aanta iyo doolad la'aanta na heysata...

 

Qurbaha joogisteeda iyo qaran la'aanta, wax yaalo badan ayaan ugaga faa iidnay wax yaalo kalena waan ku qasaarnay. Ilaahey dooladeena hanoo hagaajiyo.

 

sxb aniga waxaan aqaan rag Somali ah oo ku laabtay Hargeysa oo soo duubay waxaan oo kale walaahi.... waa waxa hada zaa'idka u socda.. Dhalinyarada aada Africa dhan ayaa waxaan hada sameeya specially kuwa jooga Canada iyo stateska....

 

 

Ninyaaban, Somali Mallka ayaa ka helee cajaladaas wax cusub ma aha....

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LG, Adiga dagaal uun baad ku jiri ilaa qiyaamaha ?? :D

 

Look at you now ,,,,, U started with Ismalura, then Siilaanyo, then Me ,,, then ...... then ...... I wish inaan ku guursan lahaa berigaan yaraa. Maanta baleedho iyo daasado ayaynu isla dhici lahayn subax walba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

sXBAyaal salaamullah marka hore, marka xigta aniga waxey ila tahay, just close this thread, sababtoo ah wixi dhaceen wey dhaceen, waxa soo socda un ka fikira, Haddii saan aad kusii waddaanna, waxey ila tahay ninkaa sanad looguma daraayo sanadna lagama dhimaayo adinkaase 24hrs isku xanaaqaayo, murmaayo akhiiranna is cayn. Marka just stop it here guyz.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this