Sign in to follow this  
Taleexi

What Do Somali Men Want?

Recommended Posts

Taleexi   

Bisinka labada qofba waa laga rabaa.... balse isla shaqayn waa lama huraan haddaan rabno inaan horumar ka samayno aafadan inagu habsatay..... Bob: Saaxiib wax iskula har.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

bob- doob ma ahi adeer lakiin waxa la iska raba raashin iyo caano maahan waa jacayl. jacaylna waa gogol xalaala oo nadiifa

sow maadan maqal in markay dumarku andacoonayaan yiraahdaan ma gurigii aabahay baan waxaan cuno ka waayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Bob malika warka ey qortay sifiican u aqri...more than the eye meets waaye

 

what i said was actually what the reasonable Me would say, that mode off

 

haduu waxkarin yaqaano ma shahaado sharaf baan siiyaa, isaga bey ufiicantahay.

 

ps: just ate an assortment of cakes and pastries:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Taleexi;687309 wrote:
Bob: Saaxiib wax iskula har.

 

Illeyn ninyahow Af Soomaaliga ma taqaanid...waad is caariftay waana kugu daadatay.

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Markaad ereyada hoos ku xardhan qortay baan ku hamiyey inay ku qurux badnaan lahayd adigoo yare miisaama oo u muuqan too much negative while still maintaining the messages' intent thus, I said wax iskula har in a nice way if you know what I mean. As far as my Somali deficiency is concerned, I'm a good student who is open to new ideas and enjoys the beauty of life because I learn something new every day ee bal ii bidhaami meeshii aan shadka iyo medka ka tegay.

 

BOB;687288 wrote:
Juxa,

 

 

Adigaaba kasii daray...banooniga daji oo play it on the ground...aaah you need to visit your neighbours more at the Emirates...
:P

 

 

Koleey nin walba isagaa yaqaan siduu uga dabaalanayo...mugoo aniga waan is dabari karaa...agteydana qeylo iney kasoo yeerto waa habeenkii xalay ahaa oo tagay...
:D

 

 

Juxa...saaxiibadaa u sheeg inay bartaan sida wax loo kariyo...Yurub waxaan ugu imi marwo lasoo taagan sida wax loo kariyo ma aqaan oo aan hadana xishooneyn.:mad:

 

Raashin ma aha waxa guryaha qaarkood laga kariyo oo unhealthy...wax wada saliid miiran sida inaad makiinada saliida joogto ayaa hortaada lasoo dhigayaa...I hate Lidle...kuwaa waxee gadaan waa disgusting...caloosha waxa Faarax kasoo riday waa qashinka guriga looga xaaqo ee maskiinka wadnaha intuusan istaagin ka daaya ilaah baan idinku dhaariyaye.
:D

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Come on...you're better than that...how can you miss the obvious sarcasm in my comment above?:o

 

 

Anyway Thanks for the advice...wax waan iskula hari doonaa Insha Allah.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

greedy so and so, hadii aad baahantahay there is the kitchen but you will need to earn £££ to buy the grocery with

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Dumaroow iska qosla … Ragoow ila ooya !!!kkkk

Waxaa bari jirtay naaga garoob ah oo iska dhaqan , waxayna lahayd xoolo badan ariba ha u badnaadee …….. waxay naagtaasi noloshaasi ku noolaataba waxaa ogooday oo ka war helay xaaladda ay ku nooshahay nin aanan hanti lahayn ……. wuxuuna aad u damcay naagtaan iyo xoolahaan markaas ayuu ku fikiray in uu xoolahaas caanohooda iska cabo hilibkoodana iska cuno , laakiin naagtu way xoolo jecleyd ……… ninkaasi wuxuu u yimid naagtii oo shukaansi ku bilaabay…… shukaansi dheer oo dhex maray ninkii iyo naagtii ayeey ku heshiiyeen ineeeey is aroosaan laakiin waxay isku xireen shuruudo.

Ninka oo aad damacweeyn oo dhinac xoolaha ah uu ku jiro ayaa yiri anigu waxaan leeyahay hal ceeb ee ha ii qaban :……… “waxaan qabaa ismood dhaaf oo waxbaa niyadeeyda ku soo dhacaya isla markiina waxaan ku kacayaa fulintooda “.

Naagttii ayaa iyana tiri” taasi dhib malaha ee anigana mararka qaarkood waa laleelmoodaa ee adna taas ogoow” .

Sidii ayeey ku heshiiyeen wayna isguursadeen ….. markii ayaamo la isqabay oo ninkii uu oodkacii lasiin jiray iyo waxyaabihii kaleba ay dhamaadeen ayuu wuxuu ku fikiray inuu qorshihiisii uu bilaabo oo maalin waliba uu neef qasho ama uu sameeyo sababtii lagu qali laha , wuxuuna ogaaday in naagataan ay aad u xoolo jeceshahay oo aysan u baxaynin codsiyadiisa markaas ayuu inta booday ridii ay ugu jeclayd ariga bireeys ugu dhaqaaqay ……. markaas ayaa waxaa soo booday naagtii garoobta ahayd oo aan dhag laqabto lahayn ……. markaas ayeey tiri” war maxaa rida u gawracday ….”

Markaasuu ku jawaabay soo taan horay kuugu sheegey inaan qabo ismood dhaaf ,

markaas ayeey ku tiri waa runtaa ee orod iska nasoo anna waxaan soo karinayaa hilibkeeda(rida ).

Marka uu falkaas uu ku dhaqaaqayey waxay ahayd galab casir ah …. kadibna wuu baxayoo wuxuu aaday aqalka ardaagiisa wuuna isduuduubay (is hurdeeysiiyey ) si hadhowti loogu kiciye markuu bislaado hilibku.

Naagtii hilibkii markeey bisleeysay ayeey kasoo buuxisay baaf kadibna ula soo dhaqaajisay dhinaca ninkii .

Ninkii isaga ahaa oo go ku duuduuban ayaa halmar wuxuu ka war helay balaayo karkareeysa oo dusha looga shubay …. intuu cirkaas u booday ayuu ku yiri “naa maxaa nuugu daadisay fuudka iyoh hilibka karkaraaya” markaaseey ku tiri soo taan kuu sheey*** inaan laleelmo qabo !!! ………………. markasuu isagoo habaartamaya meesha ka cararay

http://adensom.wordpress.com/2007/06/20/dumaroow-iska-qosla-ragoow-ila-ooya-kkkk/

 

Isticmaalka ereyga "naag" mas'uul kama ahi, mana jecli, laakiin sheekada ayaa iga qosolsiisey...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this